Sign in to follow this  
MoonLight1

Puntland oo soo bandhigtay qodobadii laga badalay dustuurkii lagu heshiiyay.

Recommended Posts

1.QODOBka 9,aad, ee ka hadlaya Magaalo madaxda qaranka, waxaa lagu kordhiyey (magaalo madaxda jamhuuriyada soomaaliya waa mugdisho), halka nuqulkii lagu heshiiyey dhigayo,( maqaamka magaalo madaxda federaalka soomaalia waxaa go’aan laga gaari doonaa dib u eegista dastuurka).

 

2.QODOBka 26,aad, ee ka hadlaya hantida.Waxaa laga saaray faqrada sadexaad ee nuqulkii rasmiga, ahaa, taasoo u qoran sidan: 3. faqrada 1, iyo 2, ee qodobkan laguma dhaqayo arrimaha ku xusan qodobka 49,aad.

 

3.QODOBka 44,aad ee ka hadlaya dhulka, hantida iyo deegaanka. Ee nuqulkii rasmiga ahaa wuxuu ka koobnaa 6 faqradood, ama prograph, waxaa laga tirtiray faqrada 5,aad, oo u dhigan sidan: 5, kala qeexida awoodaha dawlada federaalka iyo dowladaha xubinta ka ah dowlad federaalka ee la xiriira maamulka iyo maaraynta waxay ku tilmaaman yihiin lifaaqa.

 

4.QODOBka 50,aad ee ka hadlaya, tirada iyo xuduudaha dowladaha xubinta ka ah dowlada federalka, faqradiisa 5,aad oo u dhigan sidan: 5, xuduudaha dowladaha xubinta ka ah dowlada federaalka waxay ku salaysnaan doonaan xuduudihii gobolada ee jiray 1990-kii, (waxaa loo bedelay 1991’kii).

 

5.QODOBka 55,aad ee nuqulka rasmiga kana hadlaya Kala qaybinta Awoodaha, waxaa lagu siyaadiyey ( oo ay awooddeeda iyo mas’uuliyaddeeda yeelaneyso xukuumada federaalka).

 

6.QODOBka, 69,aad. Nuqulka rasmiga ah ee dastuurka, kana hadlaya, Xeer-hoosaadka Golaha shacabka, faqradiisa 4,aad, waxay u qoran tahay sidan: 4. Mashruuc sharci oo Goluhu diiday dib looguma soo celin karo Golaha ilaa ay ka soo wareegto lix-bilood maalinta Goluhu diiday,(waxaa loo bedelay 30,maalmood).

 

7.QODOBka 72,aad ee ka hadlaya aqalka sare , waxaa laga saaray ama laga tirtiray faqrada u danbaysa xarafka (J), in ay gutaan waajibaadka kale ee dastuurku ku farad yeelayo si loo sugo in dastuurku si habsami ah u hirgalo.

 

8.QODOBka, 81,aad. Ee ka hadlaya curinta sharciyada, waxaa lagu siyaadiyey ama lagu daray faqrad cusub, oo aan horey ugu jirin nuqulka rasmiga ah ee dastuurka. Oo ka kooban A iyo B, una dhigan sidan: 2. Sharciyada qabyada ah waxaa Golaha sare e barlamaanka federaalka ah u soo bandhigi kara( A) ugu yaraan hal wakiil oo ka socda dowladaha xubinta ka ah federaalka ama (B) Guddi kasta oo ka mid ah aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah.

 

9.QODOBka, 82,aad, ee dastuurka kana hadlaya, Go’aamo siyaasadeed, faqradiisa 3,aad ayaa si kale loo siyaadiyey, sidii la isla ogaa nuqulka rasmiga ah waxay u qorayd sidan 3. In la helo qodob saamaxa iswaafajin iyo isu soo jiidka labada aqal, haddii aan wax heshiis ahi dhicin.) waxaa loo dhigay sidan 3) haddii labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah uu dhex yimaado khilaaf ku saabsan sharci qabyo ah, mid kasta oo ka mid ah labada aqal ayaa Guddi wadajir ah oo ka kooban labada aqal ugu baaqi kara in uu isku dayo in uu xalliyo khilaafaadka iyo in uu labada aqal u soo jeediyo sharci qabyo ah, oo la is-waafajiyey iyada oo laga duulayo iskaashiga dowladaha ee ay dhigayaan qodobbada 51,aad iyo 52,aad.

 

10.QODOBka 91,aad. Ee ku saabsan, Muddada xil-haynta Madaxweynaha federaalka. Soomaalia

Madaxweynaha federaalku wuxuu xilka haynayaa muddo shan (5) sano, (waxaa loo bedelay 4,sano)

11.QODOB cusub (131 ah),Waxaa la soo geliyey qodob cusub oo (131) oo aan dastuurka nuqulka rasmiga ah hore ugu jirin kuna saabsan xaalad deg degga ah, kana kooban 7 faqradood.

 

12.QODOB’ka 199,aad. Ee ka hadlaya wax ka bedelka dastuurka, faqradiisa 3,aad, ugu yaraan (440.000,) oo muwaadiniin ah ayaa lagu bilaabi karaa habraaca wax ka bedelka dastuurka, (waxaa loo bedelay 40,000).

