Sign in to follow this  
Lefty

*****Adeeroow Cadeyga ii jabi****

Recommended Posts

Lefty   

Waraa maalmahaan waan maqnaa ee maxaa lagu casheeyay.. Xabadaan aan idinkaga sii tagaa ilaa iyo intaan kasoo kala fireynaayo mar kale..

 

Hada ka hor odeygoo wadaad ah aa masaajidka kasoo baxay markuu salaada duhurka soo tugaday..

Odeyga wuxuu watay cadey dheer oo qurux badan.isagoo jidka iskaga laafyoonaaya waxaa kasoo hor baxay gabar..waxay aad uga heshay odeyga cadeyga quruxda badan uu watay...Markasay tiri adeer cadeyga dabada iiga jabi...looooooool

odeygii naxdin ma ahinee wadnahaa istaagi rabay..

Kulahaa "adeer aniga salaada inay iga jabto ma rabo ee hoo adiga iskaga jabi.."

Markuu qoftii cadeyga u dhiibay...intay half ka jabisay intii kale u celisay....odeygii qosol gariir aa kasoo haray...markasuu dhahay adeer iga raali ahow waxaan u qaatay inaad ka wado Dabada iga gali..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lefty   

Sxb..I sug xabadaana aan ku sii daree..

 

Hada ka hor waxaa isku faanay Nin reer mudug ah iyo nin reer koonfur ah. War anigaa wax kaa badiyo iyo anigaa kaa khatarsan..Cabaar markay wax is weydiiyeen aa markii danbe kii koonfurta wuxuu dhahay " waraa 'Qare' ma taqanaa".

Kii kale aa qosol la dhacay..kulahaa "geedkaas xun oo la cuno si fiican baa u aqaan"

markasuu dhahay war waa la cunaa laakiin si fiican u sheeg".

kii reer mudug kulahaa " Alla maxaan geedkaas fuulay oo waliba anigoo qare kasoo goosanaayo aan ka soo dhacay wax badan"..

Kii kale Qosol iyo yax yax....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this