Sign in to follow this  
xiinfaniin

The Wind of Federalism and Local Governance Blows In MARKA

Recommended Posts

Marka(RBC Radio) Wararka naga soo gaaraya magaalada MArka ee xarunta gobolka shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in xil ka qaadis lagu sameeyey maamulkii magaalada wafti ka socday xukuumada Soomaaliya oo ilaa xalay wada hadalo kula lahaa magaalada Marka maamulka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada kuwaas oo loo xilsaaray iney xaliyaan dagaalkii ka dhacay magaalada Marka ayaa la sheegayaa iney xilkii ka xayuubiyeen gudoomiyihii degmada,kuxigeenkiisii iyo taliyihii ciidanka booliska Marka.

Wararka horu dhaca ah ee an ka heleyno magaalada Marka ayaa sheegaya in gudiga ka socda dowlada Soomaaliya ee loo xilsaaray xalinta gacan ka hadalka kasoo cusboonaaday magaalada Marka ay xalka u arkeen iney xilka dhigis ku sameeyaan masuuliyiinta maamulka magaalada oo dagaalkuu uu dhexmaray.

 

Maamulka magaalada ayaa waxaa loo magacaabay Max’ed Cismaan Cali Yariisow oo hore u ahaa madaxii maaliyada maamulka magaalada,ragga xilka laga qaaday oo uu ku jiro gudoomiyihii magaalada Marka Axmed Macalin Cukaash iyo ku xigeenkiisa kuwaas oo ahaa labada nin ee ku dagaalamay magaalada waxaana sidoo kale xilkii laga qaaday Xasan Boolis oo ahaa taliyihii horbooodayey ciidamo boolis ah oo ku sugan magaalada Marka oo si weyn ugu lug lahaa dagaalka ka dhacay magaalada Marka kasoo uu ka dhashay khasaare fara badan oo dhimasho iyo dhaawacba leh.

 

Wixii kusoo kordha xil ka qaadista lagu Sameeyey maamulkii magaalada Marka kala soco iyagoo faah faahsan wararkeena soo Aaddan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Some local corrupt officers removed who really thought the region was theirs to rule and goverment appoints new officials. the old corrupt elite meesha isa siiyay, protest and cry loud. Nothing new, this happened in Beletweyn, Baidoa, Kismayo and Marka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

As long as you agree with me on Baidoa, Beletweyn and Marka. Kismayo adigu wee ku waashay oo adiga cidna waxba kama qoriso. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxba kama qoriso

 

What is that? Look at who is conversing us in our mother tongue

 

Kismayo is the envy of all; proof, even our otherwise meek NORTH has been passionate about it , and at times lost his cool character trademark :D

 

But we are talking about Marka, the city of Aw Osman, the cultural pot of the South, and how federalism is beginning to impact its politics. It is an epic face down: economic migrants who grew strong militia muscle and dominate the rank and file of the SFG soldiers and the locals who after long years of enduring harsh treatment from aforementioned militia are now getting emboldened by the rise of new Somalia and political framework.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Ciidanka Sierra Leone oo la geynayo Kismayo

http://newsomali.com/2013/03/28/ciidanka-sierra-leone-oo-la-geynayo-kismaayo/

 

Shirdon pledges government support for Kismayo stabilisation

Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon has pledged the federal government's support for the stabilisation of Kismayo during a visit to the port city on Tuesday (March 26th), a statement from his office said.

 

http://sabahionline.com/en_GB/articles/hoa/articles/newsbriefs/2013/03/27/newsbrief-02

 

Agence France-Presse (AFP)

Sierra Leone's leader told 850 soldiers on the eve of their deployment as part of an African Union mission to war-torn Somalia on Tuesday that they were on "a great journey of peace".

 

Kenya readies Kismayo Attack (Sept 5th 2012)

 

Kenya signed a Memorandum of Understanding with the African Union in June. U.N. Security Council Resolution 2036 four months earlier authorized the expansion of AMISOM from 12,000 soldiers to just more than 17,700. Under AMISOM's policy, 5,000 Kenyan forces were reassigned to Sector 2, Middle and Lower Juba, to work alongside troops from Sierra Leone.

 

Read more: http://www.upi.com/Top_News/Special/2012/09/05/Kenya-readies-Somali-Kismayo-attack/UPI-32781346868314/#ixzz2OqrfqQNM

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Federal government has not given up. This is a repeat of the Djibouti forces which were adamant that they wanted to be stationed in Kismayo but were sent to Beledweyne after their appeal didn't work.

