Sign in to follow this  
Waranle_Warrior

Alshabaab's link with Hassan Culusow and acces to the President's office and Villa Somalia

Recommended Posts

confidential Xarakada al-Shabaab ayaa war-saxaaafadeed ay soosartey ku sheegtey in uu soo garey Dokumenti qiime weyn ku fadhiya kaas oo laga keenay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, ee gudaha Madaxtooyada Muqdisho.

 

War-saxaafadeedka ayaa al-Shabaab ku sheegeen in Dukumintiga ay heleen uu yahay mid gaar ah ayna ka buuxaan macluumaad sirdoon oo faahfaahsan, qorshayaal la rabo in la fuliyo iyo waraaqo la is dhaafsadey.

 

Qaar kamid ah warqadaha ay heleen ayey sheegeen in ay yihiin kuwo ay is dhaafsadeen qaar ka mid ah dalalka carabta ee arrimaha Soomaaliya gacanta kula jira, waxaana ka mid ah codsiyaal loo jeedinayo Madaxeynaha oo ku saabsan shakhsiyaad loo magacaabo jagooyin, si labada dal u wadagaan arrimaha sirdoonka.

 

al-Shabaab ayaa ballan qaadey in ay barta Twitterka ku baahin doonaan maclumadka ay heleen.

 

Horseed Media

newws Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

^That's extreme waryaa isku xishood, you should be ashamed of yourself.

 

Oba, this is true incident reported by Horseedmedia which is a reputable trustworthy news portal. Also Alshabaab have confirmed it in their twitter feeds.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^That's extreme waryaa isku xishood, you should be ashamed of yourself

comming from whom

 

You are disrespecting our leaders with fake accusations , its on in insult to somali people day and night calling the leaders of nation Terrorist and looters inc .

 

Such a disrespect can only be defend with same attitude

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Waa runtay soo ma ahan dee Magaalada Muqdisho thread-kii, what happened today in Mogadishu was testimony to that, over 150 MPs were blocked and threatened if they leave for Kismayo.

 

Warkaygi wuu cadaaday soo ma ahan in Mogadishu ay Somalia inteeda kale hostage uhaysatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaan ka wadey that pic you said was laascanood and when i said it wasn't you called me a hater :D

 

I have not heard that and that aint true if you don't believe me ask sxbkeena Oday!

 

Koobka propogandada idinka qaadey sanadkaan, mabruuk!

Share this post


Link to post
Share on other sites

same stories we hear from defeat lot we seen this ten years ago when xasan abshir run to kenyan , we seen in it abdiwali , rip abdulahi yusuf , we seen it in Farole , Omar abdirasheed.

 

I thing is time for Somali community give up on dawladiid there is no return for them .... from 1960 to 2013 you still are dawldiid one wonders

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lool @ Oba, waryaa this is not propaganda, its true, here Allgedo reporting the same story.

 

 

Al-shabaab oo Sheegtay in ay Gacanta ku dhigeen Dokuminti Sir ah

 

Print here| By: allgedo.com: Wednesday, April 3, 2013 // u Jawaab

 

Xarakada al-Shabaab ayaa war-saxaaafadeed ay soosartey ku sheegtey in uu soo garey Dokumenti qiime weyn ku fadhiya kaas oo laga keenay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, ee gudaha Madaxtooyada Muqdisho.

 

 

 

War-saxaafadeedka ayaa al-Shabaab ku sheegeen in Dukumintiga ay heleen uu yahay mid gaar ah ayna ka buuxaan macluumaad sirdoon oo faahfaahsan, qorshayaal la rabo in la fuliyo iyo waraaqo la is dhaafsadey.

 

 

 

Qaar ka mid ah warqadaha ay heleen ayey sheegeen in ay yihiin kuwo ay is dhaafsadeen qaar ka mid ah dalalka carabta ee arrimaha Soomaaliya gacanta kula jira, waxaana ka mid ah codsiyaal loo jeedinayo Madaxeynaha oo ku saabsan shakhsiyaad loo magacaabo jagooyin, si labada dal u wadagaan arrimaha sirdoonka.

 

 

 

al-Shabaab ayaa ballan qaadey in ay barta Twitterka ku baahin doonaan maclumadka ay heleen.

 

 

 

 

 

 

 

Allgedo Media

news Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xarakada al-Shabaab ayaa war-saxaaafadeed ay soosartey ku sheegtey in uu soo garey Dokumenti qiime weyn ku fadhiya kaas oo laga keenay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, ee gudaha Madaxtooyada Muqdisho.

 

How did this happen, Oba, If Alshabaab have no links to the Presidential palace, it doesn't add up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this