Sign in to follow this  
Daqane

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH: “Dowladdu waxay gogol u fidin doontaa dadka ku nool Gobollada Jubbooyinka”

Recommended Posts

Daqane   

May 28, 2013

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH: “Dowladdu waxay gogol u fidin doontaa dadka ku nool Gobollada Jubbooyinka”

 

Dayniile%20Diini%2028.05.2013IMG_0301%20

 

 

Talaado, May 28, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maant dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay gogol u fidin doonto dadka ku nool gobollada Jubbooyinka si ay u sameystaan maamul ay iyagu raalli ka yihiin.

 

Xasan Sheekh oo shir jaraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha ayaa xusay in dowladda Soomaaliya aysan diidanayn in maamullo la sameysto, balse ay tahay in maamul walba oo la sameynayo ay dowladdu hormuud u noqoto.

 

“Dowladda Soomaaliya waxay diyaar u tahay inay gogol u fidiso dadka ku nool gobollada Jubbooyinka si ay u sameystaan maamul ay iyagu leeyihiin oo ay raalli isaga yihiin” ayuu madaxweynuhu ku sheegay shirkiis jaraa’id, isgaoo xusay in dowladdu ay ka hortagayso wax dagaallo ah oo ka dhaca gobolladaas.

 

Sidoo kale, madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu sheegay in dowladdu ay raalli ka tahay wax walba oo ay doonayaan dadka ku nool gobollada Jubbooyinka, isagoo intaas ku daray in dowladdu ay wanaag la doonayso dadka ku nool Jubbooyinka.

 

“Ma jirto cid dibadda la dhigayo, dadka Jubbooyinka oo dhan ayaa shirka loo qabanayaa. Talada waxaa iska leh dadka deegaannadaas ku nool doorka ay dowladdu qaadanaysana waa mid saacidaad ku siman,” ayuu hadalkiisa ku daray.

 

Dhanka kale, madaxweynuhu wuxuu sheegay in xalka uu ku jiro Soomaalida dhexeeda loona baahan yahay in khilaaf walba oo jira lagu dhameeyo si ay ku jirto Soomaalinimo, fursadna mar dambena aan fusad la siin Al-shabaab iyo kuwa nabadda kasoo horojeeda.

 

“Xal Soomaalida dhexdeeda laga waayay cid shisheeye ah ma keeni karto, waana in maanka lagu hayo inuu dhammaaday xilligii kala aamin baxa, is-xag-xagashada iyo in dibadda laga fiiriyo awoodda, wax walbana wuxuu dhexyaallaa Soomaaliya,” ayuu hadalkiisa ku daray.

 

Ugu dambeyn, madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu dadka ku nool gobollada Jubbooyinka ku waaninayo in dowladdu ay la jeceshay wanaag iyo deggenaasho. Mana jiraan wax ay dibadda uga keenayso oo ay halkaas geynayso, balse fusadda waxaa iska leh dadka gobolladaas ku nool.

 

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid tahay wasiiradda arrimaha dibadda Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa kasoo laabtay safar ay ku tageen dalka Itoobiya oo ay kaga qaybgaleen shirkii ururka Midowga Afrika.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Good message, but a little bit late. Will take ages to recover the lost political capital and trust. Clearly President Hassan will make another big mistake if he tries to sidestep those who have the guns in Kismayo. Just a reality that he has to live with. But good and encouraging approach from the President.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

Those who trusted the SFG did so from day one, those that wanted to steal a march under the tutelage of the kenyans and puntland for differing reasons have failed, the goverments responsibility is to appoint a competent and representative interim administration, as well as increasing the number of troops in jubbada hoose directly taking orders from the capital, as for those with guns, stop making a scarecrow into a battleship saxiib, this is the same RKB that was routed countless times, by literally every one until they got the chance to play cannon fodder for kenyan armour on the way to kismayu, the only way that the situation could fail is if one of the ambiguous trigger happy SNA/militia precipitates a bloody confrontation in the tense city.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where xagee gogosha loogu fidinayaa? Don't tell me Xamar, why should the people of Kismayo need to go to Xamartan xooga lagu heesto oo xataa MPs-ki hadli la'ayihiin dadkana hadhow freedom laheyn siday rabaanna wax usheegi karin buu rabaa inuu Goofafka intuu gaysto wuxuu rabo kasameesto. Faisal Ali Waraabaa horay usheegay :D

