Sign in to follow this  
Dr_Osman

The Marines Capture Illegal Trawellers In Puntland Waters. PICS+AUDIO

Recommended Posts

Dr_Osman   

Ciidanka Badda oo soo qabtey doonyo Kaluumeysi

 

24 Apr 24, 2013 - 7:23:47 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Ciidanka badda Puntland ''PMPF'' ayaa gacanta ku soo dhigay 5-doonyood oo laga leeyahay dalka Iran iyo 78 Badmaax oo saarnaa,kuwaasi oo Kalluumaysi sharci daro ah ka waday Xeebaha Puntland ka dib hawlgal ay ciidanku qaadeen.

 

Taliyaha Ciidamada Badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax oo la hadlay Warfidiyeenada ayaa sheegay in hawlgalka ay kusoo qabteen Doonayahan uu ka dhacay nawaaxiga degaanka Qaw ee gobolka Bari.

 

''Badmaaxiinta aan qabanay waa 78-qof oo u dhashay wadanka Iran iyo 12-qof oo u dhashay dalka oo ilaalo u ahaa Doonyahan Kaluumaysiga sharci darada ah waday''Ayuu yiri taliyuhu.

 

Wuxuu intaas ku daray Cabdirisaaq Diiriye Faarax in uusan hakad galayn hawl galada ay kula dagaalamayaan Doonyaha Xeebaha Puntland ka wada Kaluumaysiga sharci darada ah.

 

Wasiir ku xigeenka wasarada Kaluumaysiga Puntland Muuse Geele Yuusuf oo ka mid ahaa masuuliyintii la hadlay Warfidiyeenada ayaa soo dhoweeyay hawlgalka Ciidamada ibadda Puntland ay kusoo qabteen Doonyaha Kaluumaysiga sharci darada ah ka waday xeebaha Puntland.

 

PMPF ay hawlgalo ay horay u sameeyeen ay kusoo furteen maraakiib ay afduub u haysteen Kooxo Burcad badeed Soomaali ah,waxaana jiray ay si adag ula dagaalameen Kooxihii Burcadbadeeda ee horay ugu sugnaa deegaanada dhaca xeebaha gobolka Bari.

 

1_38.jpg

7_28.jpg

12_15.jpg

13_10.jpg

5_32.jpg

14_6.jpg

11_14.jpg

15_4.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Ciidamadda Badda Puntland PMPF Oo Gacan Kusoo Dhigay Kalluumeysato u Dhalatay Dalka Iiraan [sawirro+Dhageyso]

 

Boosaaso[RBC Radio] Ciidamadda Booliska Badda Puntland ayaa maanta soo bandhigay rag iyo Doonyo Kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Iiraan kuwaas oo lagu eedeeyey in si sharci-daro ah uga Kalluumeysanayeen deegaanka Qaw ilaa Ceelaayo.

 

Hawlgalaan oo dhacay shalay 2:30 duhurnimo isla markaana lagu soo gabagabeeyey 5:30 galabnimo ayey Ciidamada Badda kusoo qabteen 5-Doonyood ,78-qof oo Iiraan u dhalatay iyo 12-qof oo Soomaali ah,kuwaas oo ilaalo u ahaa Kalluumeystada Iiraan.

 

Taliyaha Ciidamada Booliska Badda Puntland Cabdirisaaq Diiriye Faarax oo Xafiiskiisa Saxaafadda kula hadlay ayaa sheegay in Ciidamadu gacanta kusoo dhigeen 5-doonyood,78-qof oo Iiraan u dhalatay iyo 12-Soomaali ah,wuxuuna intaas ku daray in hawlgalkaas lagu guuleystay.

 

Wuxuu sheegay Taliyuhu in dadka deegaanka Qaw ee gobolka Bari ay Ciidamada Badda Puntland kusoo Wargeliyeen Doonyaha 5-ta ah ee Iiraan laga leeyahay oo si sharci-daro ah uga Kalluumeysnaya Xeebaha Qaw iyo ilaa Ceelaayo.

 

…”"” Waxaan ku guuleysanay shalay hawlgalkaas oo bilowday 2:30-duhurnimo 5-doonyood,Shaqaale dhan 78-Iiraaniyiin ah iyo 12-Soomaali ah oo ka Kalluumeysanayey inta u dhaxeysa Qaw ilaa Ceelaayo,doonyahaas oo laga leeyahaywadanka Iiraan kagana Kalluumeysanay halkaas si Sharci-daro ah…”"”ayuu yiri.

 

01056.jpg

01260.jpg

011105.jpg

03143.jpg

04123.jpg

0599.jpg

0698.jpg

01261.jpg

0786.jpg

0875.jpg

 

AUDIO

http://www.raxanreeb.com/2013/04/ciidamadda-badda-puntland-pmpf-oo-gacan-kusoo-dhigay-kalluumeysato-u-dhalatay-dalka-iiraan-sawirrodhageyso/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

Very impressive. Kudos to the Puntland marines.

No torture no matter how little. Just interrogate, document their involvement, and hand them back to their governments.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

malistar2012;942752 wrote:
They should imprisoned them in Puntland , Torture them little bit give them taste of how Somali Prisoner are dealt with in Yemen

They are Iranian, not Yemeni. Most trawlers in Somali waters are from Iran.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this