Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Jubbalanders so gala bal

Recommended Posts

Saacado kadib markii ay soo shaac baxday in Axmed Madoobe loo doortay Madaxweynaha Jubaland ayaa iyana waxaa ku dhawaaqay Col, Barre Aadan Shire Hiiraale inuu yahay Madaxweynaha Jubaland, isla markaana ay doorteen qaar ka mid ah ergadii shirka ka baxday oo ay ku jiraan odayaal dhaqameedyo u dhashay beesha ********* iyo beelaha Kismaayo dega.

 

Arrintan ayaa waxay durba kala qeybsanaan ku keentay xaalada magaalada, iyadoo dhaq dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo, goor sii horeysay ayaa waxaa la maqlayay rasaas cirka loo riday, waxaana Isgaarsiinta qadadka Mobilka ay yihiin kuwo go’an.

 

Col Barre Hiiraale oo dhowaan gaaray Kismaayo ayaa maalmihii u dambeeyay si aad ah uga soo horjeeday shirweynaha maamul u sameynta oo uu ku tilmaamay inuu yahay mid aan waafaqsaneyn habkii la filayay in beelaha loogu kala cadaalad falo.

 

Jubaland oo yeelatay labo Madaxweyne ayaa xaalada Kismaayo ay gelineysa weji cusub, waxaana laga cabsi qabaa inay magaalada gasho dagaalo lagu hoobto oo ku dhex mara dhinacyada iska haya maamulka magaalada.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

xiinfaniin;950142 wrote:
^^yeah you are confused.

 

Adeer Jubbaland has a president today. Don't let the confused confuse you

You are talking about Barre or the traitor who hijacked the process for his kenyan masters:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Oba,

 

The people of Jubbaland have spoken(through the mouths of their delegates of course) and they have spoken loud and clear. They have chosen Ahmed Madoobe as their president in the 3 years. Man up and congratulate the president.

 

 

Check all Gedo portals, they are not protesting. They are congratulating the president.

 

To name 2

Gedoweb

Kismaayo24

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Most of the Gedo boys on SOL work for the PM

 

We are dealing with the PM when we are conversing with Gabbal and Dabrow.

 

I don't know what happened to Yunis --perhaps he was a double agent

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

xiinfaniin;950204 wrote:
^^Most of the Gedo boys on SOL work for the PM

 

We are dealing with the PM when we are conversing with Gabbal and Dabrow.

 

I don't know what happened to Yunis --perhaps he was a double agent

:D :D

 

Even if they don't work for him, they sure hail from the small "Dalal" in the far Cabduwaaq. They have 0 stake.

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;950162 wrote:
Oba, I am surprised by your outburst, when did you become such a clanish creature.
:D
Quit it adeer.

what? I just asked a simple question :D

 

 

Zack i see will check it out

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this