Sign in to follow this  
xiinfaniin

Kismayo:Federalism Aspirations Prevail Over Resurgent Centralist Leadership In Mogadishu

Recommended Posts

Wadahadalkii Kismaayo uga socdey Dowladda iyo M/kumeel-gaarka ah ee Jubada Hoose oo natiijo la’aan noqdey

| on March 28, 2013

 

 

Waxaa goor danbe oo galabta ah soo dhamaadey wadahadaladdii saddex geesoodka ahaa ee u socdey Dowladda Federaaliga ah ee Soomaaliya, Guddiga Shirka Dhismaha Maamulka Jubbaland iyo maamulka kumeel-gaarka ah ee Jubada Hoose.

 

Wadahadalka ayaa socdey muddo 5 maalmood ah, waxaana dowladdu u dirtey Kismaayo wefdi culus oo ka kooban Wasiiro iyo Xildhibaano iyada oo uu gadaal kaga biirey Raysalwasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon.

 

Labada dhinac ayaa iska saarey guddiyo wadahadalka diyaariya isla markaana isku soo dhaweeya ragtitada aadka u kala fog ee ay qabaan, waxaana dhinaca Dowladda hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga Cabdikariim Xuseen Guuleed, dhanka kale waxaa hoggaaminayey Macalin Maxamuud.

 

Dowladda Federaalka ah ayaa la tagtey ilaa lix qodob oo ay qaar ka tanaasuleen waxaana ugu muhimsanaa:

In Jubadaha Hoose loo dhiso maamul 6 bilood shaqeeya, isla markaana la abuuro jawi looga gudbi karo nidaamkaas

In Garoonka iyo Dekaddu hoostago Dowladda

In la mideeyo Ciidanka ku sugan Jubada Hoose

Dib u xoreynta deegaanada dhiman ee Jubbooyinka iyo Gedo

 

Dhanka maamulka kumeelgaarka ah iyo Shirguddoonka Jubbaland ayaa qaba in aan dhisamaha maamulka Jubbaland dib loo dhigi karin ergooyin ku dhaw 500 oo qof ay joogaan, dadkuna doonayaan dowladdana looga fadhiyo in ay hormuud u noqoto waxa dadku doonayo ee iyadu waxay rabto aysan dadka ku kahsbin, isla markaana ilaaliso dasuurka federaalka ah ee la dhigtey.

 

Si kastaba ha ahaatee waxaa maamulka iyo shirka Jubbaland ku adkeysteen in aysan dowladdu mar-marsiinyo kale u helayn in ay ka hor-timaado doonitaanka shacabka Jubbooyinka & Gedo.

 

Saacadihii u danbeeyey waxaa la isku dayey in la soo wada saaro war-saxaafadeed loo dhan yahay kaas oo ka tarjumaya in aan waxba la isku waafiqin laakiin wada hadalku sii socon doono.

 

Wasiiirka Arrimaha Gudaha & Amniga oo saxaafadda kula hadley Hoteelka ay ka degan yihiin Kismaayo ayaa sheegay, ka dowlad ahaan in ay tanaasul dheeraad ah sameeyeen, laakiin waajib ka saaran yahay dastuurka in ay ilaaliyaan, qodobo dastuuri ah ayaa yimid oo aanan dhaafi karin ayuu yiri, si cad uma sheegin in wada hadalkii bur-buray laakiin wuxuu tilmamey in ay jecel yihiin in wada hadalku sii socdo, waxaana uu ka digey in dadka Jubbooyinka iyo dwoladda la kala fogeeyo wasiirka ayaa yiri:

 

Dawladu intii ay tanaasuli kartay waa ay tanaasushay, waxaana masuuliyad dheeri dawlada ka saaran yahay sareynta dastuurka qaranka.Waxayna had iyo jeer dawladu diyaar u tahay in wada hadaladu sii socdaan illaa xal rasmi ah loo helo arrimaha deegaankan. Ugu danbayn, dawladdu waxay soo saari doontaa xog rasmi ah oo la xiriirta arrimaha deegaanka.

 

Dhegayso War-saxaafadeedka Wasiirka

Play

 

Dhanka maamulka kumeel-gaarka ah iyo shirguddoonka Jubbaland ayaan weli si rasmi ah uga hadlin dhamaadka wada hadalkii iyo is marin-waaga uu ku dhamaadey, waxaana la filayaa in ay dhawaan ka hadlaan inkasta oo warar ku dhaw ay sheegayaan in ay ku dhawaaqayaan in shirkii dhismaha maamulka Jubbaland uu halkiisi ka sii socdo, lana taabo gelin doono himilooyinka shacabka Jubbooyinka.

