Sign in to follow this  
xiinfaniin

Kismayo Update

Recommended Posts

^^It appears you are giving up on Mogadishu and Gedo. What happened? :D

 

 

 

Kismaayo: Madaxweynaha Jubbaland oo la dooran doono wixii ka danbeeya saddexda beri ee soo socota (Dhageyso Wareysi)

April 22, 2013

 

 

Kismaayo: (pp)- Waxaa maanta lagu xareeyey Jaamacadda Magaalada Kismaayo Odoyaashii soo xuli lahaa ergeyda beelaha ee dooran lahaa Madaxweynaha Maamulka Jubballand State, kuwaas oo %80 la xareeyey sida uu Puntlandpost u sheegey caawa Gudoomiyaha Guddiga Farsamada shirka kismaayo C/qani Axmed jaamac.

Dhegeyso: Waraysiga Puntlandpost ay ka qaaday Guddoomiyaha Guddiga Farsamada Shirka Kismaayo

Jubbaland oo ku jirta qaban qaabo doorasho

 

http://www.puntlandpost.com/pp/wp-content/uploads/2013/04/Wareysi-Gudoomiyaha-Gudiga-Farsamada-Shirka-Kismayo-1.mp3

 

 

Jubbaland oo ku jirta qaban qaabo doorasho

 

C/qani waxa uu sheegey in hadda dhismaha maamulka Jubballand uu marayo marxaladihii ugu danbeyey , iyadoo uu xusey in laga soo gudbey wajigii koowaad iyo kii labaad, ayna harsan yihiin oo kaliya wajigii saddexaad oo noqonaya mid lagu dooranayo Madaxweynaha Jubbaland iyo Midkii Afaraad oo lagu dhameystiri doono dhamaan hay,adihii dowlada sida Baarlamanka iyo Xukumada.

 

Odoyaasha maanta lagu xareeyey xarunta Jaamacada Kismaayo ayaa la filayaa beri galinka danbe inay guddo galaan qeybsiga xubnaha ergooyinka,oo laga doonayo in ay muddo saddex cisho gudahood kusoo xushaan ergeyda u meteli doonta doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo noqoneysa tirada laga rabo 500 oo xubnood balse hadda la doonayo 485 xubnood inay qeybsadaan odoyaasha beeluhu.

 

Waxaana uu sheegey inay 15 xubnood oo ka mid ah ergeyga 500 boqol ee Madaxweynaha dooraneysa ay iyagu ka guddi ahaan keyd u dhigteen, si ay ugu xaliyaan wixii buuq ama kiis cabasho oo ka yimaada marka odoyaasha beeluhu soo xulaan 485-ta xubnood.

 

C/qani Axmed waxa uu intaas ku darey horey beeluhu u haysteen sharciga tilmaamaya sida ay wax u qeysanayaan , kuwaas oo ku qeybsan doono Degmooyinka iyo Gobolada ay kasoo jeedaan, islamarkaana beel walba ama cid walba oo deegaanka ah wixii xaq ay u leedahay aysan cidna duudsiin karin.

 

Guddiga Farsamada ee Shirka Kismaayo ayuu sheegey C/qani in uu yahay Guddi dhex dhexaad ah oo aanan qofna garabsiineyn ,iyadoo sidoo kalena ay jiraan ilaa 7 guddi oo ka shaqeeya arrimaha shirarka iyo dhismaha maamulka Jubbaland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^No. At this point, Ahmed Madoobe seems to have it in the bag.

 

Gandhi is an intellectual and a man with a grand vision for South Somalia. I am sure he will have a important portfolio within the resultant administration in Kismayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Oodweyne, you are really embarrassing yourself here by speaking from an ignorance that is too deep to even estimate. Mintid has been shown to be a simpleton and his pseudo analysis on the situation could not change it to his favor.

 

Consider Kismayo a political reality, and move on, you gain nothing by wishing it away.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Arbacada ayaa la dooran doono Madaxweynaha Jubaland iyo qabanqaabada oo Kismaayo ka socota(Warbxin)

22. april 2013

 

Sida ay qorsheyeen Saxaafaddana ay u shegeen Guddiyada maamulaya shirweynaha maamul u samaynta Jubaland ee Kismaayo ka socda waxaa maalinmada Arbacada ah taariikhduna ku beegan tahay 24,April,2013 la dooran doona Madaxweynihii ugu horeeyey ee hogaamin lahaa Jubaland State of Somalia.

