Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Video of The Ahlu Naar shaitaan who blew himself in the latest attack in Mogadishu

Recommended Posts

Maaddeey   

Lool. Qofkii expert nimo sheegtay video fake ah ee wax aan jirin aaminay haddana umadda inuu beentaas run uga dhigo raba khasaaro fii!.

 

Oba:

 

Nin Alle ka cabsi badan oo cibaado badan baa nin wax kasta oo xaaraan ah sameeya waaniyey oo waaniyey haddana waaniyey isna waanada ma yeelo, markii dambe buu wadaadkii xanaaqay oo yiri: weligaa Ale kuma cafin doono!. Allena wuxuu yiri: Waa kuma kan naxariisteyda iyo cafiskayga yareystay ee wax yar oo isagu maamusho ka dhigay, kiina cafiyey oo jannada geliyey wadaadkiina naarta u diray!.

 

Is ilaali sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxey ila-tahay qofkii ku qanca inuu is qarxiyo waa mid u baahan in maskaxdiisa la baaro..

Haduu yahay wiilkan ama ku kale waxaan dhihi lahaa Ilaahey ha soo hanuuniyo qofka jidkaasoo kale ku socda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Even if the above brother is alive and well, they did not slander him, but also have placed him and family at great peril. There rumor is also circulating in the Canadian news channels.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Maaddeey;939457 wrote:

 

Nin Alle ka cabsi badan oo cibaado badan baa nin wax kasta oo xaaraan ah sameeya waaniyey oo waaniyey haddana waaniyey isna waanada ma yeelo, markii dambe buu wadaadkii xanaaqay oo yiri: weligaa Ale kuma cafin doono!. Allena wuxuu yiri: Waa kuma kan naxariisteyda iyo cafiskayga yareystay ee wax yar oo isagu maamusho ka dhigay, kiina cafiyey oo jannada geliyey wadaadkiina naarta u diray!.

 

Is ilaali sxb.

Adiga kaaley, wadaadoow, maa AS gaarsiisid taladaan wanaagsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^^ Wallee yaabaa leedahay!. Hadda kadib adaan kaala tashanaa dadka aan gaarsiinaayo, haddii aan gaarsiiyo ama aan gaarsiin waayona waa kuu soo 'report'-gareynaaaa!.

 

Ps. Iney talo wanaagsan tahay haddaad garatay waa Alxamdulillaah!. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;939457 wrote:
Lool. Qofkii expert nimo sheegtay video fake ah ee wax aan jirin aaminay haddana umadda inuu beentaas run uga dhigo raba khasaaro fii!.

 

Oba:

 

Nin Alle ka cabsi badan oo cibaado badan baa nin wax kasta oo xaaraan ah sameeya waaniyey oo waaniyey haddana waaniyey isna waanada ma yeelo, markii dambe buu wadaadkii xanaaqay oo yiri: weligaa Ale kuma cafin doono!. Allena wuxuu yiri: Waa kuma kan naxariisteyda iyo cafiskayga yareystay ee wax yar oo isagu maamusho ka dhigay, kiina cafiyey oo jannada geliyey wadaadkiina naarta u diray!.

 

Is ilaali sxb.

thanks for the reminder Al-Qaadi Maadeey Radiyallahu Canhu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this