 

Ergooyin ka joogey Urur Goboleedka IGAD ayaa dowladda Soomaaliya ku dhiirigeliyey in ay taageerto doonitaanka shacabka Jubbaland oo muddo dheer qaybsanaa haatana u so jeestey in ay dhistaan maamul ay ku mideysan yihiin, isla markaana hoggaamiso, haddii ay IGAD yiihana ay taageersan yihiin waxa dadku doonayo.

 

Si kastaba ha ahaatee waa isku-daygii u danbeeyey ee meel wax la isugu keeno, waxaa dadka ka faallooda arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya horey u sheegeen in aan xal la gaari karin inta Dowladdu ka taageerayso shirka socda maahee maadaama shaqo badan ay gashey Shirkaas ay ka qaybgalayaan boqolaalka ergooyinka ah, Dadka qaarkiis ayaa ku doodaya in wada-hadalka bur-burka ku dhamaadey ay saameyn weyn ku yeelan karto guud ahaan Soomaaliya iyo gudaha haykalka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, isla markaana wax u dhimi karto kalsoonida shacabku ku qabaan dowladda.

 

http://horseedmedia.net/2013/03/28/wadahadalkii-kismaayo-oo-bur-buray/

 

Horseed Media

News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Federalism versus centralism is not the issue here its about how these federal states will be established, surely another garowe clan enclave will not be established in Kismayo. Another point is who represents the people of the lower jubba middle juba and gedo. The Parliamentarians right.Also the major stakeholders are in disagreement about the road map for Kismayo jubbaland state. The faction in gedo are in fully support of the Prime Ministers proposal. All in All the goverment of Somalia will turn this latest event into its favor, with the deployment of new troops and already having boots on the ground in Kismayo. I think team hassan and Saacid are winning this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Xaaji Xunjuf send one of your elders to reason with, surely you are not sharpest knife in the separatists drawer. :D

 

 

On the topic:

 

It is most interesting to me the rationale to insist a 500 local delegates, very diverse and very united in their desire to exercise their constitutional rights to establish a federal state in one of the most important region in Somalia? The poor judgement of opposing a reality you cannot reverse is in a spectacular display in the PM's proposals.

 

He came unprepared , and it seems, underestimated the resolve of a local people who endured twenty one years of complete collapse of law and order. News portals are reporting what I have earlier shared with this forum, namely that the local people and their leaders rejected (completely) the notion of disbanding a legitimate delegates that come from as far as Gedo region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirkii Kismayo oo qarka u saaran burbur

28 Mar 28, 2013 - 10:46:28 AM

 

Shir saddexdii maalmood ee la soo dhaafay u socday xubno kala matalayey DF Somalia iyo maamulka KMG ah ee Kismayo ayaa galabta 28 March,2013 ku soo dhamaadey is-fahan waa, ka dib shan qodob oo ay soo jeedisey DF Somalia.

 

Maamulka KMG ah ee Kismayo ayaa ka biyo diidey qodobadan ,waxana DF ka codsadeen inay ka soo qaybgalaan shirka haatan ka socda magaalada kaasi oo dadka dega gobollada Jubooyinka iyo Gedo ku doonayaan inay samaystaan maamul ay leeyihiin.

 

Qodobadda ay soo jeedisey DF Somalia ayaa waxa ka mid ah:

 

1-In la dhiso maamul KMG oo shaqeeya muddo lix bilood ah.

2-In dib loo dhigo dhismaha maamul goboleedka Jubaland.

3-In maamulka dhismihiiha loo sameeyo Qorshe hawleed ''Road Map'' iyo dib u heshiisiin.

 

Dhinaca kale ayaa maamulka KMG ah ee Kismayo ku doodayaa in shirka haatan socda uu yahay mid dib u heshiisiineed ,maamul KMG ahna uu jiro islamarkaasina aysan wax macno samayneyn qorshe hawleed ''Road Map'' la sameeyo xiligan.

 

Wafdiga DF Somalia ayaa soo jeedshay inta lagu jiro maamulka KMG dekeda iyo garoonka Kismayo lagu wareejiyo iyaga islamarkaasina ay DF ka mid noqdaan ciidanka jooga Kismayo.

 

Lama oga shirka labada dhinac in maalinka beri ah la iskugu soo laaban doono iyo in kale xili uu ku suganyahay magalaada Ra'isal wasaaraha DF Somalia maalinkii Afraad.

 

GAROWE ONLINE

- See more at: http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Shirkii_Kismayo_oo_qarka_u_saaran_burbur.shtml#sthash.ABMPoMVY.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caqabada ugu weyn ee la isku mariwaayey intii ay socdeen wadahadalka u dhexeeyay wafdiga raysul wasaaraha iyo dhinaca kale oo uu hogaaminayey Sheekh Axmed Madoobe oo ah hogaamiyaha Raskambooni ayaa la sheegayaa inay ka dhalatay dhismaha maamul gobol oo kumeelgaar ah oo dhanka dawladu ay rabtay iyo dhanka kale oo rabay in maamul goboleed la dhiso dawladuna fasax siiso. Qoddobaasi aya illaa hadda la isku waafaqi waayey.

