Sign in to follow this  
Waranle_Warrior

The first rebuttal comes out only hours after the PM desperately names Gedo Admin and more to come

Recommended Posts

Afhayeenka Ahlusunnada Konfureed oo beniyay in uu jiro heshiis dhexmaray Ahlusunna Iyo Dowlada Somalia.

 

Maamulka Ahlusunnada Konfureed ayaa manta Shirjaraaid oo ay uga hadlayaan heshiis la sheegay in lagu kala saxiixday Magaalada Garbahareey ku qabtay Magaalada Kismaayo.

 

Afhayeenka Maamulka Ahlusunnada Konfureed Sh. Maxamed Daa,uud Codweyne ayaa waxaa uu shirkiisa jaraaid ku sheegay in Masuliyiinta sar sare ee Ahlusunnada Konfureed in ay ku sugan yihiin Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

 

Afhayeenka waxaa uu intaasi ku daray in aysan jirin heshiis dhex maray Maamulka Ahlusunnada Konfureed iyo Dowlada Somalia Dowlada Somalia na ay ku tahay Ceeb in ay ku been Abuurato Masuliyiinta Maamulka Ahlusunna ee dadaalka iyo Dagaalka adag u soo galay dib u xoreeynta Dagmoyinka Gobolka Gedo.

 

Dhanka kale Afhayeenka Maamulka Ahlusunnada Konfureed waxaa uu si kooban uga hadlay Maamul manta uu Raisalwasaaraha Somalia u Magacaabay Gobolka Gedo. “Waxaa nagu maqaalo ah in Raisalwasaaraha Somalia uu gobolka Gedo u magacaabay Maamul kmg ah oo 6 bilood shaqayn doona arinkaasi waxaan ka leenahay Raisalwasaraha Somalia waa ku dag dagay waxaana halkaan ka cadaynayaa in raisalwasaarah uu Gobolka Gedo ka iclaamiyay Dagaal sokeeyo oo ay wada galaan dadka walaalaha ah ee daga gobolka Gedo.Shacabka iyo Maamulada Dagmoyinka Balad Xaawo , Doolow, Luuq, iyo Ceelwaaq marna raali kama ahaan magacaabista uu sameeyay Raisalwasaare Saacid waxaayna arinkaasi dhalinaysa in gobolka ay ku wada sugnaadan Awoodo is diidan taas oo sahli karta in gobolka uu galo colaado sokeeye ayu yiri Afhayeen Codweyne.

 

Afhayeenka ayaa waxaa uu intaasi ku daray in ay aad uga xun yihiin in Raisalwasaare Saacid uu khilaafyo iyon Colaado uu u soo xawilo Gobolka uu isir ahaan ka soo jeedo ee Gedo oo Mudoyinkan danbe ka soo kabsanayay colaadihi sokeeye. Ugu danbeyn Afhayeenka Ahlusunanda Konfureed ayaa waxaa uu shegay in uu Shacabka Somaliyeed iyo Beesha Calamkaba u cadaynayaan in aysan wax heshiis ah la galin dowlada Somalia ayado uu qiray in Masuliyiinta Calamka ay aqonsan yihiin ee Ahlusunnada Konfureed ay ku sugan yihiin Magaalada Kismaayo .

———————————-

Maxamed Cabdi Cali

Kismaayo-Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

The higher ranks of ASWJ in Gedo lambasts the PM as blatant liar.

 

Ninku wuu isceebeeyay, dhooqada uu is dhaxdhigay iyo isku tirinta kabilaabatay Gedo isagay utaal sidi uga bixi lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhanka kale Afhayeenka Maamulka Ahlusunnada Konfureed waxaa uu si kooban uga hadlay Maamul manta uu Raisalwasaaraha Somalia u Magacaabay Gobolka Gedo. “Waxaa nagu maqaalo ah in Raisalwasaaraha Somalia uu gobolka Gedo u magacaabay Maamul kmg ah oo 6 bilood shaqayn doona arinkaasi waxaan ka leenahay Raisalwasaraha Somalia waa ku dag dagay waxaana halkaan ka cadaynayaa in raisalwasaarah uu Gobolka Gedo ka iclaamiyay Dagaal sokeeyo oo ay wada galaan dadka walaalaha ah ee daga gobolka Gedo.Shacabka iyo Maamulada Dagmoyinka Balad Xaawo , Doolow, Luuq, iyo Ceelwaaq marna raali kama ahaan magacaabista uu sameeyay Raisalwasaare Saacid waxaayna arinkaasi dhalinaysa in gobolka ay ku wada sugnaadan Awoodo is diidan taas oo sahli karta in gobolka uu galo colaado sokeeye ayu yiri Afhayeen Codweyne

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Codweyne is blowing hot air. They will fol. The PM just legitimized Kaliil's unofficial regionally accepted governorship.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gabbal who is the gedo ugaas in Kismayo, and how will this play out for the Kaliil faction when a heavyweight Elder is joining the conference in Kismayo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

He has not joined the conference thus far. Maxamed Ugaas Xaashi went to Kismaayo for many reasons including to help some of the participants of his clan unite their voice nationally.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So he didn't join the conference do you think he will join the conference, or will he stay neutral, he just went there to assist his kin, and organize them politically its better for the ugaas to wait

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Very good choice by the pm to select Kalil as the offical governor.

 

He is what the region needs now and those who believe that gedo community have something against Kalil is deluding themself.

 

The pm have now brought ahlu sunnah central and ahlu sunnah gedo into the goverment. Very important devolopments.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

The PM needs to appoint temporary administrations for Lower Juba, Middle Jubba, Lower and Middle Shabbele as soon as possible.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this