Sign in to follow this  
Dr_Osman

Djibouti Delivers Modern Arms To Somalia. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Jabuuti oo qalabka ciidamada ugu deeqday Dowladda Soomaaliya – Sawiro

| on April 4, 2013

 

n iyo markii laga qaadey dowladda Soomaaliya xanibaadda hubka ee saarned Soomaaliya tan iyo sanadkii 1992, ayaa dalka Jabuuti noqdey dalki u horeeyey ee hub ugu deeqa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Hubkan ayaa isugu jira gawaari gaaashaaman iyo kuwa ciidamada lagu daabulo waxaana war ka soo abxay xafiiska raysalwasaaraha Soomaaliya loo dhigey:

 

______

 

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta ka guddoomay dawladda Jabuuti deeq hub ah, oo loogu talagalay tayeynta ciidamaday Soomaaliyeed.

 

Ra’iisal Wasaaraha oo maalintii labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti, ayaa saaka guddoomay hubkan oo ka kooban 50 gaari oo isugu jira kuwa gaashaaman iyo kuwa loo adeegsado xamuulka ciidanka.

 

Munaasabad ka dhacday xarunta ciidamada ee Sheekh Cismaan, ayaa waxaa heshiis ku kala saxiixday Wasiirka Gaashaandhigga dawladda Soomaaliya Mudane Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Faqi iyo Wasiirka Gaashaandhigga dawladda Jabuuti Xasan Dharaar Hufane.

 

“Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa dawaldda aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo mar kasta nala garab taagan hiil iyo hooba” ayuu yiri Mudane Faqi.

 

Ra’iisal Wasaare Saacid oo munaasabadii heshiiska ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay taageeradan hub, sidoo kalena tilmaamay in hubkan loo adeegsan doono si waafaqsan sharciga iyo nidaamka caalamiga ah ee adeegsiga hubka.

 

“Hubkani guud ahaan waxaan u isticmaali doonaa siduu ammaanka dadkayaga u soo geli lahaa gacanta dawladda, waana bilow cusub, waana uga mahadcelineynaa dawladda Jabuuti,” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaraha. Isagoo intaasi ku daray “Waxaan halkan ka cadeynayaa in hubkan aan u adeegsan doono si mas’uuliyadi ku jirto”

 

Ugu dambeyntiina, Ra’iisal Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa xafiiskiisa kula kulmay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Jabuuti, wuxuuna kadib soo kormeeray Dekeddaha dalka Jabuuti, isaga oo u kuurgalay qaabka ay u shaqeeyaan dekeddahan, waxayna warbixino ka dhegeysteen maamuleyaasha dekedaha Jabuuti.

 

Horseed Media 2013

 

SAM_1673-2.jpg

SAM_1704-2.jpg

SAM_1707-2.jpg

SAM_1709-2.jpg

SAM_1720-2.jpg

SAM_1730-2.jpg

SAM_1741-2.jpg

SAM_1742-2.jpg

SAM_1757-2.jpg

SAM_1762-2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

The defense forces just need good training for them to be effective but this is a good start arms is coming and it will modernize Somalias defense forces soon ethiopia kenya uganda sieraleona burundi Djibouti will not be needed and there will be boots on the ground. And you see Somalis riding those armored vehicles

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

The reconstitution of the Somali Republic is gathering pace, block by block, brick by brick. It's going to take a long time and it's not going to be easy, but InshaAllah we will get there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Mario B;934999 wrote:
The reconstitution of the Somali Republic is gathering pace, block by block, brick by brick. It's going to take a long time and it's not going to be easy, but InshaAllah we will get there.

Well said! Inshallah

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is good news but its only a start, Somalia's armed forces need this and more including moral and financial support to get stronger, secure the county and preserve the union.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Old Leyland's and Saxons, come on, this is an insult. :eek: These carriers and trucks are British and have never been used by Djibouti. Djibouti uses French equipment.

 

Hmm, a bit murky, I say guv'nor!

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Haters Group can hate all day long but this government is working hard to bring Somalia back whether they equip their soldiers with Leylands Tracks or Sticks it doesn't matter, what matters is they are moving in the right direction.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

Mario B;934999 wrote:
The reconstitution of the Somali Republic is gathering pace, block by block, brick by brick. It's going to take a long time and it's not going to be easy, but InshaAllah we will get there.

+10000

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this