 

http://www.raxanreeb.com/2013/03/deg-deg-wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-faahfaahiyey-caqabadaha-hortaagan-wadahadalkii-kismaayo-iyo-wafdigii-rw-oo-berito-ku-wajahan-muqdisho-war-saxaafadeed/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caqabada ugu weyn ee la isku mariwaayey intii ay socdeen wadahadalka u dhexeeyay wafdiga raysul wasaaraha iyo dhinaca kale oo uu hogaaminayey Sheekh Axmed Madoobe oo ah hogaamiyaha Raskambooni ayaa la sheegayaa inay ka dhalatay dhismaha maamul gobol oo kumeelgaar ah oo dhanka dawladu ay rabtay iyo dhanka kale oo rabay in maamul goboleed la dhiso dawladuna fasax siiso. Qoddobaasi aya illaa hadda la isku waafaqi waayey.

 

http://www.raxanreeb.com/2013/03/deg-deg-wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-faahfaahiyey-caqabadaha-hortaagan-wadahadalkii-kismaayo-iyo-wafdigii-rw-oo-berito-ku-wajahan-muqdisho-war-saxaafadeed/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the game is over . When comes to Federal State vs clan state the winner is Federal State. 500 delegates lol 500 tolka. Gandi and morgan light weights. No lacag or man power

Share this post


Link to post
Share on other sites

If the events that have been unfolding in Kismayo persist on current trajectory, it will come to pass that the PM will leave Kismayo without setting a foot in the most important political venue in the entire south, the Kismayo University, where close to 500 delegates have been congregating, with a solemn deliberation on a democratic process that is quite alien to the rest of south Somalia, wiht the intent of establishing a federal state called Jubbaland.

 

What a failure of leadership !!

Share this post


Link to post
Share on other sites

malistar2012,

 

Kismayo is a reality you cannot change. Watch what happens next : the conference will be open and a state will be declared. I guess you have anoug loots to keep so why bother Kismayo boowe :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

xiinfaniin;931521 wrote:
If the events that have been unfolding in Kismayo persist on current trajectory, it will come to pass that the PM will leave Kismayo without setting a foot in the most important political venue in the entire south, the Kismayo University, where close to 500 delegates have been congregating, with a solemn deliberation on a democratic process that is quite alien to the rest of south Somalia, wiht the intent of establishing a federal state called Jubbaland.

 

What a failure of leadership !!

If he doesnt come, you win and he looses. If he comes, you win and he looses. Xiins logic. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kismayo cannot declare a state with out the approval of the federal goverment i thought Xiinfaniin knew better. The goverment has boots on the ground and ofcourse the Amisom peace keeping forces are there to. The government suggested that the military factions of the region must be integrated into the federal goverment administration/security forces IGAD and the regional AU countries are in support of the goverment And a constitutional regional state to be created after six months when the region is fully liberated from shabaab. The government wants to create a federal state they want to facilitate and coordinate the state building process. But first things first they believe the regions and indigenous people need to be politically united. Before people can move forward and create a state. I think the Somali government won this one Xiinfaniin just give up there is little you can do about it:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Right. Muqdisho will bring the mighty military to capture and control Kismaayo's sea and airport as it once did in '91.

 

The Zack;931529 wrote:
Listen to the interior minister, he sounds deeply sad and disappointed:

He does sound disappointed. Is this the same man badmouthing Jubbaland on Twitter not too long ago?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Right. Some Amison forces from Sierra Leone will be here to fight the already Amison forces in the city serving their mandate to keep the peace. Maybe in your delusional mind, the Kenyan Amison troops ain't 'peace keeping forces' as you put it.

 

I thought you were saying on other thread 'Somaliland Warning Somalia', in this day and age, cid laga adag yahay ma jidho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Disappointed :(

 

Wasiirka hadlay waxa uu ku hadlay hadal qiimo badan oo miisaan iyo miyir loo yirri. Annigu ninkaas waa iga gadan yahay. Xilka uu hayana ninkaasu waa istaahilaa. Maashaa Allah.

 

Well, Xiin awoowe dawlad waa garaneysaa oo hadde waa qarran codkeeduna waxa uu gaadhaa meel shishe. Talo iska hor imaad iyo colaad cusub dhaafsiisan ma la hayaa? Wuxu waa siyaasad waana la furdaamin karaa ee hadda reerku waa inuu sidiisii hoos u falaxashaa oo bal qaab kalena lagu dayaa. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this