Sign in to follow this  
Illyria

President Biindhe assumes Khatumo Presidency

Recommended Posts

Illyria   

T4.jpg

 

T7.jpg

 

Waxaa Maanta Lagu Qabtay magaalada Taariikhiga ah ee Taleex Munaasibad Balaadhan oo lagu Soo Afmeeyay Shrikii Dhowaanahanba halakaasi uga socday Golayaasha maamulka Khaatumo State.

 

Sidoo kale Waxaa Qayb Ka Ahayd Munaasibad uu Xilka Madaxwayne nimo ee Meertada ah kula Wareegayey Madaxwyne Cabdinuur Cilmi Qaaje Biindhe oo Kamida Golaha Madaxtooyada maamulka Khaatumo State.

 

Iyadoo ay madashaasi ku wada dhamaanyeen dhamaan golaha xukumada ee maamulka Khaatumo State, Isla mar ahaantaana ay xil wareejintaasi u dhacdey si heer sare ah,Yadoo labada dhinac ee xilkani meertada ah kula kala wareegayay ay u kala gudoonsadeen si farxad iyo kalsooni ka muuqato.

 

Waxaana madashaasi ereyo aad u qiimo badan kasoo jeediyey Maxamed Yuusuf Jaamac Halac, oo ka mid ahaa golaha madaxtooyada maamulka Khaatumo State,Mudadii lasoo dhaafeyna talada xilka madaxtinimo gacanta ku hayay, Halka uu xilkani meertada ah la Wareegay madaxweyne Cabdinuur Cilmi Qaaje Biindhe

 

Gabagabada Shirkaas Muhiimka ah ee Dhowaanahanba ka Socday magaalada Taleex ayaa waxaa laga Soo Saaray Qodobo Muhiima kuwaas oo waxbadan ka Badali doona Xaalada Deegnada SSC ee Maamulka Khaatumo State.

 

Shacabkwaynaha ku Dhaqan magaalada Taleex ayaa Dhankooda Siwayn Usoo dhoweeyay Is afgaradka iyo Midnimada ka Muuqata dhamaan Golayaasha Khaatumo State.

 

Allssc News Desk/Online

hiirad@allssc.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

President Biindhe reiterates the core message of Khatumo and underscores the essence of its being in his first interview.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this