Sign in to follow this  
Saalax

Al shabab attacks proposed Jubbaland state delegates in Kismaayo airport

Recommended Posts

Saalax   

DHAGAYSO Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday Garoonka Kismaayo oo daganyihiin Qaar kamid ah Ergada

 

Dagaalyahanada Kooxda Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo halkaasi oo fariisimo ay ku leeyihiin Ciidamadda Kenya ee ku sugan Magaalada Kismaayo, weerarka ayaa dhacay Xalay goor danbe, waxaana ay labada dhinac isku adeegsadeen hubka Noocyadiisa kala duwan.

halkan riix oo dhagayso

Share this post


Link to post
Share on other sites

We note both separatists and anarchists wish Godane gets stronger to disrupt the peace in the region. But Allaah has other plans and the people are doing the right thing ...so chill waryaaya and watch the Jubbaland progress

Share this post


Link to post
Share on other sites

No one is wishing anything people want peace in the region , but we are just stating the facts with out Kenyan support Amiir Godane would flush the raskambooni mIlitia out of the region .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;944731 wrote:
Xiinfaniin Amiir godane is stronger than raskambooni militia and all the other factions , but you have borrowed muscles

Oo Godane iyo maafiyada la socota goormey dagaal galeen..marwaliba dhoomeysi un bey ku dagaalamaan! Ilaahayoow ummada ka qabo kuwaan KHAWAARIJKA ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abu weheliye Godane iyo shabaab ka adag Somalida kale. kana ciidan adag kana awood badan shabaab waxa dalka ka saaray kenyati xabashi ugandhees burundiis , maxa beenta la isu shegeyaa. Xaxabashi ka adag shabaaab laakin shabab ka adag kooxaha Somalia oo dhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;944780 wrote:
Abu weheliye Godane iyo shabaab ka adag Somalida kale. kana ciidan adag kana awood badan shabaab waxa dalka ka saaray kenyati xabashi ugandhees burundiis , maxa beenta la isu shegeyaa. Xaxabashi ka adag shabaaab laakin shabab ka adag kooxaha Somalia oo dhan.

Beentaa

 

Puntland kama adka. Waataa saaka toogatay oo buuraha ku gurtay. Laakiin Godane amiir baad u qabtaa for clannish reasons

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Ahmeds madoobe former friends. Wouldnt be suprised if he flipflopped and rejoin alshabab when he realize that his project wont fly :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;944790 wrote:
Beentaa

 

Puntland kama adka. Waataa saaka toogatay oo buuraha ku gurtay. Laakiin Godane amiir baad u qabtaa for clannish reasons

Shabaab can run Puntland over ,if they were not concentrated and if they were not battling ugandans burundi ethiopian kenyan and Somali troops in south and central Somalia. You remember in 2006 the ICU were on the verge taking Galkacyo but the Ethiopians saved the show.. And Shabaab in 2009 were 10 times stronger than ICU they were ICU on steroids. Xiinfaniin nin weyn lugu ma yidha been baad sheegeysa waxaas ma qurux badana waxa la yidha aniga sida ila ma aha. Amiir Godane dee wa magacisa wa tittlke ku u sido kooxda u hogaamiyo i dont support shabaab or godane.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this