Sign in to follow this  
MoonLight1

Gudoomiye Tigey enjoying himself.

Recommended Posts

Gaalkacyo (Pi):- Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusf Jaamac Tigey ayaa Booqasho ku tagay Deegaanka beeraha caanka ku ah ee Roox.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug maxamed ayaa booqashadiisa deegaan beereedka Mudug waxa ay kuslaaysnayd dhiira galinta dadka beeraha kuleh deegaankaas kuwaas oo uu ku amaanay hasha ay ka hayaan Gobolka.

” waxaan dhiro galinayaa dadka beeralaydaa waxaan amaan usoo jeedinayaa haatan dadka iyagu arinkaas ku dhiiraday waana arin kudayasho wanaagsan mudan markastana dadka mudug aan talo kusiinayno inay Gobolkooda hormariyaan” sidaas waxaa yiri Gudoomiyaha Gobolka Mudug.

Gudoomiye Maxamed Yuusuf ayaa Dhamaan Bulshada Gobolka ugu baaqay inay ka faa’iidaystaan khayraadka dalka eebe kumanaystay isagoona sheegay in Gobolka Mudug uu hodan ku yahay Beeraha iyo wax soosaarka dabiiciga ah.

Booqashada Masuulka ugu sareeya Gobolka Mudug ayaa ah mid dhiiro galin wanaagsan unoqonaysa dadka beeraha kuleh Deegaanka Roox ee Gobolka Mudug.

 

DSC05816.jpg

DSC05861.jpg

DSC05880.jpg

DSC059771.jpg

DSC05919.jpg

DSC060371.jpg

DSC05930.jpg

DSC05866.jpg

DSC060011.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this