Sign in to follow this  
Dr_Osman

Farole Jets Off To Nairobi And Addis Ababa. The Battle For Jubboyinka Begins

Recommended Posts

Dr_Osman   

War Deg Deg: Madaxweynaha Dowladda Puntland C/raxmaan Faroole oo maanta Nairobi u duulay

 

War naga soo gaaray Madaxtooyada Puntland ayaa sheegaya in Madaxweyne Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole uu saaka u duulay magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

 

Safarka madaxweynaha ayaa lala xiriira dadaal uu rabo inuu kula kulmo wakiilada beesha caalamka, iyadoo mudadaan ay jireen is maandhaaf siyaasadeed waddanka Soomaaliya, gaar ahaan arimaha Federaalka, maamul goboleedyada gaar ahaan maamulka dhowaan ay doorteen shacabka Jubaland, iyo dowlada Federaalka oo lagu eedeeyey inay si aan sharciga waafaqsanayn ay dastuurka wax uga bedeshay.

 

Madaxweyne Faroole ayaa la sheegay in uu booqashadiisa Kenya uu uga sii gudbi doona magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

 

Warkii oo faahfaahsan dhowaan fisha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I support the formation of the state of Jubaland, but this shuttling to foreign countries doesn't sit well with me. I know that the SFG is obstinate and seem obsessed in their opposition but I'd rather Somalis find a way to figure things out between themselves no matter how long it takes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ me and you most of the time agree, but when you post something that its sources needs questions, you insist it being the correct source like that breaking news you said was from government website, try Radiomuqdisho.net which is a government site, not what Baddal writes who is like the Dahir Alasow of Villa Somalia, this guy runs virtual government at Villa Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune Somalis cant agree on anything i believe in this its a fact

 

Somalia and Somaliland cant agree on their future relationship

Somaliland and the garowe clan enclave cant agree border conflict

Somaliland government and khatumites cant agree

Somalis in the Somali galbeed region cant agree on one approach to get rid of the xabashis

Alshabaab and xassan sheikh cant agree

Somali government and the Jubbaland admin cant agree

Ahmed madoobe and barre hiiraale cant agree who is the President

Puntland and and Galmudug cant agree in galkacyo.

Xiinfaniin and Gabbal cant agree on who is the president of Jubbaland

 

 

So i stand correct Somalis cant agree

 

Me and you dont agree all the time although Sometimes we understand each other but that doesn't mean we agree. For instance you believe oromos have a right to stay in Somaliland i disagree i believe oromos belong in addis ababa and adama and Wollo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Oromos are people, human being, in your case, they are animals, that is the sad fact, and this is not about disagreement or agreement, ti is about protecting humanity, you don't belong to this world, sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Anigu ma human rights organization baan ahay, ormos wadan bay leeyihin called itoobiya wadankooda ha ku eekadan maan odhan inay xoolo yihin laakin dal bay leeyihin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

if you are denying their existance then you called them in fact xayawaaniin, if they seek shelter in Somaliland why would you threaten them, you wouldn't like your cousins being threatened in Addis or in Nazreth.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faroole must show that president Hassan's understanding of his mandate is out of line, his obsession with Jubbaland is bordering madness and if he does not change course , his presidency will be derailed.

 

Somalia does not need Hassan Sheekh childish politics

Share this post


Link to post
Share on other sites

Classified dee faroole reerkisa may degaan meelahaas maxa battle keeney. Meesha battleke looga bahanyahay wa hoggoga HAG oo ciidamadoodi diyaariiyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Deg Deg ah oo Faahfaahsan– Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne Xasan Sheikh oo ku kulmay Garoonka Diyaaradaha kuna kala boodey halkaas, iyo Madaxweye Faroole oo la kulmey Beesha Caalamka iyo…

 

Nairobi– Arbaco, 29 May, 2013–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka ayaa maanta kulan gaaban ku yeshey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi oo labada Masuul kasoo degeen xili ay ka kala yimaadeen Garowe iyo Muqdisho.

 

Kulanka oo ahaa mid albaabadu u xiran yihiin ayaa Warbaahinta Puntlandi waxay si hoose u heleen waxyaabihii laga wadahadalya oo anloo xaqiijiyey in lagu kala kacay lana isku afgaran waayey.

 

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa Madaxwyne Faroole ka codsadey inuu afar cisho ka warsugo uuna ku xalinayo eedeymaha Puntland usoo jeedisey Dowlada Federaalka isla markaasna Dowlada federaalku wax ka badali doonto mowqifkeeda Jubooyinka balse arintaas Madaxweyne Faroole wuxuu ku tilmaamey mid uusan aqbali karin,Waxaana lagu kala tagey iyadoon wax go’aan ah la isla qaadan.

 

Madaxweyne Faroole wuxuu galabta kulamo kala gadisan la qaatey Safiirada Maraykanka iyo Ingiriiska e Nairobi fadhiya, wuxuu kaloo la kulmey saraakiisha Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya ee Kenya jooga.

 

Sida aan Xogta ku helney Jamcaha wuxuu Madaxweyne faroole la kulmi doonaa Madaxweynaha Kenya Waxayna kawada hadlayaan Arimaha Soomaaliya.

 

Kulamadaas ka dib Madaxweyne Faroole wuxuu uduuli doonaa Adis ababa oo uu kula kulmi Doono Madaxda ugu sareysa Itoobiya waxaana Dabcan laga wada hadlayaa Arimaha Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this