Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garowe leader Faroole turns to his fortune teller

Recommended Posts

Habarta u faalisa Faroole oo war-naxdin badan u sheegtay (Akhriso adigaa yaabaya)

 

Thursday, 04 April 2013 09:52

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ka naxay hadal ka soo yeeray Habarta Faalisada u ah marna Dumaashidiis ah oo maalmahan lagu arkayey Xarunta Madaxtooyadda ee Garoowe,iyadoo dab-qaad ku wadata Burjikadii Faalka.

Habartan oo ka mid ahaan jirtay Muqayaliinta ugu caansan Magaaladda Hargeysa ayaa mar-qura isu bedeshay inay ku qaraabato faal iyo curaafeysi,iyadoo dadka ugu sheekeysa in Jinniga ay la hadasho.

Faalisadan oo faalka u dhigtay Madaxweyne Faroole ayaa kula talisay hadii uu doonayo in 5-sanno oo xaaran ah ay sii joogaan isaga iyo Caruurtiisa iyo 2-diisa Xaas inuu afka ka xiro Idaacadaha Puntland,dilna ku bilaabo waxgaradka Puntland,waxaana ugu yaab badan iyadoo u faalisay in Tin laga soo jaro Reysalwasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Gaas oo faalisada Faroole ay ku andacooneyso inuu ninkaas hadii uu dooraashada u tartamo uu Puntland ku guuleysanayo,si arintaas looga fogaadana loo baahan-yahay,in tin uu leeyahay xili uu hurdo laga soo jaro kadibna iyada loo keeno si ay u sixirto C/weli Gaas

Shacabkamedia ayaa uga digaya Madaxweynaha Puntland inuu rumeysto habartan Faalka ku qaraabata ee Jinka iyo sheydaanka sheegta inay la hadasho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

Most Somali leaders listen to fortune tellers....it even extends to the Arab peninsula....Leadership needs information and intelligence from the jinni world....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Xaji was devastated when he opened a thread about new ministry in hargeisa and isla marki puntland ba ka jawabtay with a dhagax dhig for mnistry of agricttulre

Share this post


Link to post
Share on other sites
uchi   

Overcoming inferiority complex must be difficult for poor XX. Waking up every morning looking for Garowe news "clan enclave" must be frustrating.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why are people getting angry its not the Xaaji looking for a fortune teller its the garowe clan enclave leader who put his hope in the hands of the fortune teller:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Get a life people. This is pretty funny and I don't doubt he has a fortune teller. Somali rulers have them for centuries and it is as Coofle said.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Signs or symptoms mental retardation.

 

  1. Continued infant-like behavior
  2. Decreased learning ability
  3. Failure to meet the markers of intellectual development
  4. Inability to meet educational demands at school
  5. Lack of curiosity

Note: Changes to normal behaviors depend on the severity of the condition. Mild retardation may be associated with a lack of curiosity and quiet behavior. Severe mental retardation is associated with infant-like behavior throughout life.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this