Sign in to follow this  
ooyaaye

ODAY REER MUDUG IYO WIIL XARIIF AH.

Recommended Posts

ooyaaye   

Sheeko dhacday oo dhax martay wiil ciyaal xamar ah iyo oday reer mudug ah.

 

ODAY: Adeer bal ii waran?

WIIL: Fican badan

ODAY: Adeer Jaamacada maxaa ka barataa?

WIIL: Adeerkiis waxaan bartaa (BUSINESS)

ODAY: Adeeroow BUSINESS muxuu ahaay?

WIIL: Adeerkiis waxaa waaye DHAQAALE nooh.

ODAY: Wwar balaayo anagaa aragnay oo adeer ma dhaqaalaa barataa?

WIIL: haa yaaqeeeey see camal ah.

 

ODAYGII INTUU DHABANKA QABSADAY AYUU YIRI.... OO ADEEROOW NIMAAN XOOLIHIISA DHAQAALEESAN KARIN MAA JIRO....... LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

OO ADEEROOW NIMAAN XOOLIHIISA DHAQAALEESAN KARIN MAA JIRO.......

damn right,the old man is tight,am with him in that case,ha ha ha hah ha :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
ShayShay   

smile.gif LOOOOOOOOOOOL oyaaaye odayga in xoolo laracaaayo mu umaleeyey waan yabee LOl...

waraaa nuune...aboowihiis..waxa qoreysa Far somali miyaaaa.....mise? smile.gif LOL just a question walalkiis.....DAMIIIIN FAR WAAAAAAA WEEEYN aaa wax loogu qoraa ma maqashay....MAFAHMIN..camal nooooh....but i tried my BEST

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

LoL. Ar Reer Miyi mar horaa gacan iyo lugba u taagey.

 

Tan aragba idinka.

 

Tabeelo lagu xayisiinaayo filin oo Gaalkacyo ka suran {a billboard, advertising a movie}:

 

Filinka cawada waxaa ku jira Garac Garac dhalay, oo nijas nijas dhalayna Kaaba Laadar ka yahey. Filinkaan oo boob, dil, dhac, konton feer ugu yaraan, faro xumeeys iyo rif rifasho kawada buuxaan oona xoog xoogasha saa'id sii eh. Midkii ka maqnaadana waa eey eey dhalay iyo doonfaarkiis. :D

__________________

 

Nuune, ar huu, ey ki barey doogaas? Saan makii aalaani inii kasaasa doogaan bo. Ar huu, widayoow, arlaadi ku waran? See eta? Fayta ma'ahaa?

 

ShayShay, walashiis, af maaymaay uu ku qorey xariifkaas. Maaymaay waxaa waaye a 'dialect' in Soomaali language; you know Soomaali is ONE language and true, but it also has a countless dialects, including Af Barawaani, Af Shaanshiyo, Af Garre, Af Tuni, Af Gaaljecel, Af Abgaal, Af Banaadiri, Af Waqooyi, Af Bari, Af Bajuun, etc. And Maaymaay is the largest dialect within Soomaali language, excluding the 'traditional' or common Soomaali we all speak. It only needs sometime, and you will really understand it.

 

And this is what Nuune meant:

 

Marki hori sin salaamee salaang ku dib eew salaang ba'adishee {Marka hore waa idin salaamey, salaan ka bacdi salaaan kale lee waaye}

 

SIDI ADI WAL ING ARIGTI YA WAL ING JERANG. {Sidii adi wax u aragtey ay wax u jiraan}

 

Beenta hori runta danbi ya in baasleti {Beentaa hore runtaa danbe ay u xuntahey. {actually, a maahmaah}

 

Lammi dhery langkii dab saaridi koowa ku bure {Laba dhari qofkii dab saarto midaa buraayo}

 

Dubu Dameer Li Daagow Baridi Dhuusa Baride! {Daba dameer loo taagaayo, bariidii dhuuso hirgashay {????}!

 

Aroow sidee wal in jaraan {Ar see wax u jiraan}

_________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

ShayShay,abaayadiis see caamal adi,waaba iga nixissay markaad idhahday afsoomaali barad aad tahay,just kidding,MMA aa kuu sheegaay waxaan kawaday waxaan qoray,anyway i thought u know this!! ;)

 

waraa MMA,naga tag aan kudhahay,yaa kubaray af reewin,see waaye adi,waad ufassirtay,abbaa saas marrabin ani muggoo,inii kuwareeraan aan rabay sidii ShayShay camal.

kaalay adi Af Abgaalna mataqaanaa,lool waaan hilmaamay af abgaal,kan reer arlaadi(reewin) aan qassab kubartay mar hore laakiin waaban sii hilmaamay asaga laftirkiisa.

 

anyway,maag maagdan aan ki sogootihaa

Af Dabooling Dahabu.

Marti fiiry muumin ii fadhy munaafiqaa lety.

Share this post


Link to post
Share on other sites
shafici   

AHA AH A LLOOOLLL.

QOSOL AAN MAALMAHANBA AAN QOSLIN BAAAN QOSLAY OOYIN BAABA IGA TIMID .

 

ADEEROOW MANIN AAN XOOLIHIISA AAN DHAQAALEESAN KARIN MIYAA JIRA. LLLOOOL

 

WAR NIN YAHOOW SHEEKADA NAGU SOO GUR.

 

PEWACE KEEP UP THE GOOD WORK

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this