Sign in to follow this  
Maqane

Anti - Qabiil | Thread

Recommended Posts

Maqane   




2x
Kan miyaa ee kaas miyaa,kan miyaa ee kaas miyaa, kee waaye?
Ar kan miyaa ee kaas miyaa,kan miyaa ee kaas miyaa, kee waaye, kursiga?

2x
Kii lakeenay maa koraa?
Koo la doortay maa koraa?

2x
Kee koraayo kursigan, kee koraa?
Kulligeena maa koreeno kursigan?

2x
Ku mareeykan keenay maa koraa?
Koo amxaara (Itoobiya) keentay maa koraa?
Kii qabiilka doortay maa koraa?


Koo aan ku tashanay yaa koraa?
Kii koraayo kursigan ee yaa koraa?
Kee koraayo kursigan ee kee koraa?




1x
Kan miyaa ee kaas miyaa,kan miyaa ee kaas miyaa, kee waaye?
Ar kan miyaa ee kaas miyaa,kan miyaa ee kaas miyaa, kee waaye, kursiga?


2x
Koo lakeenay maa koraa?
Kii la doortay maa koraa?

2x
Kee koraayo kursigan ee kee koraa?
Kulligeena maa koreeno kursigan?


2x
Ku khamiismka qaatay maa koraa?
Koo kadeeday oo karbaashay maa koraa?
Kii kugooyay oo kaa waalshay maa koraa?

Kursigana u kurbooday yaa koraa?
Koo aan ku tashanay yaa koraa?
Yaa koraayo kursigan ee yaa koraa?
Kursigan oo la keenay yaa koraa?


Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Hawdian;982521 wrote:
qaabil maha dhiib ee waxa ah dhib qaalyalada . anig waxan ila tahy markaay somali is wada guursato baaa qabayaalada laga baxayaah.:cool:

:D :D :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this