 

Balse taas waxaa kahoraysa, dadka Jubboyinka iyagu wax badan ma dhaxyaaliina iyago dhiiga Xamar looga daadiyay iyo Guryahooda xooga lagu haysto kahadal taas ayaa wax kasta kaweeyn Somali nabadeeda iyo is aaminadeedaba kuxirantahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

You and the theft your kinsfolk were attempting to complete are the real failures, please tell uncle faroole no need for hard copy of the constitution, bahasha IPAD aya lagu akhrista maalmahan ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daqane, perhaps the only option you have is to over consume the proverbial 'digir' then inaad ku dhuustid Kismayo :D, good LIqaye

 

Adeer Siyaada baro, your hatred against my kinfolk is a twenty two year saga and it got you no where

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

xiinfaniin;955947 wrote:
Daqane, perhaps the only option you have is to over consume the proverbial 'digir' then inaad ku dhuustid Kismayo
:D
, good LIqaye

 

Adeer Siyaada baro, your hatred against my kinfolk is a twenty two year saga and it got you no where

Hahaha Af nooli waa hadlaa Eeyna waa ciyaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^the question still remains though what can you do to Kismayo other than hate it and its people

 

The failure is still there , and its Hassan's . Faroole is comfortable , and he had a wining streak for the last 2 years on Somali politics

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Mark my word fellas Hassan’s invitation as it stands now is akin to a trivial solution to a linear equation.

 

At issue is whether the process that created JL state is in line with the Federal Constitution. Government’s view is the process that established JL is not in conformance with the constitution. JL thinks they are in compliant with the draft per verbatim.

 

Both agree the dispute over the creation of the federal member state of JL is a constitutional in nature.

 

There are two different drafts floating around according to Faroole :)

That being the case the 64k question is what has Hassan’s government done so far about this particular issue. Has it considered looking into the root cause of all of this and perhaps put its energy in clarifying the serious constitutional question. Has it tabled a request to Parliament to conduct a thorough investigation to the serious accusation that the constitution has been tampered with?

 

By all indications this nascent government operates drive-by policy renditions. It is reminiscent of Anna irri. Guulwade crowd or the green dogs as Nurradin Farah called them in 70s are in mood to burst in mashxarad when their clan leader takes a move even if he contradicts himself they keep on singing kumbaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

siyaasada xagaa iga dhiga aniga runtii sawirkan nidaam iyo isbadal weyn ayaa ka muuqda oo is dhexyaacii hore ayaa meesha ka baxday,,waagii hore wasiirada iyo xildhibaano iyo saraakiil ayaa ka dhexmuuqan jiray sawirada iyagoo is jiiraya si sawirka uga muuqdaan....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

Baashi;955969 wrote:
Mark my word fellas Hassan’s invitation as it stands now is akin to a trivial solution to a linear equation.

 

At issue is whether the process that created JL state is in line with the Federal Constitution. Government’s view is the process that established JL is not in conformance with the constitution. JL thinks they are in compliant with the draft per verbatim.

 

Both agree the dispute over the creation of the federal member state of JL is a constitutional in nature.

 

There are two different drafts floating around according to Faroole
:)

That being the case the 64k question is what has Hassan’s government done so far about this particular issue. Has it considered looking into the root cause of all of this and perhaps put its energy in clarifying the serious constitutional question. Has it tabled a request to Parliament to conduct a thorough investigation to the serious accusation that the constitution has been tampered with?

 

By all indications this nascent government operates drive-by policy renditions.
It is reminiscent of
Anna irri
.
Guulwade
crowd or the green dogs as Nurradin Farah called them in 70s are in mood to burst in
mashxarad
when their clan leader takes a move even if he contradicts himself they keep on singing kumbaya.

oh the irony....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Daqane awoowe you are in Hassan's campaign office payroll :) I will tolerate your partisan support for the man lest you got an uplift for the work you are doing. Barvo :) Awoowe ii cun :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

Do not worry baashi soon enough you will get a chance to visit a safe secure and prosperous kismayu, how long has it been?

 

P.s the RKB are not going to be in kismayu much longer, lets see what my payroll :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this