Sign in to follow this  
nuune

Somalia gets ownership of its AIRSPACE

Recommended Posts

Dowladda Turkiga ayaa waxa ay dib u hirgalineysaa Waaxda saadaasha Hawada ee Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho taasi oo maanta la dhagax dhigay.

 

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda Turkiga Bakir Bosdag oo maanta mar kale soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxa uu dhagax dhigay waaxda saadaasha Hawada ee Garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho, isaga oo sheegay in tani ay qeyb ka tahay mashaariicda ay ka wadaan magaalada oo ay ku doonayaan in ay ku dhisaan dalka.

 

Sidoo kale Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda C/wali Max’ed Cali oo ka mid ahaa Mas’uuliyiintii soo dhaweysay Bakir Bosdag ayaa waxa uu sheegay in uu uga mahad celinayo Turkiga mashaariicda ay ka wado Muqdisho, isaga oo ugu baaqay dowladaha kale inay ku deydaan Turkiga oo ay wax u qabtaan Soomaaliya.

 

Turkiga ayaa mashaariic kala duwan ka wada magaalada Muqdisho taasi oo ay ka mid tahay dib u dhiska magaalada , waana dowladii u horaysay ee xil iska saarta wax u qabashada shacabka Soomaaliyeed inkastoo dad badan ay aamin san yihiin in dano gaar ah ay ka leedahay Turkiga wax qabadkaani.

Xigasho [17-07-2012]

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Turkiga, whatever people might say about them are here to stay, whatever the Turkish get in return, they deserve it.

 

Not only that but the Turkish are the forefront runners of re-establishing the Somali Airlines, they will own a stake in it which is understandable, it is business, I get my share by investing in it, and you get yours too.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sakata   

Walle soomaali iyo banad, all the sudden Sland wants to ban some airlines from using its airspace typical of us somalis, but they ware happy being managed and run by corrupt non somalis from nairobi, give it time and we will get people demonstrating soon that the government is keeping all the money and there clan or sub clan are being sideline and how they don't get a cut. war wax maisu ogolin thats why ajaniibta noga faidaaa....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

Great news indeed nuunow...

 

But what about badda soomaliya ? If the looting of air-space have been stopped I hope the government does the ssame with our beutifull blue waters.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this