Sign in to follow this  
xiinfaniin

KIsmayo Celebrates for the Election of Ahmed

Recommended Posts

War deg deg ah : Banaabaxyo waaweyn iyo damaashadka taageerada M/weynaha Jubbalada oo ka socda Kismaayo

 

 

Kismaayo 15 May,2013– Pi–Wararka ka soo baxaayay magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in guud ahaan magaalada uu ka bilaamay Banaabaxyo aad u balaaran iyo dabaaldagyo lagu soo dhaweynayo doorashada Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan ( Axmed Madoobe) oo maanta ergooyinkii shirkii maamul usameynta Jubbaland ay sig aqlabiyad leh ugu doorteen innu noqdo Madaxweynahii ugu horeyey ee si xor iyo xalaal ah logi doortay inuu hogaamiyo dawalad goboleedka soomaliyeed ee Jubbaland State.

 

Rasaas aad badan oo dabaaldeg ah ayaa laga maqlayey guud ahaan magaalada, kadib markis lagu dhawaaqay natiijada guusha dooroshada Madaxweyne Axmed Madoobe.

 

Wariyaayasha shabakada Puntlandi ee Kismaayo ayaa soo werinya in waqtigan xaadirka in kumaan kun oo dadweynaha magaalada Kismaayo ahi ay soo buuxiyeen wadooyinka waaweyn ee magaalada iyagoo aad u farxasan, si weyna u soo dhaweynaya natiijooyinkaa dhaxal galka ah ee ka soo baxay shirkii mudada dheer loo fadhiyey ee ahaa tashiga iyo talo wadaaga shacabiga soomaliyeed ee Jubboyinku ay ku yagleelayeen maamul goboleed soomaliyeed oo waafaqsan dastuurka federalka ah ee soomaliyeed.

 

Dhambaalo hambalayo ah oo is daba joogtaa ah ayaa shabakada wararka ee Puntlandi ka soo gaaraya shacabiga soomaliyeed ee ku dhaqan dalka gudihiisa iyo jaaliyadaha Soomaliyeed ee wadaaga jecel ee ku dhaqan daaf yaha caalamka.

 

Waxii War ah ee ku soo kordha yagleelka iyo curashada Jubbalada kala soco Puntlandi

Share this post


Link to post
Share on other sites

House of Godey celebrating, with the full support of House of Garowe and House of Qardho.

 

Is House of Gedo celebrating with them?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

I doubt any staged celebration can overshadow of what happened today and how this election was hijacked by madoobe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dabrow,

 

The vice presidential contest will start soon. I suggest you compete before the Jilib folks take the second most powerful post in the state while you whine endlessly

 

Kismayo is in festivity today . It has waited long time to see this day.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gaashaan   

Waan soo dhawaynaynaa madaxwaynaha cusub ee la doortay Mr Ahmed madoobe, Mr Culusow waxaan kula talinlahaa inuu aqbalo rabitaanka shacabka jubooyinka hadii uu rajo ka qabo dowlad soomaaliyeed oo federal ah oo shaqaysa asaguna uu madaxwayne ka yahay,,,,,,,,,,,hadii uu taa diido Awrkaagu haku qaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

xiinfaniin;950159 wrote:
Dabrow,

 

The vice presidential contest will start soon. I suggest you compete before the Jilib folks take the second most powerful post in the state while you whine endlessly

 

Kismayo is in festivity today . It has waited long time to see this day.

I would actually like that for the Jilib folks and thus making another clear sign what kinda of joke this jippo is.

 

Kismayo today is hijacked by madoobe via kenyan muscles. You know it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Relax awoowe --you complain too much, you dont know when to stop whining and get over it

 

This thing is real. The government will start talks with the new admin, the PM has already named a committee for that task.

 

This is how it should be

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

The Zack;950190 wrote:
Dabrow,

 

Care to elaborate what exactly has happened? Be specific.

A non-Degoan won. That's all he's complaining about.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu, you have an interesting theory there. Are you saying with all their opposition to the Kismayo Conference, Dabrow and Gabal had a scheme to steel the election from Ahmed Madoobe ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Haatu;950207 wrote:
All I'm saying is that their opposition would've vanished had a Gedoan won.

That was their stance from get go. Let me be the head or let the body not exist. Pretty terrible stance!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dabaaldegyo wali ka socda Kismaayo iyo meelo kale

Published: May 15, 2013

 

Kn: Dabaal degyo waaweyn oo loogu damaashaadayo doorashada madaxweynaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe ayaa ka socota magaalada Kismaayo iyo meelo kale oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.

 

Askar iyo shacab ayaa dabaaldaga oga qeybqaadanaya rasaas dusha loo ridayo, buun, alalaalo, durbaan iyo qeeylo, iyada oo dad meel isugu yimid magaalada Kismaayo ay xirteen ciyaaro dhaqameen.

 

Magaalada Dhoobleey ayaa iyana ah meesha kale ee dabaaldagyada waaweyn ay ka dhaceen.

 

Laakiin Afmadoow iyo inta badan gobolka Gedo ayaanan wax shanqar ah laga maqlin, lamana oga sababta.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

xiin

Gedo waa la gartaye afmadow maxaa ku dhacay ogaantaa?

Warkii nuxurka lahaa maxaad uga tagtay?

 

Dr,faroole oo hambayo dhakhso badan usoo diray madaxweynaha qarda jeexa isku doortay,waana taageeradii ugu horaysay oo madaxweynuhu ka helo meel ka baxsan jaamacadda kismaayo oo uu tartan xoog leh ku dhex maray asaga iyo laba nin oo magacooda markii la yeeriyay ku naxay, isla markiibana u tunaasulay,natiijadaas oo aad uga qoslisay ergadii awalba fadhiga kusoo daashay.

.

Calaa kuli xaal hambalyo reer jubaland,, heestii jubaland ku dayo noogu tuura

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this