Sign in to follow this  
HONEY-D

marqaatigii

Recommended Posts

HONEY-D   

Maalin maal maha ka mid ah ayaa waxaa dagaal dhex marey labo nin oo reer xamar ah waxaa goobtey isku dagaalaayeen joogey nin sadexaad oo arkaaya siday wax u dhaceen Waxaa marka meesha soo maray nin reer waqooyi ah waxay ka codsadeen inuu u gar naqo sidaa daraadeed codsigooduu ka aqbaley labada nin ee is dagaashey waxaa la kala dhihi jirey cumarow iyo aweysow.

 

kii marqaatiga ahaa baa la yiri hadal oo sheeg sidey wax u dhaceen hadalkiisa wuxuu ku bilaabey.

 

Marqaatigii : aweysow waxaas qabaa cumarow walaashiis yaa la qabaa cumarow walaashiis yaa qabaa aweyso marka cumarow aa dharbaaco ku dhuftey aweeyso yaa wax ku dhufanaayo cumarow yaas ku dhuftey aweyso.

 

markuu intaas maraayo ayuu ninkii reer waqooyiga inta xanaaqey ku yiri war ordoo i dhaafa waaxay ninkaan maantoo idil sheekada dhaafsiin la aweys iyo cumar.

 

If u aint from xamar u wont get it. :D

 

Nin baa wuxuu soo galey maqaayad wuxuu dalbaday bariis ma yaalo ayaa la yiri wuxuu yiri baasto ayaa iska qaadanaa waxaa la yiri baastana ma taalo markaasuu yiri hadaba maxaa yaalo waxaa lagu yiri ukun intuu istaagey buu yiri yahooy haday ukun wax tarayso habartii dhashay(dooraduu sheegooyaa) mijiyahaas ma lahaateen (doorada lugaheed caatada ah buu leeyahay hady wax vitamin leedahay lugaheda saas uma yar yaraadeen). :D

 

Words are the most powerful drug used by mankind

Share this post


Link to post
Share on other sites

Looool :D - Alla beerka!!! - You should see the tears on my face. That's some funny stuff Walahi.

 

Get this one:

 

Laba nin oo reer xamara baa waxay aadeen Hargeysa - Waxaa la kala dhihi jiray Malaakh iyo Xabiib - Hargeysa markii la tagay aa caawaba waxaa la damcay in gabdho la shukaansado -Labadii waa fakireen - Magacyada aan iska badalno ay ku tashadeen, sababtoo ah inaan reer xamar nahay waa na fahmaayaan, ka bacdina waa na eryaayaan - Waxay la baxeen Qawdhan iyo Jaamac.

 

Gabdhihii sidii loo shukaaminaayay baa Jaamac aka Xabiib wuxuu aaday musqul - Markuu soo laabtay baa gabadhiisii ku tiri: Alaaa Xabiiibi waad soo raagtay - Asagiii wuxuu u maleeyay in qoftan magaciisii ay ugu yeerayso - Xanaaq maahee dhulkuu isku garaacay - Kii saaxiibkiis Qawdhan aka Malaakh uu ku jeestay oo ku yiri : Waraaa Waa i Sheegti Maahinooo bacaaw yaaaw - Markaasuu inta kor u qeyliyay yiri: ihiiii usbo Malaakh aa la dhahaaa, waa is qarihaayey!!!!

 

Hope you get it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

LEEEEEE...

 

Cambo kusoo celi bal!!..muxuu dhahay..UKUN HABARTII DHASHAY kulaha..Kan kala..alla muxuu reer xamar yahay..ya dharbaaxo cumarow..lol..maskiin reer woqoyi!

 

Soul..looool..ar maxaa ka qabsaday aw xabiib?..lol..lol...alla hooooh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
mataan   

salams all;

 

loooooooooool @ cambaro_luul;

ninku ma af-jinni buu hadlayay mise af bani adam... i am just curious. anigu kollay waxan u baahnaan lahaa turjumaan.

 

Soul_Lady; adna waxad kaga dhigtay ka dar oo dibi dhal, lol. walahi u cracked me up u too. Loool @ Malaakh, wat a name... malaa ka kalena waxa la odhan jiray Buluukh. waxan arkay mid la dhaho Buluukhiye.

take care

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Luuleey:

 

LoooooooooL. :D:D:D

 

Mey erti? Afkaas yaaba heli karo. Beysaani lee fahmo nooh. And I knew in adi beysaani ahayd. :cool:

______________________

Originally posted by mataan:

Loool @ Malaakh, wat a name... malaa ka kalena waxa la odhan jiray Buluukh...

Kaaba, see waaye. Hadii malaaq aqaanin maxaa kuu dhiman???? Naga daa hee. Malaaq actually is a title used by some tribes in Soomaaliya, especially Bay and Bakool region. Same titles like suldaan, ugaas, imaam, etc so malaaq is same like them, ee adi waligaaba ma maqlin. Bisinka. Waraa labada mundul aa ku jirtid ka bax ee soco soo qaraabo hadii malaaq maqlin wax badan aa maqlin aaba jiro. smile.gif

 

Teeda kale, she is joking. No ciyaal xamar guy uses a name--whether as a nick or not--like malaaq.

___________________

 

Soon Wanaagsan!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
mataan   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

 

Kaaba, see waaye. Hadii malaaq aqaanin maxaa kuu dhiman???? Naga daa hee. Malaaq actually is a title used by some tribes in Soomaaliya, especially Bay and Bakool region. Same titles like suldaan, ugaas, imaam, etc so malaaq is same like them, ee adi waligaaba ma maqlin. Bisinka. Waraa labada mundul aa ku jirtid ka bax ee soco soo qaraabo hadii malaaq maqlin wax badan aa maqlin aaba jiro. smile.gif

 

Saxiib magacu waa mid qosol badan, anigu weli iminka ka hor ma maqlin.

 

Teeda kale, she is joking. No ciyaal xamar guy uses a name--whether as a nick or not--like malaaq.

MMA, sxb skeekadu waa mid run u dhacday, labadan xariif way fashilmeene wax kale ma haysaa... sidaad u jawaabtay baan arkaayoo waxaan u malaynayaaba inaad sheekada wax ka ogayd. Sxb Mar mar way iska dhacdaa, laakiin bal noo faahfaahi hadaad wax ka ogeyd, lol. Malaa ninka nimankaba qarxiyay waa adiga, lol... walahi laakiin nimankaa gacan iyo half baan u taagay, magac aa la bedelayaa laakiin may ka macaashaan reer waqooyi xaliimos.

 

mac salaama.

Share this post


Link to post
Share on other sites
QalQaali   

LoooooooooL.. Waaaaaah Waaaah waxaasaa Majaajilo ah. Sidaan u qoslaayay ayaan Jar ka dhici gaadhay..lol :D

Eeeyaa Cambaro LuuuL That was Funny walaahi.

Thxz Walaalo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooooool....shiiidh....cambaro Luul..caashirooleey aa ku soo baxaday..mahoo..yaa shaacirooleey ku soo baxay cambaro....am still crakin..hehehehe :D:D:D:D Bugger moi....

Chicken legs..waa loo dhameeyey!!

 

Cheerz

 

hahaha (shakin his head)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this