Sign in to follow this  
xiinfaniin

Jubbaland MPs en Route to Kismayo to Mark the Adoption of JL Charter

Recommended Posts

gooni   

Che -Guevara;933591 wrote:
^I am not sure why you quote me. I have no particular interest in any of this.

Waa kalmadaadu tixraacu ghe- ninka faraska dheereeya fuushan weeye gogol xulku oo aniga iyo adigaba naga tagay intii ay is xigeena u yeertay.

 

xiin awoowe gacaliye

tan hal tuurashada waa dan, xafiis ma lihi garab rarataan ahay intaan ka gaari karo yaan ragayga iyo gabdhahayga ku dhex tuurtaa

tan horumarka jubooyinka ma qabo qof biyo soomaaliya ka cabay xiskiisu dhan yahay inuu kasoo hor jeedo ana ka mid baan ahay

tan cuqdada nin weyn baan ahay sodonkii wax baa ii dheer waa inaan wax odorosnaa hadaan warlord tolnimo dawlad ugu dhisno sida hawtul hamagga yaan dabka ku daadanaynaa tafaraaruqna naga bixi maayo

 

Bal odoros adiguba intaad in yar farska ka dagtid

Hadii tolkoo dhan laysugus yeero inta kenyatigu nala joogo madaxda sare loo magacaabo ragii soo hal gamay

madaxweyne barre hiiraale

ku xigeen ahmed madoobe

hogaanka baarlamaanka ina af gaduud

shacabka laga tirada badan yahayna waa inaan gambar laga dhigan oo loo ogolaadaa inay xafiisyada dawlada ka shaqeeyaan intaasu markay isugu kaayo duba dhacdo hadii alla idmo ma u malaynaysaa in faroole booqosho ku imaanayo dawladda jubada sare?

 

Bal odoros xiriirka ka dhexeeya si fedaralku u hir galo gal mudug iyo puntland khaatumo iyo snm,ximan iyo mareeg state.

ANAAS ACDAA'U MAA YAJHALUUN. cali bin abi dalib r/c.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;933573 wrote:
The parliament session ended in chaos today, I have been told. HAG members told Gedo parliament members yoy can't fly to Kismayu.

Zack, what do you mean Hag told them not to leave? Meesha nimanka ma xoog baa lagu heystaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this