Sign in to follow this  
Waranle_Warrior

Culusow is to visit Garowe tomorrow to plead with Faroole

Recommended Posts

DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Garoowe kusoo wajahan.

 

Garoowe (RBC RADIO) Sida uu Raxan-Reeb u sheegay mid ka mid ah Xoghaynta Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, Berito ayaa la filayaa Madxweynaha in uu soo Gaaro Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowlada Puntland isaga iyo wafdi uu hogaaminayo,waxayna la kulmi doonaan Madaxda Puntland oo ay ka wada hadli doonaan Shirka London iyo Arimaha Jubbooyinka ku saabsan waxaana Magaalada Garoowe laga dareemayaa Diyaar garow ku aadan soo dhaweynta Madaxweynaha.

 

 

 

Duqa Degmada garoowe C/Casiis Nuur Cilmi Koor oo Raxan-Reeb ay la xiriirtay ayaa sheegay in soo dhaweynta Madaxweynaha loo diyaargaroobay oo Berito Subixii ilaa duhuradi la filayo in uu Garoowe soo gaaro sida uu duqu yiri, wuxuu kaloo inoo cadeeyey in Maalinnimada Isniinta ah uu Mdaxweynuhu Laabandoono kadib markii uu dhameysto Kulamada uu la yeelanayo Madaxda Puntland.

 

 

 

Magaalada Garoowe horay waxaa loogu soo dhaweeyey Raysulwasaaraha Soomaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Wafdi Wasiiro ah oo uu Hogaaminayo iyadoo si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada qodobo heshiis ahna ay kala saxiixdeen Masuuliyiinta Dowlada Puntland.

 

 

 

Hadaba Raxan-Reeb.Com ka filo Warar iyo sawirro la xiriira imaanshaha Madaweynaha ee Magaalada Garoowe.

 

RBC RADIO

 

Xafiiska Wararka Garoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jubbaland way duushay adeer!

 

Faroole has no quarrel with you apart from his earlier demand, respect the rule of law that's federalism and accept any two states or more that are willing to form their own regional administration specially Jubbaland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack, yes, Saaxiguu keenay, runta iyo xaqiiqda dhabta ah ayuu ogaaday, inuusan Cumar iyo the HAG clanist in Mogadishu meelna geeynayn, wuxuu iswaalaba hada wuxuu ogaaday inay arimuhu kago'aan the likes of Faroole and Ahmed Blacky.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cumar Gheele of Djibouti and the IRIRsm card that he is so well known to pull every so often. Remember how he was so hostile to Yey but he loved Shariif and even loved more dearly Abdiqasim before him and now he seems to really love Culusow. I think you can see the pattern.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garoowe: Madaxweyne Xasan Shiikh Oo kusoo wajahan Berito Puntland, Faahfaahin.

April 27, 2013 7:02 pm GMT - Written by PP - Edited by PP

Print Print

 

Garoowe: (pp)- Madaxweynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamud ayaa ilo lagu kalsoon yahay Puntlandpost u xaqiijiyeen in uu maalinimada Berito ah imaanayo Magaalada Garowe ee Caasimada Dowlada Puntland.

 

Sarkaal ka tirsan Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Puntlandpost u xaqiijiyey in waftiga Madaxweynaha ay ka kooban yihiin 4 Xillibaan oo kasoo jeeda Puntland, balse magac-yadooda aanu helin,Labo wasiir oo mid yahay wasiirka Maaliyadda, Suxufiyiin ka badan 5 oo ka howl-gala warbaahinta Dowlada iyo kuwa Madaxa banaan ee Muqdisho ku yaal.

 

Ujeedada Safarka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud ee Puntland ku imaanayo ayaan la ogeyn waxa uu la xiriiro, balse warar soo baxaya ayaasheegaya in uu Madaxweynaha Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed ay ka wada hadli doonaan is wareysi ku aadan xaalada Soomaaliya iyo u diyaar garowga shirka London oo labadoodu-ba ay ka qeyb gali doonaan.

 

Puntlandpost wali ma helin xog ku saabsan inta ay qaadaneyso booqashada Madaxweynaha ee Garowe, walow ay jiraan warar sheegaya in uu labo cisho sii joogi doono.

 

Marka loo eego Dadweynaha Magaalada Garoowe caawa kama ay muuqato u diyaar garow ku aadan soo dhaweynta Madaxweynaha, taas oo sida dadka badankiis qabo ku timid saluuga Mujtamaca Somalida qeybo badan oo ka mid ah ay ka muujinayaan, halka uu ka taagan yahay Arrimaha Federaalka , Dhisitaanka Jubballand, iyo Heshiiskii Ankara ee dhawaan.

 

09 March waxaa safar ku yimid Puntland Ra,iisal Wasaaraha DF Cabdi Faarax Shirdoon, wuxuuna Garowe ku saxiixey heshiis dhinacyo badan ka kooban oo saldhigiisu ahaa ku wada shaqeynta hanaanka Federaalka,lamana oga waxay kusoo kordhineyso heshiiskani safarka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud ee Puntland.

 

Wixii Faahfaahin ah Safarka Madaxweynaha Federaalka ee Garowe iyo Kulamada uu la yeelan doono Madaxda Puntland hadii alle idmo kala soco Shabakada Wararka ee Puntlandpost.com

 

Nagala soo xiriir : Puntlandpost.pp@gmai.com

 

Puntlandpost_Garoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Marna waxaad ku calaacalayseen muxuu madaxweynaha inoo soo booqan waayey ...hadana haduu idiin soo booqdo aflagaado ayaad u gaysanaysaa war isku xishooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Aflagaadadu waa xaq maadaama uu ninku yahay madaxweyne!:D

 

As for this is visit, it is merely a formality prior to the London Conference. As we all know he met Silaanyo in Ankara, Axmad Madoobe in Mombassa and tomororw Faroole in Garowe. It is very important for the President, as the chairman of the Somali Conference in London, to give all the stakeholders heads up about the agenda, and the importance for a unified front come May.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Culusoow earlier visited Baidoa, Beletweyn, etc. I am sure after Garowe he will visit Kismayo, Galkacyo, Jowhar, and other towns.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Oodweyne;943973 wrote:
He is trying to buttered up Mr. Faroole; since he wants him to attend that conference in London and at the same time, he wants to ensure that there is no "surprise" during the meeting so that the Somali contingent in that meeting wouldn't be speaking out of turns with each others.

 

In other words, his agenda is first convince Farole to attend the London meeting he will be chairing with David Cameron. And secondly, he wants to reach a bottom line agreement with Farole so that when they get to that conference he will be speaking for both of them as well as speaking from the same and agreed hymn sheet.

 

Hence he has lots of work to do in Garowe; since I suspect Mr. Farole will be very difficult customer to persuade easily to fall in line with Hassan Sheikh agenda of speaking for the whole of the Somalis in that conference. All I can say is that, if he goes there in Garowe then lets say best of luck to him since he will need it, indeed..
:D
:D

Culusoows mandate just started and Farooles just finished. This is a diffrent time from Shariifs end of his term that gave Faroole leverage withg the signing of Garowe 1 and 2. Faroole will do everything to please the President, he would want the goverment to support his opposition.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this