Sign in to follow this  
Gabbal

IGAD has recognized the will of the Somali Federal Government.

Recommended Posts

Maaddeey   

^^ Abti, Kismaayo ma territory-giinnaa?, Gabaygii adeerkaa wuxuu lahaa: ' Anaa iska leh', asagoo SNA ah ee 'Maar ku nool maleh', which one is it, now?.

 

Gabbal, Haye, sxb. Ii degenoow adiga!. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Maadeey si khalad ah ayasd ii fasirtay awoowe. Kismaayo lagamaa xigo laakin dab shidan lama afuufo adna holac baad la dan lahayd. Intaa keliya weeye xaalku.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Gabbal, inta kore Abtigiis baa leh. Adiga paragraph-ka labaad oo magacaagu ka billowdaad leedahay, aad baanna kuu gartay!, Xiinse aduu kuu ciil qabaa, sida aad post-giisa kore ka aragto. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;954641 wrote:
Where's Hassan's provocation?. Hal eray oo xanaf leh ka soo saar hadalkiisa, what every video, on the contrary Faroole & Co. baqbaq & aflagaaddo aa lagala joogi la'yahay. Is dejiya asxaabta, haddii kale Goobanle & Indhacadde oo baxbaxsada aa la soo deynaa!.
:)

afkaan dhiig aya kada'aayo iyo qiiro xumo. moryaanimo ayuu miciin biday, wa ayaan daro!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Yaa horta kala adag miyey weli sheekadu maraysaa? - Marmar baan gabyaa ee ha i khasbina inaan afarey tuurto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dagaal dhexdeenaa wiilal badan oo food guduudan baan ku weynay loomana baahna aanu wada kaluumaysano anagoo qarana

Barre waa oday qaran sanadkan mar haduu modoobe ogalaysiisyay inuu dawladiisa la fariisto taasoo horay looga waayay,

 

Dowladeenu waa waalidkeen buu ku qudbeeyey waana jeclahay markuu akhristay qaraarkii igad,waa intaas kaliya siyaasadda soomaalidu meel fog iyo boosaaso haka doonin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Maaddeey;954641 wrote:
Is dejiya asxaabta, haddii kale
Goobanle & Indhacadde
oo baxbaxsada aa la soo deynaa!

Maaddeey;954644 wrote:
Let the game start!. Markaan waa xaq & Baadiloo
'fi'atun baaghiyah'
baad noqoneysaan.

Shaatigii diinta dahsoon ee Al Shabaab horaa loo tuuray doorashadii Culusoow. Hadda kii warlordkaa qummaati loo soo xirtay. From Al-Qaida to Al-Qabiil, one extreme to another. Waxaa iiga daran xadiis iyo aayad lagu qaraabto lama waayo. Duf ku bax.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Jacpher;954834 wrote:
Shaatigii diinta dahsoon ee Al Shabaab horaa loo tuuray doorashadii Culusoow. Hadda kii warlordkaa qummaati loo soo xirtay. From Al-Qaida to Al-Qabiil, one extreme to another. Waxaa iiga daran xadiis iyo aayad lagu qaraabto lama waayo. Duf ku bax.

Lol, 3 su'aal iiga jawaab adoon is xiijin:

 

1) Maxaa run ah maxaase been ah, intaan sheegay?.

2) Maxaa 'bolded' sentences ka dhexeeya, maxaadse ku iftiimineysay?.

3) Aayadda & Xadiiska aaway aan soo daliishaday, ma bible baan daliishan lahaa?.

4) Saddexdaas markaad ka jawaabto baan kula sugayaa!. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gabal iyo gooni waxaan leeyahay waxaad jeclaydeen baa soo socdee, ha ka xumaanina. Aad baad u jeclaydeen in qoryaha la sifaysto, tiibaana hadda socota. Haddiinaan waallayn u malayn maayo inaad aaminsantihiin in waraaqaha IGAD ragga Kismayo dawladda goboleedka ka dhistay ay wax ka bedelayso ---marka maxaa ku xigi? AMISOM miyaa soo qaban oo xoog ku ogelaysiin :D :D inay Xassan warkiisa yeelaan ?

 

Maaddeey, awoowe USC da intaan ka aqaan u malayn maayo nin ka yaqaan inuu noolyahay. Waa niman aan calaf dawlad nimo ku lahayn. Arrinta Kismaayo baa daliil u ah. U fiirso, haddii alle noo nooleeyo, 'bal maan Kismaayadoona u deynno baad maqli doontaa' :D. Laakiin taasi waxay la midnoqonaysaa, 'bal maan waagii bililaqada ka deynno...bal maan Cabdullaahi Yusuf goodiga iyo xaraabada ka deyno..bal maan...bal maan' :D

 

Waxba tari mayso. Hadda edeb tii aan u hadli jiray , hufnaantii waa gabaabsi, aday ku joogtaa ee shaxdii degay e, aday ku joogtaa bal qaad :D

 

Oodweyne, awoowe muxaadaraddaada ku saabsan shisheeyaha la kaashado ku celceli waa intaa oo Saalax ka faaidaaye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xiin odaygii reerkaad tahay marnaba dagaal hanoogu ducayn intaad buurtii qardho ka shishaysay meer meerkeeda tagtid

meeshu sidii horee maahan afrikaankuna ma ogola in lagu kor dagaalamo,waxa laysku hayaa waa siyaasad soomaali

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this