Sign in to follow this  
ooyaaye

REER XAMAR TUUG ISOO DHACAY

Recommended Posts

ooyaaye   

aslamu-calaykum ppl?.

 

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa tuug u soo dhacay cidoo reer xamar ah. Tuuga wuxuu wataa midi amaba tooreey.. Nin iyo naag isqabo ayaa guriga dagnaa.

 

tuugee intuu soo galay qolkii ayuu yiri yaa la isdhaqaajin.. Kii reer xamarka ahaay intuu soo booday ayuu yiri yaqeey hanaga jajabin abaa qaado waxaad rabtid lee..

 

Tuugii waxii dhan uu qaatay markasuu yiri soo fur macawista iyo fanaanada. Kii reer xamarka uu ufuray tuugiina wuu baxay wixii dhana wuu qaatay.

 

Abuu heeloowgii oo qaawan aayaa naagtisa ku tiri.. iyaah maalin walbo saas maa nafaqo kuu siiyaa hadii aad iska cilinweesay midkaan caatada ah..

 

intuu soo booday ayuu yiri.... war maa wadeenaa iisho minaas soo hunguriyaasan lahaa faraantiga arooska ee farta iigu jiro waxaas la dhihi lahaay kan usi Madoori maa maray aa la dhihi lahaaaaay lol...

 

waxaan u maleenaa waa fahanteeeeen...

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoL...dat waz a good one,

 

speakin of tuugs i heard this other one.

 

Maalinbaa tuug wuxuu u soo dhacay reer aad iyo aad u faqiir ah, xataa dariishad aanan qabin. Tuugii markuu guriga soo galay ayuu waxuu ka waayey wax uu ka qaato aqalka. markaa waxaa jiray busto reerkoo idil eey wada huwadaan faqiirnimo daraadeed. Tuugiiyoo la' wax uu ka qaato ayaa wuxuu arkay busto meeshaan ka dhalaalayo ( calashaan wasaq daraadiis). wuxuu is yiri soo jiido, markaasuu wuxuu arkay reer meeshan wada dhooban, oo qaboow daradiidiis u gariirayaan. Intuu isku naxay ayuu yiri, alla yaa rahmi, ayuu bustahooda u celiyay labaatan shilin ugu daray calool xumo daradeed. Labo week ka dib, ayaa isla tuugii damcay inuu dhaco reerkii reer daris la ah oo xoogaa ka roon. isagoo aaheelow meesha fuulaya ayaa waxaa arkay wiil reerkii faqiirka ka mid ah, markaasuu wiilkii Qeeyliyay Tuug! Tuug! ala hooyooy tuug aa raba inuu naxado!. Tuugii ayaa isqaban waayey markaasuu yiri,

 

"warya naga aamus, Hal bustaale yahoow, wax rabo inuu ku xado majiree, magaca tuugnimada ha ku ciyaarin!..lol"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this