Sign in to follow this  
Waranle_Warrior

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo Warbixiyey Kulankii IGAD

Recommended Posts

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Gen Fartaag oo Warbixiyey Kulankii IGAD

 

 

Gedoweb Online Admin on Sunday, May 19 @ 04:39:26 EDT

 

 

Wararka (News) Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Gen Fartaag ayaa Saxaafadda kala hadlay wafdigii IGAD oo beryahan ku sugnaa Magaalada Kismaayo. Madaxweyne Ku xigeenka yaa arimo badan ka hadlay

 

C/laahi Sheekh Ismaciil Fartag ayaa sheegay Waftigii IGAD inay kusoo dhaweeyeen kismaayo Masuuliyiinta ugu saraysa Maamulka Jubbaland oo hor boodayay madaxwaynaha Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo sidoo kale ku xigeenkisa, Guddiyadii ka dhisnaa Kismaayo, waxaana uu xusay inay u sheegeen Ujaadka ay kismaayo u yimaadeen inay tahay sidii ay dadka u waraysan lahaayeen isla markaana ay xogta dhabta ah ee deegaanka u helli lahaayeen.

 

“Waxay naga codsadeen inay la kulmaan Saxiixayaashii Shirkaan soo bilaabay, sidoo kale waxaa ay sheegeen inay la kulmayaan gudigii dib u dhiska Jubbaland ee shirka gacanta ku hayay, waxa kale oo la kulmaynaa bey yiraahdee Salaadiinta dhaqanka ee sadexdaan gobol ka timid”a yuu yiri Fartaag oo Saxaafadda kula hadlay garoonka Kismaayo.

 

Wuxuu xusay dhinacooda kaliya inay u sahlayaan sidii ay ula kulmi lahayeen qaybaha bulshada, Maadaama sida uu sheegay ay yihiin Maamulka Jubbaland ee dhawaan la doortay.

 

Sidoo kale waxyaabaha ay ka wada hadleen ayuu xusay General Fartaag inay kamid tahay sidii Mad madowga soo kala dhex galay dowladda iyo Maamulka meesha looga saari alahaa, isla markaana xirir wanaagsan oo wada shaqayn iyo isaham ku dhisan loo keeni lahaa,

 

 

 

 

RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO

 

AMA KU DHAGAYSO MOBILE

 

 

 

 

 

Gedoweb Online

gedowebonline@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this