Sign in to follow this  
shafici

A SOMALI DOCTOR

Recommended Posts

shafici   

shekadaan waxay ka dhacday kismayo. waxaana idinka raaligalinayaa dadka kismayo dagan in aysan xumaan u qaadan. waa sheeka baraleey.

 

maalin maalmaha ka mid ah ayaa dhakhtar meel uu dadka ku daawweyo furtay. tabeeluu meel suray, oo dhahaya waxaan furnaa Caloosha xiran.... cudur walbana waan daa weeynaa. kadib markuu oday caloosha xirantahay u yimid. wuxuu yiri dhakhtaroow. maalmahaanba calooshaa i xirneed.

markaasuuu yiori bari daawadaad iigu soo laabo. Maalintii kale jayuu u yimid asagoo markaasuu geedo uu isku soo qasay. Markuu gur aaday buu cababay markaasuu habeen kii oo dhan uu san jiifsan. oo shuban iyo matag uu ku waashay. subaxdii danbaa odaygii oo wiilashiisa wadaan dhakhtarka ku soo laabatay. markaasee dhaheen calosha aad bay u furuntay odaygee wax llagu joojiyo mataqaan. markaasuu dhakhtarkii yiri ANAGU WAA FURNAA EE MAXIRNO.. AHAHHHA AHGA

 

WAXAAN UMALAYNAYAA IN AAN AAD IDIINKA QOSLININ. EE WIXII FIKRAD AH WAA FURANTAHAY EE HALA BAQINA.

WASALAAMU CALAYKUM/W/W

Share this post


Link to post
Share on other sites
shafici   

llllllllllllllooooooooooolllllllll

wax aan lashiigi karin baa ku dhacay odayga.

dakeena wax waliba waa kasuurtoowdaa haday lacag rabaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this