Sign in to follow this  
malistar2012

Col Bare Aadan Shire ” Bare Hiiraale takes over security for the FG delegation

Recommended Posts

Kismaayo (AGGM) Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Jubbaland Col Bare Aadan Shire ” Bare Hiiraale ” ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeeray ciidamada dawladda kiiniya kaasi oo ku aadanaa inaysan amaanka xildhibaanada ,wasiiradda iyo xubnaha kale ee ka socda dawlada kmg ah ee soomaaliya aysan ka masuul ahayn.

Madaxweynaha Jubbaland Col Bare Aadan Shire ” Hiiraale ” oo arrintaasi ka jawaabay ayaa sheegey in weftiga dawlada soomaaliya yihiin muwaadiniin soomaaliyeed isla markaasna aysan ciidamada dawlada kiiniya ugu hanjabi karin inaysan amaankooda masuul ka noqon karin,waxaana uu sheegey in hadii weftiga dawladu u baahan yihiin in amaankooda la sugo uu isagu qaadayo inuu amaankooda sugo.

Sidoo kale waxaa uu sheegey in markii ciidamada dawlada kiiniya ay arrintaasi soo gaarsiiyeen weftiga dawladda soomaaliya uu ciidamo u direy huteelkii ay joogeen isla markaasna uu amaankooda la wareegey,waxaana uu *****lka ka qaadey in markii ciidamada dawlada kiiniya ******** in amaankooda ay la wareegeen ciidamada Jubbaland oo isaga ka amar qaataa ay raali gelin ka bixiyeen isla markaasna ay sheegeen in khalad dhacay ayna weftiga dawlada ka raali galinayaan.

Col Bare Aadan Shire ayaa sheegey hadda ciidamada kiiniya dib ula wareegeen amaanka weftiga dawlada isla markaasna uu ciidamadii ilaalada uu ahaa uu u direy saldhigyadooda,waxaana uu sheegey inaysan xubnahani yihiin muwaadiinin soomaaliiyeed oo xaq u leh in amaankooda la sugo isla markaasna waxaa uu xusay inay markasta diyaar u yihiin inay amaankooda sugaan hadii ay dareemaan amaan darro.

Dhinaca kale Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ah mudane ka tirsan baarlamaanka soomaaliya kuna sugan magaalada kismaayo ayaa aarrintaasi ka hadlay,waxaana uu eedeyn u jeediyey dawlada kiiniya,waxaa kale oo uu ku eedeyey inaysan ciidamada kiiniya nabad ilaalin u joogin dalka soomaaliya,waxaana uu carabka ku dhuftey inay diyaarinayaan dhawaan mooshin ka dhan ah ciidamada kiiniya ee magaalada kismaayo jooga.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Jubbaland Col Bare Aadan Shire ayaa si adag uga hadlay talaabada ciidamada kiiniya qaadeen,waxaana uu sheegey inay ku tunteen sharcigii u degaanaa ciidamada nabad ilaalinta ah ee ku sugan gudaha dalka soomaaliya,waxaana uu sheegey inaysan kismaayo nabad ilaalin u joogin ciidamadaasi.

Saleebaan Guuleed Warsameayaa sheegey hadda ciidamada kiiniya dib ula wareegeen amaanka weftiga dawlada isla markaasna uu ciidamadii ilaalada uu ahaa uu u direy saldhigyadooda,waxaana uu sheegey inaysan xubnahani yihiin muwaadiinin soomaaliiyeed oo xaq u leh in amaankooda la sugo isla markaasna waxaa uu xusay inay markasta diyaar u yihiin inay amaankooda sugaan hadii ay dareemaan amaan darro.

Dhinaca kale Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ah mudane ka tirsan baarlamaanka soomaaliya kuna sugan magaalada kismaayo ayaa aarrintaasi ka hadlay,waxaana uu eedeyn u jeediyey dawlada kiiniya,waxaa kale oo uu ku eedeyey inaysan ciidamada kiiniya nabad ilaalin u joogin dalka soomaaliya,waxaana uu carabka ku dhuftey inay diyaarinayaan dhawaan mooshin ka dhan ah ciidamada kiiniya ee magaalada kismaayo jooga.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Jubbaland Col Bare Aadan Shire ayaa si adag uga hadlay talaabada ciidamada kiiniya qaadeen,waxaana uu sheegey inay ku tunteen sharcigii u degaanaa ciidamada nabad ilaalinta ah ee ku sugan gudaha dalka soomaaliya,waxaana uu sheegey inaysan kismaayo nabad ilaalin u joogin ciidamadaasi.

Saleebaan Guuleed Warsame

Share this post

Link to post
Share on other sites
Mooge   

loool. now barre hiiraale is qoslaye's last hope to clan glory.it doesn't get worse than that.

malistar, give it up ninyoow.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Che -Guevara

if one by the name of Sh . Madoba a warlord is stooge and foot soldier , who made region a prison camp airport closed etc , threatening FG officials to leave the city ,

in the other hand we have warlord called Barre who is more familiar in the region who is defending FG officials safety ... Barre has been fighting along side FG for decade now don't compare the two .

FG should nominate barre deserves the title

Madaxweynaha Jubbaland Col Bare Aadan Shire

Share this post

Link to post
Share on other sites
Mooge   

Naxar Nugaaleed;954933 wrote:
Of all the things that are on it's plate, why Jubaland

qoslaye thinks if other clans lift themselves up, it is bad for his clan.

Share this post

Link to post
Share on other sites

This is an indicative of how desperate the president is getting. Surely his actions does not suggest of those of a winning man.

It speaks volumes

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this