Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

HAG supreme elder Kismayo is HAG territory,Pirates have no say in Kismayo

Recommended Posts

Dhagayso:- Afhayeenka Odayaasha Beelaha HAG Kismaayo HAG iskaleh Maxaa ka galay Puntland

Apr 11, 2013 -

 

Iyadoo Maalmihii ugu danbeeyay erayo kul kulul ay Saxaafadda isku marinayeen Odayaasha dhaqanka Beelaha Muqdisho iyo Isimada Puntland, ayaa waxaa si kulul oga jawaabay hadal shalay kasoo yeeray Nabadoon Xarago oo kamid ah Nabadoonada Puntland.

 

Nabadoon Xarago oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ugu baaqay odayaasha dhaqanka Beelaha Muqdisho inay ka daayaan faragalinta arimaha Maamul u samaynta deeganada Jubbooyinka iyo Gedo.

 

Guddoomiyaha odayaasha Dhaqanka Beelaha Muqdisho Xaaji Axmed Diiriye Cali oo Saxaafadda Maanta la hadlay ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii kasoo yeeray odayaasha dhaqanka Puntland.

 

“Maxaa u gaynaya ninka kasoo kacay Boosaaso ama Garoowe inuu yiraahdo Jubbaland baa la yiraahdaa meesha Kismaayo la yiraahdo maxaa u gaynaya Kismayo anagaa iska leh Ummadda joogta ee ku abtirsata Beelaha Muqdisho umadda le eg oo kale ma joogto Kismaayo, marka uu leeyahay Calankii Jubbaland baa laga taagayaa Kismaayo maxaa ku wata gardaradaas iyo ma garanaysaa dulmigaas maxaa ku wata” ayuu yiri Axmed Diiriye oo ka jawab celinayay hadalkii Nabadoon Xarago.

 

Nabadoon Axmed Diiriye ayaa kamid ah odayaasha dhaqanka beelaha Muqdisho sida wayna oga soo horjeeda arimaha Maamul u samaynta deegaanada jubbooyinka ee ka socda Magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland is the envy of the South as well as Somaliland.

 

Yesterday Somalialnd minister boycotted UN sponsored survey because UN's conclusion that Puntland might be more populous than its northern neighbor region. Today our separatist brothers is resorting rehashing the complaints of Mogadishu elders about Puntland's political clout in Somali affairs.

 

Nothing new really

Share this post


Link to post
Share on other sites

These so called elders are nothing more than toddlers in a sand box..they have contributed absolutely nothing in terms of culture, math, history, philosophy, architecture, engineering, religion, governance and the list goes on. '

 

mind you, when I say elders I speak of all the clan juntas and their thugs from all corners, who sit idle and bask in seniority un-earned respect given to them by the masses, who have the notion that humans age like wine, when the fact is we age like bread, we start to rot from the inside physically and spiritually, we no longer have the heart to make our own paths, so instead we find a comfortable place in society and perpetuate what ever it is that gives us some notion of importance (be it tribalism or otherwise) , in the west old men retire and write literary work if they have something worth writing, or spend their days in retirement homes, where they pose no threat to society..in somalia they are called; isim, ugaas, suldan, and what not, and their senile dribble is taken as words of wisdom.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They are nothing more than senile old me.. if they had any honor, they would have averted the endless cycle of hate and tribalism that somalia has experience , we are a people with one language , one religion, one culture, and one common ancestry. yet we treat each other worse then people who are pallor opposites, the problem is lack of leadership...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaalinimadii in loogu baxo ayee istaahilaan kan waxaan ku hadlay, kan waxaan soo qoray, kan waxaan SOL kusoo gudbiye iyo kan la eedeynaayo maamul goboleed gumeysi u shaqeynaayo rabo in uu sameeyo. Kuligood isma dhaanto Soomaalinimadii iyo Soomaaliyaba dhulka dhigay, kuna sii jiidaayo ilaa iyo maanta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Soomalida dhibteed waxa waaye mid kasta oo qabiil iyo nacayb ka buuxo wuxuu iska dhigayaa wadani iyo inuu kaligiis Somalia khalis ah yahay. Dhibta Somaliya taal waa taas. Midkasta qabiil kale inuu dulmiyo isagoo adeegsanaya qabiilkiisa buu rabaa inuu ku amar taagleeyo inta kale. Shisheeye yaan la eedayn, Somali iyadaa isku maqan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal bingo if there is no proper reconciliation this will continue we have seen it in the past during general siad bares regime that one tribe has tried to claim complete supremacy using the state resources. Reaction tribal rebel movements who want to claim the throne and than do the exact same thing equals distrust between the various communities and ofcourse ended up with the establishment of tribal homeland states. More and more Somalis are seeing Somalia needs real reconciliation instead of waving the blue flag and act as if nothing happened.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;937573 wrote:
Samafal bingo if there is no proper reconciliation this will continue we have seen it in the past during general siad bares regime that one tribe has tried to claim complete supremacy using the state resources. Reaction tribal rebel movements who want to claim the throne and than do the exact same thing equals distrust between the various communities and ofcourse ended up with the establishment of tribal homeland states. More and more Somalis are seeing Somalia needs real reconciliation instead of waving the blue flag and act as if nothing happened.

Bingo XX exactly what your clan dies for to do... Don't come back and say my clan is better and different..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this