Sign in to follow this  
Maqane

Anti - Qabiil | Thread

Recommended Posts

nuune   

Alpha Blondy;941604 wrote:
oo yaad ka ahyd horta, inaar?

Waxaan ka ahey Dhagistaan

 

 

Abbaas, erayga qabiiliste ma ahan eray Af Soomaali ah inta aan madoobeeyey, waa adoo dhaho oo kale kaasi waa aalkoliiste, qabyaalad baa dishey baa la oran hebel, erayga qabyaalad ma doorsoomo, micnaha ma kala gadoomo, hal qof waxxaad ku dhihi kartaa qabyaalad baa ku waashey, boqol qof waxaad ku oran kartaa qabyaalad baa idin waashey

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Alpha Blondy;941611 wrote:
imisa jilib
ayu
uu kala
baxa
reer dhagistaan?

 

deegaankeenu
xaage
ku yaala?

Soo sax meelaha aan dhiinjarka saarey horta

 

whom were you mingling the last few dayz, I knew it, Safferz, wey ku waashey intii yareyd een ku barey xataa hilfaha ayey u laabtey

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

imisa jilib ayuu
uu
kala
baaxa
reer dhagistaan?

 

deegaankeenu
xaagu
ku yaala?

Ku noqo, ha dagdagin waryee, maskaxda iyo maanka daji

Share this post


Link to post
Share on other sites

for goodness sakes! what kind of teacher are you, horta?

 

bloody reer dhagistaan yaa wax ka baraan jiray?

 

bloody laangaab....waar, you're an ehlu naar, ee sida uula soco.

 

end of class. i refuse to be taught by a laangaab. did you know that my immediate sub-clan is 95k!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

nuune;941609 wrote:
Waxaan ka ahey Dhagistaan

 

 

Abbaas
, erayga qabiil
iste
ma ahan eray Af Soomaali ah inta aan madoobeeyey, waa adoo dhaho oo kale kaasi waa aalkol
iiste
, qabyaalad baa dishey baa la oran hebel, erayga qabyaalad ma doorsoomo, micnaha ma kala gadoomo, hal qof waxxaad ku dhihi kartaa qabyaalad baa ku waashey, boqol qof waxaad ku oran kartaa qabyaalad baa idin waashey

Waan gartay sxb, thanks for correcting me :) Soomaaligeeygu mid aan iskuul ugalay maahan , inkasta oo aan Soomaaliya kusoo barbaarey laakiin waa self-taught (Qoraal ahaan iyo faham ahaan).

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Alpha Blondy;941620 wrote:
imisa jilib ayuu u kala baxaa reer dhagistaan
?

 

deegaankeenu
xagu
ku yaala?

 

?

Bravo bravo yaa Alpha, intaa yarta ah dhib malahan ee hartey, balse ogoow Af Soomaaliga inuu kadeed ka sameesanyahey, marka waa inaad adna kadeed iska dhigtaa, hadaad meeshii la rabey double shaqal or vowel inaad isticmaasho aad ka dhigto hal vowel, ogoow micna cusub ayaad la imaatey, intaasi waa digniin si aad uga taxaddarto hada ka dib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Alpha Blondy;941592 wrote:
this is just ridiculous. this thread reeks of political correctness! uff fooqal uff. i will NOT be gagged and forced into a humiliating silence over my passion to discuss qabil!

Alpha, Oba miyaan kuu wacaa mise Beerahaagi baad si nabad ah ugu laabaneeysaa?

 

Random-nimada baan kugu taageersanahay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Qaran iyo Qabyaalad ma is Qaadi Karaan? -- Iyadoo la eegayo xaga diinta Islaamka

 

Interesting one for dummies like me :)

 

Waxaad daawataa from @5:30

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Alpha Blondy;941619 wrote:
did you know that my immediate sub-clan is 95k!

Sxb I dont think reer Daac qudhun are even 15k.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this