Sign in to follow this  
xiinfaniin

Watch How President Madoobe of Jubbaland Was Elected

Recommended Posts

WAR DEG DEG: Gen.Fartaag oo loo Magacaabay Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland State lana dhaariyay

 

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe ayaa Gen. Cabdulaahi Sh.Ismaaciil Fartaag u magacaabay Madaxweyne kuxigeenka maamul goboleedka Jubbaland.

 

Kulan maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Kismaayo ayna kasoo qeybgaleen saraakiisha AMISOM,IGAD iyo hawlwadeenada shirka Kismaayo ayuu madaxweyne Axmed Madoobe ku magacaabay in Gen.Cabdullaahi Sh.Ismaaciil Fartaag uu noqdo madaxweyne kuxigeenka maamul goboleedka Jubbaland. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Cabdullaahi Sh.Ismaaciil ayaa isla goobtii lagu dhaariyay.

Dhanka kale kulan maanta ka dhacay isla garoonka Kismaayo oo looga hadlay xaalada amaan ee gobolada Jubooyinka gaar ahaan magaalada Kismaayo ayaa lagu go’aamiyay in nabada la sugo hogaanka cusubna si wanaagsan loola shaqeeyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

WAR DEG DEG–DHAGEYSO COD: Sheekh Maxamed Aw-Libaax oo sheegay in doorashadi Shalay ay u dhacday si Sharci oo Xalaal ah

 

Sheekh Maxamed Aw-Libaax oo sheegay in si sax ah oo Xalaal ah ay u dhacday doorashadii shalay lagu doortay Madaxweynaha Jubaland State Sheekh Ahmed Madoowe.

 

Aw-libaax ayaa sheegay in shacabka reer Jubaland in ay doorteen iyagoo ku faraxsan Sh Ahmed Madoobe. Aw-Libaax wuxuu ka mid ahaa guddiga farsamada, waana Gudoomiyaha Ahlu Sunna Gobalka Gedo.

 

Hadalkaan uu sheegay Aw-Libaax baa meesha ka saareysa wararka been abuurka iyo isdaba yaaca ah laga soo abaabulayo magaalada Muqdisho ee lagu diidan yahay doorashadii sharciga ahayd ee shalay ay 50o ergo ay ka qayb galeen doorashadii ka dhacday magaalada Kismaayo, islamarkaana in beelaha ka soo jeeda G/Gedo ay si toos ah u taagersan yihiin maamulka Jubaland ee shalay loogu doortay madaxweyne Axmed Madoowe iyo ku xigeenkiisa Gen. Fartaag.

 

Wuxuu kaloo Aw-Libaax sheegay inuu Barre Hiraale waxa uu sheegtay aysan ka duwaneyn kuwii hore u sheegan jiray madaxweyneyaal oo dibadaha xaflad ku sameysan jiray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The only loser is the federal government. They deliberately jumped the gun to create confusion but with IGAD and AMISOM as neutral forces that are present at the ground, things are shaping pretty well for the new administration.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

General Fartaag and Aw Libaax, the voice of real reer Gedo, have spoken. Now reer Cabudwaaq should follow suit.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They will haddaan aqaan :D

 

It is the president Hassan, the man who thought he could talk nice and act clannish, yet get away with it, whom we have to settle with this argument.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Where's Hiiraale in the video? Why I can't see or heard of the name of Gabal's uncle Hiiraale in the hall?

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this