Sign in to follow this  
Saalax

President Siilaanyo: Ban on UN flights will not be lifted until dispute is sorted

Recommended Posts

Saalax   

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inaan La Qaadi Doonin Xayiraadda Ay Somaliland Saartay Diyaaradaha Qaramada Midoobay Illaa Heshiis La Gaadho.

 

Hargeysa(Ramaas) May23, 2013 - Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka ay xayiraadda ku saartay duulimaadyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee iman jiray Somaliland.Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa qoraal kooban oo uu 19 May, ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu kaga hadlay go’aankaas Somaliland ee la xidhiidha hay’adda ICAO oo ku wareejinaysa hawada Somaliland iyo Somaliya, dawladda federaalka Somaliya. “Xayiraadda ay Somaliland saartay duulimaadyada Qaramada Midoobay, lama qaadi doono ilaa aanu heshiis ka gaadhno.” Sidaas ayuu Madaxweynuhu ku yidhi qoraalka kooban ee uu ku qoray bartiisa twitterka.Waxa kale oo uu Madaxweyne Siilaanyo isla maalintaas Twitterka geliyay, farriin kooban oo uu u diray beesha Caalamka, “Bulshada caalamku waa inay fahantaa inaan rabitaanka iyo himilooyinka reer Somaliland la iska indho tiri karin.”Go’aankan uu Madaxweyne Siilaanyo ku ladhay xayiraadii uu wasiirka duulista iyo hawada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, saaray duulimaadyada Qaramada Midoobay, ayaa u muuqda mid uu Madaxweyne Siilaanyo ku sii adkaynayo xayiraadaas, islamarkaana uu ku muujinayo inuu go’aankaasi yahay mid rasmi ah oo ay hirgelintiisu dawladda Somaliland ka go’antahay.

 

Ramaasnews Desk

Hargeisa.

Xig.: Geeska

http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Madaxweyne-Siilaanyo-Oo-Sheegay-Inaan-La-Qaadi-Doonin-Xayiraadda-Ay-Somaliland-Saartay-Diyaaradaha-Qaramada-Midoobay-Illaa-Heshiis-La-Gaadho.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

bad news . this will only hurt . Dadka ku dhaqan Waqooyi Galbeed why use them as tool to negotiate . Bad advise by ina Godane this something alshaabaab would would do .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

No it won't. It will hurt Mogadishu interests hence the cries from your minister Ciilmooge :D. You will not

be allowed to have a say in our air space, and the message is being made clear to the International

Community.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

DurdurNews

May 23, 2013

 

Ahmed Siilaanyo Oo Ku Sii Adkaystay Go’aankii Somaliland Saartay Diyaaradaha Qaramada Midoobay

 

 

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka ay xayiraadda ku saartay duulimaadyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee iman jiray Somaliland.

 

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa qoraal kooban oo uu 19 May, ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu kaga hadlay go’aankaas Somaliland ee la xidhiidha hay’adda ICAO oo ku wareejinaysa hawada Somaliland iyo Somaliya, dawladda federaalka Somaliya. “Xayiraadda ay Somaliland saartay duulimaadyada Qaramada Midoobay, lama qaadi doono ilaa aanu heshiis ka gaadhno.” Sidaas ayuu Madaxweynuhu ku yidhi qoraalka kooban ee uu ku qoray bartiisa twitterka.

 

Waxa kale oo uu Madaxweyne Siilaanyo isla maalintaas Twitterka geliyay, farriin kooban oo uu u diray beesha Caalamka, “Bulshada caalamku waa inay fahantaa inaan rabitaanka iyo himilooyinka reer Somaliland la iska indho tiri karin.”

 

Go’aankan uu Madaxweyne Siilaanyo ku ladhay xayiraadii uu wasiirka duulista iyo hawada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, saaray duulimaadyada Qaramada Midoobay, ayaa u muuqda mid uu Madaxweyne Siilaanyo ku sii adkaynayo xayiraadaas, islamarkaana uu ku muujinayo inuu go’aankaasi yahay mid rasmi ah oo ay hirgelintiisu dawladda Somaliland ka go’antahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

I can not imagine taking the UN as a ransom became the latest tactic of this old man. do you know how many

NGOs who are affiliated with the UN work in Hargeisa?, probably hundred. they pay teachers, nurses and

almost all projects in Somaliland. a quarter of the work force are employed by them. Well if another Bashar

Asad wanna be want to rise from Burco , so be it. united nationka ayaan diiday ku lahaa. afar wareersan

oo ku ag wareegsan ayuu been u sheegaya. Some of you may think he is suicidal, but next two weeks

some of his supporters here in Somalia on line will keep cheer him up util realty bites.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somaliland was built by its people not UN. Don't mistake it for Mogadishu protected by Ugandans and Burundians.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this