Sign in to follow this  
Souty_4life

is af garanwa

Recommended Posts

Sheekadaan waxay kadhacday Carabta..

__________________________________________________

 

Niman soomali ah ayaa waxay soo galeen makhayaad(Restaurant) Makhaayda waxaa iska laha nin carab ah. Waxay rabeen iney ka cunteeyaan.---Ninkii carabka ahaa oo miis ku fadhiyo intuu istaagay ayuu yiri Qamsatu Waslu Laxmi. isagoo lahadlaayo shaqaalihii mukhayada, wuxuu kawadaa shan wasladood oo hilib ah. waxay niminkii umaleyeen inuu yiri Qabasadoo WASSA LIXDOODUBA, waxay ahayeen LIX nin. Inteeey carareeen ey dhaheeen balo balo anaga cuntaan soo dananee ma wassmaan Soo doonanay...

-------------------------

Share this post


Link to post
Share on other sites
ShayShay   

HEHEHEHHEH Gah gah gah gah Kix kix kix fiq fiq qux qux qux Daaaaat was FERRY FERRY FUNNY HUUUUUUUUNO AHHAHAHAH QABSADOO WASSA KULAHAAAAA LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL eyo blood Keep it REal stay SEXY Be safe Have FUn...WORD ~~WUN~~ ya blooooood sistaaaaaaaaaaaaa Shayshay

Share this post


Link to post
Share on other sites
mataan   

looooooooool; sxb waad iga qoslisay for real.

 

shayshay nuune ducadiisu ma dhacaysaa tolow?

i have been saying amiin 100 times whenever i see his posts...no results yet...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
ShayShay   

Mataaaan LOL AAMIIIIIIIIIIN AAMIIIN AAMIIIIN ALAHAYOOOOOO AAAMIIN AMIIN AMIIIIN KUSIIIIIIDara camal nooooh NUUUNE ducadiisa ani xitaa meelo badan an ku arkay ilaaahay Haka aqbalo!! aaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiin million timezzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
mataan sxb maxaa kaloo lasamenaa haddiin aamiin ladhihin,intaas leeban awoodnaayee,anyway,aamiin!! ;):D :eek: :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
ShayShay   

WUZZZZZZZZZZ up how ya'll doin'...Iska waramoos Maxaaa isku dhacayoos... SEEE tihiinooos.....ISIIIIIIIIIIIIIIIIIII MY SOMALI is of da HOOK...Heeeeeeeezy Fa shiiiiiiizzzzzy....

Eyo Souty..WAGUWAN BLOOD thanx 4 openin' DIS TOPIC I got one joke i think its really AFGARANWaa too..here it comes so HOLLAAAA!!

Naag Reer WAQOOYI ah aa waxaa ushaqeeyneysay gabar REER XAMAR ah..

Naag Reer Waqooyi says: Naaayeee Maanta Meel baaan yar gaarayaayey adigoo guriga sii fiiqey aan soo laabto oo meelkasta sidii muryaadii leyskaga dhex arkayo.

Gabar Reer Xarmar says: OK abaaaaa igu halee guriga waan sii fiiqa intaad maqantahay

Naag Reer Waqooyi says:wa kukaas deee Salaaaama

Gabar Reer xamar says: ok abaaaa jaaw

Gabartii REER xamarka intey MINDI (KNIFE) SOO qaadatay ey Gurigii Dhan Rog Gii kafiiiiiqdey...LEEEEEEEEE lol :D:D:D:D

Naagtii reer waqooyiga markey soo laabatay Waxay aragtay gurigii dhan oo Rog la aaaan...ah

Naag Reer Waqooyi says: Naayee DEEEEEE Naaaa heeee dheh Naaa lagu qaaaadyoo cirka laguula kacye maxaa kuhelay????

Gabar Reer Xamar says: HEEE abaaa adiga guriga sii FIIQ ma idhihinoooooo LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL smile.gif i think ya'll injoy it.....

Guriga fiiq=Guriga Xaaq

Dhac Dhac dhac..Da JOKE IS OVERRRRRRRRRRRRRRRR

 

--------------------------------------------------

Sir Naageed Lama Sal Gaaro

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Naayee DEEEEEE Naaaa heeee dheh Naaa lagu qaaaadyoo cirka laguula kacye maxaa kuhelay????

I like that bit,

aniga waan jeclahay sida ay uhadlaan reer waqooyiga,waa mooola moolaati camal,xalay aan cajalad riwaayad fiirsanaayay kuwa jilaayo dhanba waa reer waqooyi,qossol aan la bakhtiyay,riwaayada way fogeed waqtigeedi,1972 ayey aheed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ShayShay   

smile.gif LOOOOOL nuune Maxaaaaa tiri 1972 aan ruwayad fiirsaday aah waaaaah...Duqaa teheeee Mayarid..!!!!!!!!!!! like i said....af soomaligaga mafahmin....TURJIMAAN noo keen sxb...si aanan isugu qaldamin...sidii gabartaa iyo naaagtas LOL

-------------------------------------------------

Sir Naageed Lama Sal gaaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
ShayShay,waad iga qoslisiissay wallaahi,kas aad kolleey uyeelaysaa,kuma dhihin 1972 aan daawaday riwaayadaas,acuudu billaahi,riwaayada aa 1972gii aheed aan kudhahay,isafgaran waa WEEN aa labadeena naga dhaxeeyo,WE need turjumaan,you get one turjumaan i will get my own turjumaan,aamiin!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adna   

slaam to allll

 

this really funny story and it's ture here it go'es,,,,,,,,,,,

gabar yar baa soo racday hooyadeed to the hospital likr turjumaan you know then maamada said naa dhaqtarka u sheeg dhabarka iyo xajeerta baa i xanuunaysa smile.gif then cunugta mataqaano that hard soomali markaasbay maamadii xanaaqday turjubaan baa lookeenay,,, even my self iset down on the floor when i hear that,, i don't even know what (xanjeer is) .... then an o ther day isla maamadiibaa dhaqtar tagtay then wexay tiri naa wadnaha baa sidaa la ii wareejinaayaa u sheeg dhaqtarka ,,, then cunugta said ,,, her heart go'es around,, dr,said noo hear do'esn't go around it stays and beats,,,, funny huhhhuhuhuh

walaahi ilought so hard that day so, i hope many of you will enjoy it bye peace and lough

 

make sure in aadan gursiga ka dhicin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

LEEEEEEEEEEEE sauty-4-life?

 

Maxaa dhacay meesha..yaah..wexey maqleen carab wax lee taabsataa ee mugoo fiiga hayeh?..macbuudkoow..

 

Yu know what..wax yaalahan waa lasheega lee dad eey qabsadeen majiraan?..yahuu yahuu!!

 

Deeqa..lol tha was funny

 

Nuune/Mataan/shayshay>,,idinka xaa in daare..maxaa sheeka buur hakaba aaba gasheen ee!..Bay ii Bakool miya arinta..and ducada horta ineey duca tahay waa iska ogaaday..lakiin why oo salanta uga bilaweesa..lol..haa ubixin dhore cali falax wato..lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Souty_4life:

Inteeey carareeen ey dhaheeen balo balo anaga cuntaan soo dananee ma wassmaan Soo doonanay...

LoooooL! Inaalilaah! "Qabsadoo wassa lixdooduba"...kix kix kix...Poor creatures...! Beerkaa ixanuunaya qosol daraadii!

 

Thanx 4 that. Ooooh... :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this