 

13.QODOBka, 210,aad ee Ciwaankiisu yahay Qodobbada is-khilaafsan, oo labo (2) faqradood ka kooban, ayaa meesha laga saaray.

 

14.QODOBka 204-aad, ee ka hadlaya dhaqangalka dastuurka oo ahaa Hal farqad ama prograph. Waxaa lagu kordhiyey farqad cusub. Oo u qoran sidan:

 

(2) dhaqangalka qodobada la xiriira aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka meelaha lagu xusay Dastuurkan, dib ayaa loo dhigay inta laga gaarayo samaynta dhammaan Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Faderaalka ah iyo inta kuwa matalaya loo dhaarinayo xilka ayagoo ah xubno ka tirsan xubnaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka. Inta uu laalan yahay samaynta aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka, Golaha shacabka ayaa qabanaya dhammaan waajibaadka iyo hawlaha dastuurkan siisay aqalka sare wuxuuna u shaqaynayaa sida Baarlaman ka kooban Hal-aqal, si daacad-nimo ku jirtana maanka ugu haynayaa mabaadi’da aasaasig ee awood qaybsiga ee nidaamka Federaalka lagu qeexay qodobka (3) ee dastuurkan iyo danaha Gobolada Soomaliyeed marka la gaarayo go’aanada.

 

15. Waxaa kaloo la khalday qaarna laga saaray Jadwalada kala guurka ah (A. iyo B. iyadoo lagu bedelay Calanka iyo astaanta) iyo wax yaalo kale oo aan meesha ku jirin.

 

http://www.puntlandpost.com/akhrisoqodobada-dastuurka-somalia-wax-laga-bedelay-ee-puntland-ay-ku-eedaysay-df/

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ You don't need to discuss it since you dismissed it, ka bax meeshan, inaar.

 

This is madness if this actually took place, I didn't know in dastuurka dhuumaaleysi lala gali karo.

 

 

This is another LEVEL wallaahi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Nuune, its very important to know when the constitution was "changed", where in the process did this took place and who was responsible for it. We know atleast that it wasnt under Hassan Sheick's watch like some wanted us to belief. For he was elected after the constitution was presented to Parliament.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ All I am saying to you is, why is this so important to you when the news came out the other day you dismissed it as a Puntland Process of getting recognition or Qeylo Dhaanta Puntland(QDHP), another word, you denied that any changing took place, and here you want to discuss it again, niyahow one waji la imoow dee meel laguu raaco malahan, gadgadoonka badan ma fiicna INAAR

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Nuune, these are serious accusations. So its only fair to ask these questions. One might almost think you dont want these serious questioned answered and get to the bottem of things. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

nuune;944852 wrote:
^^ All I am saying to you is, why is this so important to you when the news came out the other day you dismissed it as a Puntland Process of getting recognition or Qeylo Dhaanta Puntland(QDHP), another word, you denied that any changing took place, and here you want to discuss it again, niyahow one waji la imoow dee meel laguu raaco malahan, gadgadoonka badan ma fiicna INAAR

Adeer, you are accusing me of commenting earlier on this topic. Which I havent. I have commented only on Puntlands refusal to go to Londen conference.

 

Please post the comments that i have denied the constitution being changed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Che -Guevara;944856 wrote:
Even Nuune sees the duplicity of Carafaat's actions.

Che, our residential Pirate in disguis. Typical example of the pot calling the kettle black. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Nuune, I am still waiting for the proof that I have dismissed the constitution being changed. Adeer, like Oodweyne wrote these days you clear tribalist ideologies are very obvious and clear to see. baryahan maradii waa tuurtay, ee is astur bahasha maro ku qari. Marka wax ku hadlisidna cadeen la imoow. Waa iga talo adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Since you insisted on it, not only you dismiised it, but even re-read waxa kalaad meesha ku qortey:

 

That is so unlike Puntland to not attend a meeting. Something is really wrong here.
Faroole seems to be running out of tricks.
The big tent, our houses are occupied,
the constitution was changed
,
Federal Governent waa HAG, Jabuuti-Hargeysa-Moqadishu conspiracy ayaa jirta, Muqdisho is not the Somali capital, etc.

Source

 

Too late you can't edit it, inaar.

 

And now you want to know when was the constitution changed and who done it, why dismiss it earlier if you want to find out who changed and when, can you see yourself horta!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Why dont you post the rest of that comment. Then one can read that comment is about his refusal to attend Londen conference. Editing my comment like that and leaving the rest out in order to take it out of context is not something one would expect from you. But again a clear sign of your clear tribalist mentality and support for the clan state. Ever since I started discussing Jubbaland you have been mad at me adeer. But Carafaat will continue to undressed that ugly Kikuyu project you been supporting lately, because I dont belief Kenyas involvement in Kismayo is not in Somalias interest

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

nuune;944866 wrote:

And now you want to know
when was the constitution changed and who done it
, why dismiss it earlier if you want to find out who changed and when, can you see yourself horta!!

This is the most relevent question in this topic and it still stands adeer irrelevent if you dismiss it or not and why you would want to dismiss this simple question. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this