Sign in to follow this  
xiinfaniin

Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?

Recommended Posts

Gooni, boowe waad is yeel yeelaysaa

 

Xamar loogama baahna dib u heshiisiin baad tiri :D :D, taasaa nagu filan. Masallaha eyga ee kuu goglan isaga seexo . Ragga ka maarma inay gogladaan ha la yaabin, hatha fadlun min rabika :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xiin jawaabtaadu waafi maahan boowe,arinta kismaayo kaftan ma gasho

Aaway dawladii lagu dhawaaqi lahaa bishii horee?

 

Rag tashaday cir tararay waa tolaan taako labadeede,aaway musharixiintii iyo ragii talada fiicnaa?

masalla shabeel kenyaatigu makuu hayaa? hadii kii muqdisho nala xumaaday?

 

Xamar loogama baahna dib u heshiisiin waayo cid dagaalsan ma joogto 16'ka degmo waa isku reer sababta keentayna waad garanaysaa adaa meel fog kasoo jeestay oo nin laga adkaaday iska dhigay aar goosigaagana waxaad ku sheegtay antibiyootig sida kiniiniga loo liqo adoon ka fakarin cawaaqibka ay keeni karto daawadaas dhacday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Tan ah meeye maamulkii Kismayo , jawaabtu waa ha sugi waayin .

 

Li anna cidna bilaash uma shirto, weliba ragga shirsani niman wax soo saari kari waaya laguma yaqaan. Maqaadiirse waa meesheed.

 

Inta aan Xamar dib u heshiisiin looga baahnayn, meel kale loogama baahna

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

xiinfaniin;945726 wrote:
Actually the shir is almost done. One clan's delegates are not completely in , the campaign of the top office goes on.

How many planes are needed to carry the Gedo boys?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this