Sign in to follow this  
Classified

Residents of Lasanod mocking Xabsade, chanting Khaatumo!

Recommended Posts

Lol, these are some bold citizens of Laascaanood. Watch as they chant "Khaatumo", while the soldiers in the background tell them to "shhh, keep quiet".

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaabsade waleh wa libaax he has that typical reer woqoyi wat of expressing him self . war reer laascanoodow halkeed u socottaan ki aad u socoten ba idin yidhi SL baad tihin priceless:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;952119 wrote:
Xaabsade waleh wa libaax he has that typical reer woqoyi wat of expressing him self . war reer laascanoodow halkeed u socottaan ki aad u socoten ba idin yidhi SL baad tihin priceless:D

Funny how you acknowledge that reer Laascaanood don't want to be part of your enclave? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;952122 wrote:
^^ I did not acknowledge anything i just quoted what Xaabsade said

LOL, Xabsade wouldn't have said that, if reer Laascaanood were Somaliland supporters, like Reer Burco and Reer Hargeisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Classified;952125 wrote:
LOL, Xabsade wouldn't have said that, if reer Laascaanood were Somaliland supporters, like Reer Burco and Reer Hargeisa.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

JFK: "Those who make peaceful revolution impossible will make violent revolution inevitable."

 

Dad Shacab Ah Oo Maleeshiiyaadka Somaliland Ku Xidhxidheen Magaalada Laas Caanood

 

Wararka Naga soogaadhaya magaalada Laascaanood ayaa Sheegay In maleeshiiyaadka Somaliland Ay dad shacab ah Kuxidh xidheen gudaha magaalada laascaanood,Dadkan shacabka ah Ee xabsiyada magaalada laascaanood laga buuxiyay Laga soo qabqabtay Guryaha ay ka dagan yihiin Magaalada Iyo qaarkale Ay kasoo qabteen ciimada Somalinad Goobaha aya ku ganacsadaan.

 

Dadka Shacabka ee aan waxba galabsan Maleeshiyaadka maamulkaasi ay ku xidh xidheen ayaa Waxaalagu qiyaasayaa Inay kor u dhaafayaan 20 qof Dadka Oo marka ay sooqbqabenayeen ciidamada maleeshiyaadka siilaanyo ay qaarkood ugaysteen Jirdil.

 

Sababta ka Dambaysa Xadhigan Loo gaysanayo dadka shacabka ah Ee kudhaqan Magaalada laascaanood ayaan Lagaranayn,Walow maleeshiyaadka Somaliland ee Laascaanood ay caadaysteen Inay Tacadi iyo Jirdil ugaystaan shabka laascaanood iyadoo ay kamid tahay xadhigan maanta lagu xidh xidhay Dadkashacabka dhibaatooyinka Ay kawadaan maleeshiyaadka siilaanyo Deegaanada khaatumo

 

 

Malayshiyaadka Siilaanyo oo lasoo dhoobay jidadka Magaalada laascaanood

 

Malayshiyaadka Maamulka Siilaanyo ayaa taagan habeenkii kolka ay gaadho ilaa 10 ka fiidnimo qaar ka mid ah jidadka magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool.

 

 

 

Culayska Malayshiyaadkan ayaaa la dareemay habeenadii ugu dambaysay iyadoona jidka mara agagaarka xarunta shirkada isgaadhsiinta STG ilaa Dugsiga muuse yuusuf ay xalay xidheen Malayshiyaadka jiida ee Maamulka dhagarqabe Siilaanyo.

 

 

 

Lama oga waxa soo kordhay balse habeenadii u dambaysay waxaa ay Magaalada laascaanood ka qabqabteen Maamulka siilaanyo qaar ka mid ah dadka shacabka ah ee ku dhaqan Magaalada laascaanood iyadoona intooda badan lagala soo baxay guryahooda /

 

 

 

si kastaba ha ahaatee lama oga culayska iyo baqdintan daran ee soo wajahday Malayshiyaadka ka amar qaata Siilaanyo kuwaas oo tuban qaar ka mid ah wadooyinka waa weyn ee magaalada laascaanood xiliyada dambe ee habeenkii .

 

shabakada holholnews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

NGONGE;952571 wrote:

 

there is no clearer sign that the people of LA are unhappy as when you see them do such a thing on the 18th of May. That's something that no matter how much I chose to turn a blind eye to or spin, I really can't ignore.

 

.

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Unhappy' is understatement , NGONGE. There is a reason why this city's population has shrunk significantly, why it is literally a military camp, and the traffic between Mandhera prison and Lasacaanood is unusually busy .

 

Somaliland's claim on these regions has no legs to stand on

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this