Sign in to follow this  
Saalax

Jubbaland Vice Pres Fartaag responds to Culosow aggression

Recommended Posts

Saalax   

Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland Jen: Fartaag: ”Xasan Sheekh Wax Haka qabto Madaafiicda ku Dhacaysa Madaxtooyada Yuusan usoo Hanqaltaagin Kismayo(Dhageyso)Muqdisho (Allssc.com)Madaxweyne kuxigeenka Jubaland mudane: Generaal Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo wareysi siiyey qaar ka mida warbaahinta soomalida ayaa aad ugu nuux nuuxsadey waxyaabaha ka jira iyo sida wax uga dhaceen maamul goboleedkii ay dhawaan u sameeyeen gobolada Jubooyinka. Jen; Fartaag wuxuu ku eedeeyey Xasn Sheekh inuu isagu soo direy dadka guryaha kismaayo ku jira ee idaacadaha wacaya kadibna madaxweynaha sheeganayo uu isagu bada ka soo geshey kadib markuu muqdisho doonyo kasoo saarey. uuna uga danlahaa in magalada kismaayo uu ka rido dagaalo dhiigbadani ku daado.

Jen: Fartaag wuxuu kaloo xusey hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa maamul u sameynta Jubaland looma dhama, taas oo uu weydiiyey intuusan jubaland ka hadlin haloo dhamaado maamulka muqdishadu uu joogo ee uu ka arimiyo 16-kii degmo ay ka koobneydba ay heystaan dagaal oogayaashii hore u heystey ayna isaga isku jifada yihiin.

Halkan Hoose Ka Dhagayso

http://allssc.com/64156-2/

 

Halkan Hoose Mobile Kaaga Uga Dhagayso

Mobile

 

http://allssc.com/2013/05/madaxweyne-kuxigeenka-jubaland-jen-faraag-xasan-sheekh-wax-haka-qabto-madaafiicda-ku-dhacaysa-madaxtooyada-yuusan-usoo-hanqaltaagin-kismayodhageyso/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fartaag wuxuu kaloo xusey hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa maamul u sameynta Jubaland looma dhama, taas oo uu weydiiyey intuusan jubaland ka hadlin haloo dhamaado maamulka muqdishadu uu joogo ee uu ka arimiyo 16-kii degmo ay ka koobneydba ay heystaan dagaal oogayaashii hore u heystey ayna isaga isku jifada yihiin.

 

Indeed, well said Fartaag. Nin guri muraayad kujiraa dhagax tuur mabilaabo. Muqidhadi la ogaa oo dhiiga ummada Somalia lagu xasuuqay ilaah hadana guryahooda lahaysto ayuu joogaa and he amazingly utters words such as 'LOOMA DHAMA', WTF!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this