Sign in to follow this  
Saalax

Breaking news: Unknown gunmen shoot dead civilians in Puntland capital Garowe

Recommended Posts

Saalax   

AUN.

 

 

DEG DEG: Labo Nin oo oo Goordhow Lagu Dilay Magaalada Garoowe

 

Garoowe (RBC Radio) Fiidnimadii Caawa ayaa Magaalada Garoowe waxaa lagu dilay labo nin oo Magacyadooda lagu Soo koobay Cabdirisaaq Bootaan iyo nin kale oo Magaciisa ku kooban (Afduub), sida ay sheegeen dad ku sugan magaalada Garoowe.

Ragan ayaa fadhiyay Meel maqaayad oo ku taalla bartamaha magaalada iyadoo ay toogteen Rag qoryo ku hubeysan sida ay sheegeen dadkii goobta ka agdhawaa, ragan la dilay ayaa waxaa ku jira Nin Sarkaal Ciidan ah sida ay Wararku sheegayaan.

Ciidanka Amaanka ayaa Gaaf wareegaya Xaafadaha kala duwan ee magaalada si ay usoo qabtaan ragii dilkan ka dambeeyey mana jirto wali cid ka hadashay sida ay wax u dheceen marka laga reebo baaritaanada ay wadaan ciidanka, Bartamaha magaalada ayaa laga dareemayaa in kacsanaan yar ay ka jirto .

Inkastoo aan la ogayn sababta dhabta ah ee Ragan loo dilay ayaa hadana dadka qaarkii oo goobtu shilku ka dhacay ka agdhawaa waxay sheegayaan in laga yaabo in ragan mid ka mid ah loo danlahaa oo aano qabiil loo dilay, walow aaney jirin illaa hadda wax war ah oo ka soo baxay masuuliyiinta amaanka Garoowe.

Meydka dadka la toogtay ayaa la geeyey Isbitalka weyn ee Magaalada halkaasi oo ay buuxdhaafiyeen Ehelada labada marxuum.

Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Raxanreeb.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

Inaar saalax, waxan inaga daa adoo raaliya. Umadan laguma daydee. Cadawga somaliland hadii bisadi ku dhimato somaliland way ku farxayaan adigu haku dayan;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Some people think it is the usual Puntland clan assassinations (ano qabil).

 

9436 wrote:

sababta dhabta ah ee Ragan loo dilay ayaa hadana dadka qaarkii oo goobtu shilku ka dhacay ka agdhawaa waxay sheegayaan in laga yaabo in ragan mid ka mid ah loo danlahaa oo aano qabiil loo dilay

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

One of the assassinated was a Puntland military officer.

 

;9435 wrote:

ragan la dilay ayaa waxaa ku jira Nin Sarkaal Ciidan ah sida ay Wararku sheegayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

D.O.C;949442 wrote:
Inaar saalax, waxan inaga daa adoo raaliya. Umadan laguma daydee. Cadawga somaliland hadii bisadi ku dhimato somaliland way ku farxayaan adigu
haku dayan
;)

Ha ku dayan or ha bilaabin fitna?

 

“And do not recline to those who did wrong, lest Fire should touch and you will have no allies beside God, then you will not be helped” (11:113)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Trinity boys are having sub clanish quarrels , it has something to do with Tuute Muuse opposing faroole the other day. This is normal its most of the time sub clanish feuds but the faroole admin blames it on Alshabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

^The demonstrations were already posted before I arrived.

 

 

Xaaji Xunjuf;949530 wrote:
Trinity boys are having sub clanish quarrels , it has something to do

with Tuute Muuse opposing faroole the other day. This is normal its most of the time sub clanish

feuds but the faroole admin blames it on Alshabaab.

 

Indeed. It is properly the usual clan assassinations as the locals suspect.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Doesn't this get tying , Saalax ? Xaajiga waa la gartey ee waa oday isku dhax yaacay maalmahan, laakiin adiga sida isku dhaan walaale gacaliye.

 

BTW, pretty sure the above killing also took place before you got here, feed that kaka to the birds homie.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Sensai are you now blaming the pirate clanish feuds on the Xaaji now its getting stranger and stranger. Why do you not try to solve it instead of blaming me. Maybe u should have a word with faroole him self. By the way Salax is just reporting the news unless you are saying salax is making up the news i doubt that is the case here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

One would think these Somalilanders are Godless people, lets hope not. Waa fitna socotaa, cajiib!!! They are so obsessed with Puntland and its people, it is starting scare me :o

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this