 

U diyaar garow-ga doorashada madaxtinimada Jubaland ayaa si weyn looga dareemayaa Kismaayo,waxaana socda olale balaaran oo ay wadaan Murashaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

 

Amaanka magaalada Kismaayo ayaa la adkeeyey waxaana saraakiisha ciidamada Kismaayo ay soo saareen amaro lagu adkaynayo nabad gelyada si ay doorashadu ugu dhacdo si haboon oo kalsooni ku jirto.

 

Salaadiinta,siyaasiyiinta iyo guddiyada maamulaya shirka ayaa ku guulaystay xulista ergooyinka codaynaya,iyadoo habka wax qaybsiga ergooyinkana lagu saleeyey hab deegaan sida muuqatana ay ku wada qanceen dadka ku dhaqan gobollada maamulkan dhisnaya.

 

Dhisitaanka Jubaland oo muddo badan laga soo shaqaynayey ayaa dadka la socda siyaadeeda waxay sheegayaan in guul laga gaaray hidisahaas,sabab ayay uga dhigayaan meel marintii Dastuurka oo xoojinaysa taaba galka saraynta sharciga,khilaaf la’aanta awood qaybsiga ergooyinka wax dooran doona iyo kuraasta Baarlamaanka uu dib laga soo dhisayo balse intay noqon donaan lagu hishiiyey.

 

Arrinta kele oo bari taartay himiladan ah dhistaanka Jubaland xilli ay jirto qaadacadda DF Somaaliya ayaa lagu sheegayaa inay tahay rabitaanka dadweynaha ku nool gobollada Jubooyinka iyo Gedo oo 22-sano la soo dhaafay soo maray marxalad adag oo iskugu jirta,colaad,barakac iyo dhibaatooyin kele goostayna inay qabsadaan shir ay kaga tashanayaan aayahooda.

 

Dhacadan lagu dhisayo Jubaland oo ah marxalad taariikhiya ayaa laga dhur sugayaa habka loo dhisayo hay’adaha dowliga ah oo ay ugu horayso doorashada Madaxweynaha oo ay u ordayaan rag aan badnayn oo siyaasadda ku soo jiray iyo ku cusuba.

 

Shirweynaha Kismaayo ayaa soo socday labadii bolood u danbaysay,xilligan waa gabagabo,dowladda federaalka Somaliya weli waxba iskama bedelin mawqifkay ku diidanayd shirkaas maamulka loogu samaynayo Jubaland.

 

Ugu danbayn Jubaland oo buuxiyey shuruudaha Dastuurka federaalka ee ah hanaaka loo marayo dhisitanka dowalad goboleedyada ayaa tusaale u noqon doona gobollada koonfurta iyo bartamaha Somaaliya oo ay noqon markii ugu horaysay oo gobollo ka ku yaala ay dhistaan maamul.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sida ay qorsheyeen Saxaafaddana ay u shegeen Guddiyada maamulaya shirweynaha maamul u samaynta Jubaland ee Kismaayo ka socda waxaa maalinmada Arbacada ah taariikhduna ku beegan tahay 24,April,2013 la dooran doona Madaxweynihii ugu horeeyey ee hogaamin lahaa Jubaland State of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirweynaha Kismaayo ayaa soo socday labadii bolood u danbaysay,xilligan waa gabagabo,dowladda federaalka Somaliya weli waxba iskama bedelin mawqifkay ku diidanayd shirkaas maamulka loogu samaynayo Jubaland.

 

Ugu danbayn Jubaland oo buuxiyey shuruudaha Dastuurka federaalka ee ah hanaaka loo marayo dhisitanka dowalad goboleedyada ayaa tusaale u noqon doona gobollada koonfurta iyo bartamaha Somaaliya oo ay noqon markii ugu horaysay oo gobollo ka ku yaala ay dhistaan maamul.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Gaandhi is a clever man with great ideas but from what I've heard he's not a strong leader (which is what is needed).

 

 

(Also, I can only think of one reason why F Macalin wouldn't support Gaandhi :D)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu;941359 wrote:
(Also, I can only think of one reason why F Macalin wouldn't support Gaandhi
:D
)

^^ ;) ;) ;) Now don't quote Ngonge again ;)

 

I see you know your neck of the woods well ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaandhi has secured a golden page in Jubbaland history --no elections can take that one away from him.

 

But Modabe has shown a very impressive leadership qualities. He was the governor of this region under the Islamic Courts before. When alshabaab emerged as the dominant military and political force in the South he was the only leader who defied them and fought them. And regarding current initiative, he was able to bring all communities in the region under the Kismayo tent. He deserves to be given a chance to continue that leadership.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^LOL

 

Oodweyne, it appears, is losing hope. His last post is troublesome as it shows that the old man is inching toward joining Xaaji Habaar's praying congregation against Jubbaland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this