 

These troops should be in Marka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xiin, read this from the Goverment website.

 

http://www.somaligov.net/Wararka.html

WARARKA DOWLADDA SOOMAALIYA MAANTA

 

Kismaanyo Khamiis Maarso 28, 2013 (Wararka Dowladda) Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan Albaabada ay U xiranyihiin waxa uu kula Leeyahay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose Masuuliyiinta Jabhadda Raaskaambooni isagoo dhanka kale Maanta booqday ilaha dhaqaalaha iyo Xarumaha Ciidanka Magaaladaasi Kismaayo.

 

Ra’isal Wasaaree Saacid oo ay wehliyaan Xubno Ka tirsan Golaha Xukuumadda ayaa waxa uu soo indha indheeyay ilaha Dhaqaalaha Magaalada Kismaayo ee Xarumaha ciidan ee Magaaladaasi.

 

Ra’isal Wasaaraha ayaa intii uu ku guda Jiray socdaalkiisa Kormeerka ah waxa uu halkaasi kula hadlay qaar ka tirsan Ciidamada Ammaanka Magaaladaasi Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose.

 

Ra’isal Wasaaraha ayaa u sheegay Ciidamadaasi in ay adkeeyaan Ammaanka Guud ee Magaaladaasi Kismaayo si Loo helo Nabad Gelyo iyo Barwaaqo ay dadka ku noolaadaan.

 

Intaasi Kadib ayaa Ra’isal Wasaaraha haatan waxa uu kulan kula leeyahay Magaalada Kismaayo Hogaamiyaasha Raaskaambooni kaasi oo ay uga wada hadlayaan arrimo badan oo Mustaqbalka Jubbooyinka ku aadan. Wararka ayaa sheegaya in weli kulanka uu soconayo waxaana Xusid Mudan in kulankaasi shalay lagu kala booday markii ay is fahmi waayeen dhinacyada halkaasi ku kulmayay.

I told you. Same is happening in Kismayo. And the goverment will win from local militia, just like they have in Baidoa, Beletweyn and Marka. Your wish to paralyze the goverment of Somalia and return us to the chaotic 90's and clan warlords occubuying diffrent parts will not become reality.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good move by the FG , no more factions ruling corners of Somalia. We need a free somalia free from clan lines. Even Galmudug was told the truth. New era for Somalia , era of taugh and skilled leaders free from clan interest.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Marka[RBC Radio]Wararka anu ka heleno magaaladda Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose ayaa soo sheegaya in magaaladdu ay ku jirto xaalad an cago badan ku taagnen kadib daagaloo shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Marka.

 

Xiriiro kala duwan oo ay shabakada Raxanreeb la sameysay qar ka mid ah dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in xaalad an daganen ay ka jirto magaaladda xili walbana la fili karo dagaalo markale qarxa.

 

 

Qof ka mid ah dadka deeganka oo goor dher ay la xiriirtay shabakada Raxanreeb ayaa inoo sheegay in ay wali si is hor fadhiyaan ciidamadii magaalada ku dhex dagaalamay magaalada.ruux oo naga codsaday in anuu daabicin magaciisa ayaa in taas ku daray in dagaalka Marka inuu yahay mid salka ku hayaa qaab qabiil.

 

 

“Ruunti maantay magaaladda Marka madagana waxana shacabka magaaladu ay dhagta uu hayaan dagaal markala ka qarxa magaaladda madama ay wali is hor fadhiyaan dhinacyadii dagaalamay,dagaalka Marka hadi an ku sharaxo waa dagaal ku salaysan hab qabiil mar walbana waxaa la filan kara inuu dagaal dhaco”ayuu inoo sheegay mid ka mid ah dadka degan Marka oo anuu la xiriirnay.

 

 

Goob joogahan ayaa dhinaca kale wax ka weydinay khasaaraha uu gestay dagaalki shalay galinki danbe qarxay waxana uu inoo sheegay inuu in dhihisa ay qabteen illaa 5-ruux oo geeryooden,tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Marka.

 

Magaaladda ayaa ilaa xiligaan ay san kajirin wax dagaal ah balse waxaa jira xaalad cabsi ah.

 

Iimaan Maxamed Jaamac

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this