Sign in to follow this  
malistar2012

a'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday Urur goboleedka IGAD (Sawirro)

Recommended Posts

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa kulan la qaatay wafdi ka socday urur goboleedka IGAD, kuwaasoo booqashadooda ay la xiriirto qiimenta arrimaha Jubooyinka.

 

Kulankan oo ahaa mid albaabada u xirnaa, saxaafadana ay dibad joog ka aheyd ayaa waxaa looga hadlayay arrimaha Jubooyinka, gaar ahaan doorashadii ka dhacday Kismaayo ee loogu doortay Labada Madaxweyne.

 

Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayay Maxbuub Macalin oo xoghayaha guud ee IGAD, Jen Gabre oo ahaa Taliyihii Ciidamadii Itoobiya ee Soomaaliya soo galay sanadkii 2006-dii, balse ah Ergeyga Itoobiya ee IGAD, Safiirada dalalka ku bahoobay IGAD oo uu ku jiro Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya.

 

Booqashada wafdigan ayaa horay lagu go'aamiyay shirkii Madaxweynayaasha IGADF ee dhacay 3-dii Marso, waxaana u jeedka waftigaan uu yahay sidii ay war bixin uga diyaarin lahaayeen arrimaha gobolada Jubooyinka, iyagoo horgeyn doona waxyaabaha ay kala soo kulmaan shir madaxeedka IGAD ee dhamaadka bishan ka dhacaya Addis Ababa.

 

Ugu horayntii Eng. Maxbuub Macalin ayaa ka warbixiyey u jeedka socdaalkooda ay ku yimaadeen magaalda Muqdisho.

 

"Sidaan la socono Soomaaliya waxay xubin muhiim ah ka tahay IGAD, waxaana loo asaasay ururkan arrimaha horumarka dalalka ku bahobay dalada IGAD, imaatinkayguna wuxuu jawaab u yahay dalabkii madaxweynayaasha IGAD ee shirkoodii aan caadiga ahayn ee ay ku yeesheen magaalda Adis-Ababa horaanta bishaan. Ilaa iyo intii aan soo gaarnay Muqdisho waxaan kulamo la yeelanay bulshada qaybaheeda kala duwan, waxaase muhiimad gaar ah noo leh kulankaan aan la qaadanayno Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda FS" ayuu yiri Eng, Maxbuub.

 

Dhanka kale Wasiirka Warfaafinta oo qayb ka ahaa kulankii maanta ayaa sheegay in ay dowladu u gudbisay gudiga ka socda wadamada IGAD mowqifkeeda ku aadan xasilinta dalka iyo maamul u samaynta gobolada, dowladuna ku salaynayso qorshaheeda war murtiyeedkii ka soo baxay shirkii 21-aad ee ay isugu yimimaadeen madaxweynayaasha urur gobleedka IGAD oo ka dhacay magaalada Adis-Abab 3-da May.

 

Ugu danbayn shirkan ayaa waxaa ku soo dhamaaday jawi wanaagsan iyadoo xubnaha ka socday ururka IGAD ay sheegeen inay markasta diyaar u yihiin inay tixgalinayaan dastuurka dalka ayna ilaalinayaan midnimada Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

D Day For IGAD Today ,

 

 

Will IGAD Respect the wishes of the SFG ? Will IGAD respect Sovereignty of the SFG to carry their to duty governor The country?

 

 

igad_1.jpg

 

igad_2.jpg

 

igad_4.jpg

 

Not the devil jen Gabre

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Im positive that IGAD will respect the wishes of Somali gov and people. If not then this might badly jepordise the efforts of bringing Somalia back on right track and battling terrorism.

Share this post


Link to post
Share on other sites

IGAD will not and should not respect the wishes of a USC policy that wishes to destroy the little peace and stability Kismayo has been enjoying under AMISOM and allied forces. And in light of this weeks election of Ahmed Madoobe and the establishment of Jubbaland State, IGAD and AMISOM will have to accept the will of Somali people in that region.

 

Mogadishu can prop up former warlords as much it wants , it can wish war on Kismayo by claiming that there are two administrations (:D) , but IGAD and AMISOM know better just like the peace loving Somalis everywhere congratulated this achievement, Jubbaland expects the world to do the same

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

They couldn't have come at a better time. The one time in this entire saga when their false project has been shown to be with legitimacy and skeleton.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this