Sign in to follow this  
xiinfaniin

Colonel Barre Hiiraale's Navy Attacked Kismayo, Daqane of SOL reports

Recommended Posts

I have not corrupted the constitution if it indeed happened im expecting the government to work this out and make investigation...Xiin war is neither in my interests nor yours we both have more to loose than gain in this marka as i said let Pm Saacid and Madaxweyne Culusoow together with the jubbaland factions sort this out,

Share this post


Link to post
Share on other sites

The PM and the President have shown a limited capacity to deal with Jubbaland reality. They suggested appointing a governor for 6 months.

 

Rag hali u qalantahay bay waxaan rabaan inay badar siiyaan :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Xiin, who are "we" who drove usc?. Dhinaca kale u dhig bahasha Kismaayo iyaga doon iiga saaray adaa lagaa hayaa:)

Jacpher, caqligii ma ka soo tagatay? Did I quote any one?, linkiga aad odayga ka dhegeysatay sow anigu kuuma tilmaamin?. Faroolena inuu sisaas yiri iyadoo qoraal iyo maqal ahba ugu laabo threadkii ee wax ka dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey,

 

Aniga iska daayee (si qurux badan oo fudud baan kusoo baxaye), waxaan muran lahayn in usc du boqolaal kun oo shacab ay doon, baabuur, diyaarado kasoo saareen koonfurta Somaliya. Qaar baa dhintay, qaarbaa naafoobay, qaarba meelo fog fog u qaxay, qaarbaa bahalla cuneen, qaarbaa weli xeryo qaxooti ku jira awoowe. Taariikhdaa waa muhim ,Kismaayana waa badbaado iyo meeshii lagu beenin lahaa siyaasaddii bililiqada, iyo dilka ku dhisnayd :D

 

Just watch us do it

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;944665 wrote:
The PM and the President have shown a limited capacity to deal with Jubbaland reality.
They suggested appointing a governor for 6 months
.

 

Rag hali u qalantahay bay waxaan rabaan inay badar siiyaan
:D
:D

The government appointed admins for Bay & Bakool, Hiiraan,Galgaduud,Sh/dhexe,sh/hoose and banaadir. So what makes Jubbaland special? bal taa ii yara faahfaahi

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Because Jubbaland people has the capacity and political culture to unite to fulfill constitutional requirement. Other regions has constitutional requirements to meet , and it will take time to pull it off. For instance, Hiiraan must get another region to unite with in order to be a federal state.

 

Jubbaland has met the requirement hence why it cannot accept Mogadishu decrees.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Xiin, aad baan uga xumahay kumanaankaas usc du qixisay, lakin markaad anagaa qixinay aad lahyd ma xalaad ku riyootay?. ;).

Kismaayo meeshii dhagaxda badneyd goaankeeda maleh, dhagaxdiiinna iska heysta haddaad rabtaanna sl u tolooba lakin in bari bad ito mallaay leedahay micnaheedu maaha inaad baddaad aragtaanba tiinnii tahay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Awoowe,

 

kaftan ku waa bannaanyahay, laakiin kaaga cuqdad baa ku laran oo kama foga hadalkii odey Xaad iyo Axmed Diiriye. Bal malee wax sababay inaad labaatan sano dhimato ood jidgooyo u dhigato dawladnimada...

 

Kismayo raggii lahaa baa jooga , soomaali oo dhan way kusoo dhaweyn . waa arrin dhaqan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Maaddeey;944637 wrote:
^^ lol, run iney kaa tahaa fiicnaan lahayd!. Is is some thing to do with the clashes of galgaduud?. Still holding grudges?,

Waligaaba ha i aaminin! laakiin waa iga dhab. I hold no grudges, after all 'Walaalaha Galguduud' ;) had their scuffles for centuries waa'iska caadi. adigu waxaad ku mashquushay Odayaal Reer Bari?, while conveniently ignoring farce HAG oday dhaqameeds in Xamar who routinely advocate more civil wars on a daily basis.

 

Unless your intention here is to spin in favor of Ahmed Dirriye and others in Xamar at the expense of Oday dhaqameed from Bari, it’s the former who are more insidious and are bent on high jacking the national capital. Being born in Xamar, I have more quarrels with farce HAG Oday dhaqameed from Xamar who tells me I don't belong to the city of my birth, than Oday dhaqan from places like Caluula.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Anoo nool yaa Xamar kuu diidi kara, dhibka dhan hadduu intaa yahay waa la xallinaa Abti. Pumadii aad lido kula dabbaalan lahayd ha iska soo illoobin!. :)

 

Xiin, keyga dhigis kaaga dhimis ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;944706 wrote:
^^ Anoo nool yaa Xamar kuu diidi kara, dhibka dhan hadduu intaa yahay waa la xallinaa Abti. Pumadii aad lido kula dabbaalan lahayd ha iska soo illoobin!.
:)

 

Xiin, keyga dhigis kaaga dhimis ...

Loolz at this line, walahi I have never laughed so hard. Maadeey madaxyare shoots himself in the foot, waryaa why would anyone depend on your 'Cudud' while they can on theirs and why would anyone should feel the necessity to feel or get safety because of your 'kindness'. Wallee, HAG, kulligood waa isku mid oo iska caqli HAG ayay wataan.

 

However, whats more funny here is how Maddeey spoke for Alshabaab thinking the whole organization belonged to Adan Cayrow but now exposes himself speaking on the mouth of General Galaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ Waranle, sxb. isdeji, teeda kale waxba ma fahmaysid, this is not serious, waa kaftan!. Waxaase dhab ah Pl aad adigu afkaaga ku difaacaysid inay iska ba'day!. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Allow Sahal :)

 

Awoowe in nidaam iyo kale danbeyn ay ka hirgasho mandaqa baa dhow. Muslimiinta iyo inta nabada iyo cadaalada jecel waa soo dhaweynayaan inta kalena insha'Allah dad Somaliyeed oo inta wada fariistay nidaam iyo kale danbeyn aysan cidna marti ugu ahayn doonaya dhib uma arki doonaa .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;944917 wrote:
^ Waranle, sxb. isdeji, teeda kale waxba ma fahmaysid, this is not serious, waa kaftan!. Waxaase dhab ah Pl aad adigu afkaaga ku difaacaysid inay iska ba'day!.
:)

Sxb haa aniguba waa iska kaftamaayaa :D, haa PL inee iska ba'dayna waa lasocdaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;944665 wrote:
The PM and the President have shown a limited capacity to deal with Jubbaland reality. They suggested appointing a governor for 6 months.

Did they suggest appointing a governor of Kismayo or Jubaaland? if it's the later then this is good compromise and should be accepted. Appointing a governor of Jubaaland cements the existence of the state and in 6 months you do everything to drive al shabaab away from the region and if you succeed then the elected governor will have more legitimacy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this