Sign in to follow this  
wyre

qosol

Recommended Posts

wyre   

Xarfaan Ciyaalka Xaafada ayaa Gaari caasi soo koray kadibna intuu mobile-ka la soo baxay chating iska galay, Facebook waxyar kadib wuxuu dareemay inuu mid midigtiisa fadhiyo sheekada la,aqrisanayo! Asagoon dareensiin ayuu mowduuca u badalay.... Wuxuu qoray...... Akhii Fil-Caqiidah wali gaari caasi ah ayaan saaranahay mana gaarin meeshuu target-ku ahaa oo wadada jaam ah, kolleyna dhimashadu wey yaraaneysaa waayo 5 qof ayaan ku saaranahay baabuurta kalena firirku wuu gaarayaa maadaama ay wadadu jaam tahay, hadane 3 daqiiqo ayaa ka dhiman inuu qarxo bamku sidaas iyo nabad gelyo, xaqaygana sidaan ku ballanay xaaska iyo ilmaha iyo waalidkeyga u qaybiya..... Markuu hadalka halkaas wado kii ag fadhiyey asagoon darawalka joogi dhihin albaabka intuu iska furay gaarigoo xowli ku socdo ha iska tuuro Xariifki Intu Kursiga Qosol Dartiis La Seexday Kuma Laho Ma Adaa Mar Danbe Mopileda Dadow Aqrin Doona Nabeey Maxa Saas Ku Diiday

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Wyre, that was very cleverly put joke, and the last two sentence make me even lough harder. Thanks for the qosol:D

 

Hey Blue xageed ka dhacday beryahan

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Blue aniga xittaa i dint get what i just wrote, how are you anyways

 

Showqi adigaa mudan ugaas sare inkastoo aan kuu yara careysanahay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

wyre;952010 wrote:
Xarfaan Ciyaalka Xaafada ayaa Gaari caasi soo koray kadibna intuu mobile-ka la soo baxay chating iska galay, Facebook waxyar kadib wuxuu dareemay inuu mid midigtiisa fadhiyo sheekada la,aqrisanayo! Asagoon dareensiin ayuu mowduuca u badalay.... Wuxuu qoray...... Akhii Fil-Caqiidah wali gaari caasi ah ayaan saaranahay mana gaarin meeshuu target-ku ahaa oo wadada jaam ah, kolleyna dhimashadu wey yaraaneysaa waayo 5 qof ayaan ku saaranahay baabuurta kalena firirku wuu gaarayaa maadaama ay wadadu jaam tahay, hadane 3 daqiiqo ayaa ka dhiman inuu qarxo bamku sidaas iyo nabad gelyo, xaqaygana sidaan ku ballanay xaaska iyo ilmaha iyo waalidkeyga u qaybiya..... Markuu hadalka halkaas wado kii ag fadhiyey asagoon darawalka joogi dhihin albaabka intuu iska furay gaarigoo xowli ku socdo ha iska tuuro Xariifki Intu Kursiga Qosol Dartiis La Seexday Kuma Laho Ma Adaa Mar Danbe Mopileda Dadow Aqrin Doona Nabeey Maxa Saas Ku Diiday

Qosolkii aduunka.

 

Boqol aanku siiyay

+100

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this