Sign in to follow this  
malistar2012

maamulka “Galmudug arrimaha Jubbooyinka waa in Looga Danbeeyo Dowladda”

Recommended Posts

Golaha wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed ku aadan arinta Gobalada Jubooyinka kadib kulan ay ku yesheen Gaalkacyo waxaana goob joog ka ahaa madaxweynaha Galmudug.

 

Kulanka ayaa waxaa laga soo saaray warsaxaafadeed waxaana waxaana u aqriyay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

 

Waxaana Warsaxaafadeedka ugu horeyn lagu sheegay in maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug aysan taageersaneyn maamulada lagaga dhawaaqay magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka jubbada Hoose.

 

Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Galmudug ay ugu baaqeeyso shacabka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda gobaladaasi in ay ka feejignaadaan qalalaase hor leh oo ka dhasha gobaladaasi kuwaasi oo sababi kara in ay dib ugu laabtaan dhibaatooyinkii ka jiray halkaasi ka hor intii aan laga xoreyn maleeshiyaadka nabadiidkaa ee gabalkoodu sii dhacayo.

 

Warsaxaafadeedka ayaa ugu danbeyn lagu sheegay in Galmudug ay ugu baaqeyso Bulshada Gobalada Jubbooyinka in arinta maamul usameynta Gobalada jubooyinka ay uga danbeeyaan dowlada Soomaaliya ayna u dhaga nuglaadaan go’aanada madaxda dowladda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Slow down xaaji

 

 

 

 

Maamul Goboleedka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar waxaa uu sheegay inay iminka ay socdaan kulamo ay la yeelanayaan maamulada kala duwan ee ka jira Gobolada dhexe ee dalka kaasi oo ay kaga hadlayaan sidii gobolada dhexe loo midey lahaa isagoo sheegay in arintaasina ay meel wanaagsan mareyso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;951422 wrote:
These clowns cant even unite their own sub sub clan talk about misplaced priorities.

Ahlusunna,Ximan and xeeb and Galmudug wil soon share one admin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Xaaji Xunjuf;951427 wrote:
^^ Thats good much better i always knew ximan iyo xeeb admin was very rational and reasonable Mr Tiicay.

loool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Apophis

 

Created by the Federal Government or local initiative like Jubbaland?

 

SFG is not biased when comes state building , FG goal is implement the 6 pillar and get firm grip on the country

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this