Sign in to follow this  
Waranle_Warrior

Massive demo against Culosow next week in London, 7th May

Recommended Posts

Ururka Sahal oo Mudaharaad weyn ka qabanqaabinaya London

 

Garowe–28 April 2013–Pi– Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo booqasho ku jooga Puntland ayaa caawa u ho’ydey Guryaha Martida ee Madaxtooyada Cusub ee Puntland, xili uu Madaxweynuhu daalan yahay safaro dhowra oo ilaa Mombasa ah o uu sameeyey 24 saac ee lasoo dhaafey.

 

Imaatinkii maanta ee Garowe ka dib Madaxweynuha iyo Madaxweyne Faroole waxay shir jaraa’ id kuwada qabteen Madaxtooyada, ka dibna waxaa durba Madaxweynaha loo galbiyey Ho’yga uu seexan lahaa, halkasoo uu saacado ku nastey, Caawana wuxuu ku jiraa nasasho.

 

Madaxweynuhu wuxuu shalay safar deg deg ah ku aadey Mombasa oo isla shaly kusoo laabtey Muqdisho, saaka waabarigiina wuxuu usoo safrey Garowe.

 

Dhinaca kala Magaalada London oo Madaxweyne Xasan laga sugayo todobaadka soo socda ayaa waxaa ka socda abaabul xoogan oo ka dhan ah Madaxweynaha, Ururka Sahal oo xalay Casha sharaf wayn ku qabtey xaafada Shepherd’s Bush ee Galbeedka Magaalada London waxay qaban qaabadeeda bilaabeen Mudaharaad weyn oo Madaxweynaha loogasoo horjeedo, mudaharaadka ayuu wuxuu dhacayaa 7 bisha may,wuxuuna ka dhacayaa goobta lagu qabanayo shirka London.

 

Puntlandi.com

Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;944104 wrote:
What a waste of time!

This way is better than using bullets - the President himself said that.

 

More demos against Culusow is a good thing and people have the right show the anger and dissatisfaction with HAG policies, its democratic and civilized way to display disagreement.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waranle_Warrior;944103 wrote:
All Solers are invited to attend the demo next week, Tuesday 7th of May, which will be held in front of the venue of the Somalia conference.

7th of May waa maalin Friday ah, not Tuesday.

 

anigu mucaarad ayaan ku ahey Hassan Culusow, lakiinse waalaga fiican yahey in lagu mudahaarado Hassan Qoslaaye. wuuba nagu qoslilahaa haduu na arko anagoo Boorar wadano.

Share this post


Link to post
Share on other sites

OdaySomali, I am against his anti-Jubbaland policy and anti-federalism. Surely this is a good thing as its a peaceful demonstration against the Somali President. A massive show of force and display in front of the Somalia conference to show the world that he doesn't represent our views and not that of all Somalis as he is a divisive individual. He does not unite Somalis but divides them along clan lines and is vision-less President that wants to bring back the old civil war of 91. We are warning him of that and let the world know about it.

 

Ciyaal, yes its Tuesday bro, please attend the demonstration it matters a great deal, its peaceful, its sunny summers day and higher turnout is expected.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waranle_Warrior

 

waste of time , a time when the international world are ready to help Somali and raise funds for Somalia , ReR Puntland dont give up let bygones be bygones - You have lost President and Pm seat better luck next time .....

Share this post


Link to post
Share on other sites

I guess some people would love to back to another 20+ years of civil war and chaos.

 

Some Somali people never stop to amaze me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this