Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Ingiriis Baro

Recommended Posts

Salaan...

 

Sheeko jacburis kale lee, oo meel kale laga soo shaxaadey.

________________

 

Waxaa hada ka hor dhacday in xariifkoo macalin qatari saana ahaa aa Faaraxoo uu bilaabay inuu u dhigo af Ingiriis oo iskool luqada Ingiriiska lagu dhigi jiray. Maalin maalmaha ka mid aheyd ayaa macalinkii usoo dhigay dhowr xaraf oo Ingiriis ahaa laguna dhahey, "Aw Jimcaalow, hadaadan isticmaalin erayadaan, waa dhumayaan ee isticmaal xaad mar kasta la aamusan tahay." Wuu soo baxay asagoo xaafadiisii usoo socda ayuu soo maray meel dhalinyaro banooni ku ciyaaraayeen markaas aa banoonigii ku dhacay markaas ayuu intuu u yeeray kii ku dhuftay banoonigii ku dhahey, "Aryaa Boyoow, xaad boolka {ball} iigu dhufuhee; waxaan aa fadar {father} soo dirsahaa, asay maadarna {mother} cuno u karee."

________________

 

Xariifkoo kalaa turjumaan ahaa. Dakhtar uu u turjumi jirey. Maalintoo aa haween xanuunsan u imaatey. Saan ay ku dhahdey kii turjumaayi, "Maandoow, u sheeg in waraaboow igu dhacayee." Xariifkii aa soo boodey, translating for the doctor, "She said she was bitten by a hyena." That can roughly translated back in Soomaali as "Waxee i leedahay waxaa i qaniiney dhurwaa." :eek:

 

The old lady got some unpleasant 21 cirbadood oo loogu tala galey dadka qaniino eyga qabo cudur raabiyada. Maskiin.

 

By the way, what is the equivalent way to describe this waraaboow disease into English? :confused:

_________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

that is a real story,the guy who was tarjumayey is totally halaak man,veery qattar guy!!!

 

waraaboow,mi heard many times,dadkey ka gahsaa ma'aqaano jilbaha miyaa iyo suxulada,a friend of mine used to have this waraaboow and he took waraaboow medicine,so that is it,cudurkaaneeto daawaas leeyahay,[/b]but i have no idea what the english word for that waraaboow,proud to see that word!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
petite   

waraaboow= syphallis. Which can ultimately cause insanity..thus the term " adi waraaboow ha isku ridin" = calm your a** down.

 

Syphallis is a venral disease but doesn't have to be sexually transmitted..you can pick it up from moist surfaces like toilet seats etc. Akhas..I know...i have a hard time using public bathrooms now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

see waayo adi petite,as far as i know syphallis in somali is called:isfiilito,we used the isfiilito word often than waraaboow,but the two somali words may have links in somehow,but in some cases you can use which ever word u want!!

 

what is waraaboow in english?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haaruun   

Many many tnx to u Mr.MMA, u made me LOL 4 real...adigana fiiri tan hee, sheeko run ah.

Xariifkoo xaayow ah ayaa Xalane markii uu dhamey loo direy inuu dugsiyada hargaysa mid ka mida wax ka soo dhigo...Xariifkii iskuulkiibaa lagu soo dhaweeyey loona dhiibey inuu dhigo Ingiriisiga...

 

Class-kii iyo isagii waxanaa kala qabsadey.

 

Mother habartaa waaye

Father adoogaa lee waaye

Grandmother habartaa habarteed waaye

Hammer burus waaye

Screw driver kaashafiite waaye

 

Markii danbe uu dhahey maanta intaas

uu casharkii inoogu dhanyahey....... yaa su' all qaba.

Class-kii oo dhan aa gacanta taagey waxeyna dhaheen " macalin waxaa iloodey inaad Somali ku macneyso casharka"....

 

Digshaneeriga eeyba ka fiir fiirinaayeen abooto, kaashafiito, adooga...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Waraa, Haruuuun, LoooooooooooL. Kac waraa, xayoow faraha kaqaad hee.

 

Xayoow kuwii waxaan soo alifey waaye, oo qatari saana eh.

 

Laba xayoow aa sheekeysanaayi. Macoow aa Tooxoow weydiiyey, "Aree Toox, rajabeeto xay tartaa?"

 

"Yihooy iga aamu."

