Sign in to follow this  
Saalax

Another Diaspora coffee adminstration bites the dust

Recommended Posts

Saalax   

Mashruucii Awdal-state Oo Fashilmay “Addis-ababaa nooga dhow Muqdisho”

BdliAVQ.jpg

 

Hargeysa (Ramaas) Mar 28,2013 – Kooxda dibad-wareega ah ee la baxday Awdal State, yaa ku dhawaaqay inay dawladda Fedaraalka Somaliya ka waayeen taageero ay ka filayeen oo ay muddo u joogeen Muqdisho.

 

Rashiid Aw Nuur Xuseenoo kooxda Mashruucaasi wadata hogamiye u ah, ayaa sheegay inuu muddo saddex bilood ah Magaalada Muqdisho u joogay sidii dawladda Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ay ugu taageeri lahayd qorsheyaal la xidhiidha waxa loogu yeedho Awdal State, balse ay faro madhan kala soo noqdeen.

 

Mr Rashiid oo dad kooban kula hadlayey dalka Maraykanka oo uu dib ugu laabtay ka dib safarkiisii Muqdisho, ayaa sheegay in maanta Addis-ababa ay uga dhowdahay Muqdisho “Muqdisho ayaanu saddex bilood ku maqnayn, laakiin waxba kalamaanaan soo noqonin oo wixii aanu filaynay ma hayno, markaa waxaanu ka codsanaynaa dawladda Somaliya inay dhiirigaliyaan dadka ka shaqeynaya midnimada Somaliyeed”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Awdal-state waxay caasimada Somaliya ee Muqdisho u jirtaa in ka badan 2000KM, waxaana nooga dhow Addis ababa iyo Jabuuti”

 

Hadalkan ayaa u muuqda uu quus muujinaysa inuu fashilmay qorshihii siyaasiyiinta dibad-wareega ahi ay mudada wadeen isla-markaana dawladda Somaliya oo wada-hadalo kula jirta Somaliland ay mashruucooda ku gacan saydhay.

 

 

 

Ramaasnews Desk

 

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Carafaat;931491 wrote:
Au revoir to the Ottowa based diaspora Awdal State. They were in the top 3 of most popular diaspora states.

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Oodweyne;931507 wrote:
I know for fact that our very own Aaliyah and that "picture-parader" by the name of Liibaan will be seriously disappointed with this turn of events.
:D
:D

Indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Carafaat;931491 wrote:
Au revoir to the Ottowa based diaspora Awdal State. They were in the top 3 of most popular diaspora states.

The downfall of these internet states has already caused a huge financial crisis for a lot of businesses including coffee shops, dance halls, amateur photographers, web developers, fancy dress boutiques, etc and is perpetuating the Western world's economic recession. Perhaps these qurbo meer states should ask for a bailout from the treasuries of host countries to keep the wider economy going.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this