Sign in to follow this  
MoonLight1

Puntland executes 13 terrorists.

Recommended Posts

Puntland oo dil toogasho ah ku fulisey 13 qof oo lagu xukumey in ay ka qayb-qaateen dilal kala duwan

 

Duleedka Bari ee magaalada Bosaso ayaa maanta dil toogasho ah ka dhacay kaas oo lagu fuliyey 13 qof oo lagu xukumey in ay tirsanaayeen al-Shabaab, isla markaana dilal kala duwan fuliyeen. Lix ka mid ah dhalinyarada maanta dilka toogashada ah lagu fuliyey ayaa loo haystey dilkii Dr.Axmed Cabdiraxmaan oo 5/12/2011 lagu diley magaalada Bosaso, Dhalinta dilka lagu fuliyey waxaa kamid ah ahayd Gabadh lagu magacaabo Ruqiyo Xassan Maxamed Yusuf

 

Qaar kamid ah dhaliyarada dilka lagu fuliyey ayaa horey Maxkamadda ciidamada qalabka sidaa ugu xukuntey dil, taariikhdu markey ahayd 27 Feberaayo 2013, Sidoo kale qaar kale oo ka mid ah ayaa waxaa dil ku xukuntey Maxkamadda Darajada kowaad, waxaana lagu eedeeyey in ay dileen, Culimo, Xildhibaano, Saraakiil, Qaadiyaal iyo dad kale oo bulshada waxtar u lahaa.

dil-11.jpg

 

Askeri isla goobta ku dhintey

 

Cabdikariin Xasan Firdhiye xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidanka Puntland ayaa Horseed Media sidoo kale u sheegay in uu jiro askari ka tirsanaa ciidamadii dilka fulinayey uu goobta ku geeriyoodo, kadib markii ay ku dhacdey xabadiihii lagu ridaayey dhalinyarada dilka lagu xukumey, inkastoo uu ka gaabsaday xeer ilaaliyaha in uu faahfaahiyo sida uu askariga ay xabadda u gu dhacdey iyo magaciisa.

 

Askarta toogashada fulisey ayaa la sheegay in ay ahaayeen saddex saf oo kala danbeeya, kuwo dhulka dhabacan, kuwo jilibka laabtey iyo kuwo taagan, waxaana la filayaa in askarta taagan rasaastoodi ay haleeshay mid ka mid ah askarta Jilibka dhigtey.

 

Waxaa weli Xabsiyada Puntland ku jira dhalinyaro badan oo ku eedaysan falal dil ah in ay ka fuliyeen Puntland iyaga oo amarka ka soo qaatey al-Shabaab, waxaana badankood lagu xukumey dil tyoogasho ah.

 

Horseed Media

 

 

 

 

 

 

 

 

http://horseedmedia.net/2013/04/30/puntland-oo-dil-toogasho-ah-ku-fulisey-13-nin-oo-al-shabaab-ka-tirsanaa/

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Faroole has been dragging his feet to execute these youth. They have been in jail for a long time. Only after the murder of Sheekh Gacmey did the ground shift in demanding their execution.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They arrest poor youth, torture them, then accuse them of being Shabab. They wouldn't be touched if they were from an influential family.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I pray for closure for the families and justice for the innocent lives lost, the matter of execution is a permanent one, this is nothing more than muscle flexing and the military judge should at least be thoroughly investigated to make sure this kind of thing never happen again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

MoonLight1;944638 wrote:

 

Askarta toogashada fulisey ayaa la sheegay in ay ahaayeen saddex saf oo kala danbeeya, kuwo
dhulka dhabacan
, kuwo
jilibka laabtey
iyo
kuwo taagan
, waxaana la filayaa in
askarta taagan rasaastoodi ay haleeshay mid ka mid ah askarta Jilibka dhigtey
.

 

;);) Even when the targets are tied to a tree - so much for Puntland special forces that Dettoore Osman and others boast daily in here...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mad_Mullah;944700 wrote:
They arrest poor youth, torture them, then accuse them of being Shabab. They wouldn't be touched if they were from an influential family.

What do you mean by an influential family? If you mean by the clans in Puntland then majority of them are from influential family, in fact half are from Faroole sub sub sub clan and the rest are from Bosaso and Qardho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yunis;944722 wrote:
;)
;) Even when the targets are tied to a tree - so much for Puntland special forces that Dettoore Osman and others boast daily in here...

lol, accidents happen waryaa, even the American special forces get accidents, this was a friendly fire :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yunis;944722 wrote:
;)
;) Even when the targets are tied to a tree - so much for Puntland special forces that Dettoore Osman and others boast daily in here...

:D :D

 

I am sure Dittoore Osman is deeply disappionted.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this