 

"Ar runteey waaye, rajabeeto xay tartaa?"

 

"Eeh, Mac, yihooy hada ma ogid maa i dhihi rabtaa?"

 

"Xaas kale hee."

 

"Ar walax raaracee roojisaa ee iga aamu." prof2.gif

 

:D God. Walax raaracee roojisaa!!!!!! Maan. Maalintii waxaas maqley, maalintaas dhan waa qoslaayi. 28_spin.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xannaan   

macalimiinta sheeko dhacday aan idiin sheegaa wallaahi run ay u dhacday nooh xariif oo ku koray koonfurta aa waxaa lagu daray barigii tiro koobka la istiri koobaayay adi sxkaa waxaa la geeyay bari kow wuxuu ka bilaabay qardho sxb sxbkaa sheekadii uu bilaabay in uu dadka tiro koobo adi bes cidoo uu u tagay ka bacdi qof walba waxaa la waydiinaa meesha uu ku dhashay ma ogtahay xariifkii koowaad uu waydiiyay in tee ku dhalatay sxbkaa wuxuu ku yiri halakan macnaheed inta aan ku dhashay waaye ma ogtahay sxb kaa ha u maleeyo halakan meel magaceed qoroow uu bilaabay halakan adi hadba magaalo uu tagaa adi war yaan idink daaalinine jawaan wuxuu geeyay halakan ah ah waa la waydiiyay markii uu geeyay maxaa waayee dadkaan aad u wada qortay halakan, sxbkaa ha dhaho ee maaxaaan ka kasaa hee ani dadkaan uyuka lee i dhaheen halakan loool

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

HAARUUN DHILADII KU DHASHAY WAS MAXEYTAHAY SIDAASDU HADLAYSID

AFKA SUUBSO WAXAA TAHAY WAS

MODERATERS BEFORE U START TAKING MY **** OFF - LOOK @ THE FAQASH THAT STARTED THE ****

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ladiif   

Sxbyaal, Siphillis is called Jabti in somali as far as I know.

 

About Waraabow, I do not know but 1 thing for sure, it is not Siphilis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Sheekada waala sii xamaalanaa, kii wax kale haayo haku sii daro. In la isku wareersan yahey afkeena iyo ajnabi dhaqtar eh.

_________________

 

Islaantoo aa wiil ayeeyo u ahayd dhaqtar u wadey, si uu ugu turjumo. Markii dhaqtarkii u tageen uu weydiiye meesha laga haayo iyo sidee xalkeed tahey. Wiilkii ay u sheegtey sida loo haayo oo dhahdey, "Maandhoow u sheeg, meeshii lagu gaaro tobanka saac habeenimo baa cirkaas layla aadaa, oo anigoo dhanbaa laysku key cel celiyaa..."

 

Wiilkii ayeeyda u ahayd waa fasiraa ma dhihinoo hee. "She said, at exactly 4:00 a.m. every night, someone or something takes me to the sky, keeping my body crunched together..."

 

Dhaqtarkii maxaa kasoo harey hee ka aheen icon2.gif. Finally, psychiatrist uu u direy. :D

 

Ilaahoo duqooshinkeena iyo anagaba naga masaamax qurbo: Aamiin.

__________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tan ila fiiriya hee

 

Tifow iyo Gaabane ayaa waxay caano u soo qaadeen Xamar, markay caanihii si fiican oogu gadmeen eey dhaheen "ar yaa na keen aan qamiir maha ka jirsanee"

Maqaayeey imaadeen waxay ka cuneen min toban xabbo oo qamiir eh labo moos, gaddac macsaro iyo shood biyo eh. Markay albaabka ka soo baxeen aa baabuur kala gooyay Gaabane, markaasaa laamigii waxaa ku soo daatay muufadii iyo wixii uu hadda soo cunay. Tifow intow saan u fiirshay uu dhahay. "Ar haba dhindhee halka badar ow qasaarshay aa iiga daran!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Iffah   

Loooool!!! hahaha...goodness! Qosol gariir aa igu dhici doono. MMA & Aw-jamac you two are crazy runti...can't stop lol!

 

MMA- that story reminds me of my job a few summers ago... part of my duty was to translate for the duqyaasha...omg! Way i wareeriyeen...ane dakhtarkii aan sii wareeriyay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this