Sign in to follow this  
ooyaaye

IT'S ABOUT WEATHER JOKE IN SOMALI...

Recommended Posts

ooyaaye   

S/C? RAMADAN KARIM!

 

SIDAA LA SOCOTIIN MUQDISHU SOMALI WAXAA LAGA WAXEEYAY RADIO YAAL BADAN. MAALIN BAALIN BAALMAHA KA MID AH AYAA RADIO NORTH MUQDISHU KU YAALAY AYAA WAXUU SHEEGI JIRAY WEATHER(JAWIGA).

 

WARIYAHA WEATHER KA SOO KU BILAABAY SIDA TAHAN..

TUULADA BUULO-BARTO SHAN MAALMOOD ROOB KAMA DA'AAYO.

 

ODAY DHAGEESANAAYAY RAADIYIHII AYAA YIRI BAALYO NA I QAATAY MAXEEY UGA WAALINAAYAAN REER MIYIGAAN WAXEEY RABAAN INEEY TUULADA MARKII LA DHAHO ROOB KAMA DA'AAYO INEEY KA QAXAAN.

 

DAD BADAN AYAA LA SHEEGAY OO XOOLO DHAQATO MARKEEY KA MAQLAAN MEEL HEBLO ROOB KAMA DA'AAYO BARYAHAAN QAXO. RAADIYIINA SIDAA LAGU XIRAY. LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

i also listen to STN Radio by sattelite and when they are teling the weather,wallaahi the fiirst time i laughed,sometimes you hear something like this,dhuusomarreeb roob kamaba da'ayo daruurana maba lahan,caad iyo kuleel baa raaxada ka qaaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lefty   

looooooooooooool@nuune..

 

I wonder why they called that city Dhuusomareeb??

Anyone with the reason is appreciated!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
lefty,sxb i really don't know why they call that city dhhhuuusomarreeb but there are other towns within somalia which had strange names like that one!

Share this post


Link to post
Share on other sites
QalQaali   

Nuune..lol.. walaahi i was Laughing my head of sxb Thxz for the joke. dhuusomarreeb roob kamaba da'ayo daruurana maba lahan,caad iyo kuleel baa raaxada ka qaaday.

...loooooooooooooooooooooool

 

Lefty.

Dhuuso mareeeb= while agoI hard when trevalers are passing through the town they use to buy somein called (SHUBURO) which make ppl fart :eek: ..lol

That s what i heard from a wise old man.

 

1 Love

Q

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this