Sign in to follow this  
xiinfaniin

Kismayo Update

Recommended Posts

Jubaland Barlamnkedu wuxu noqon doonaa 65-Kursi iyo xulista Ergooyinka dooranaysa Madaxweynaha oo gabogabo ah

16. april 2013

 

 

Shirweynaha Kismaayo ka socda ee maamulka loogu samaynayo gobollada Jubooyinka ayaa ku mashquulsan xulista Ergooyinka dooranaya Madaxweynaha maamulka Jubaland oo maalmaha soo socda la dooran doono.

 

Macalin Maxamed Ibraahim oo ah Madaxa shirweynaha Kismaayo ayaa Saxafadda u sheegay in weli lagu guda jiro xulista Ergooyinka dooran doona Madaxweynaha,wuxuuna sheegay in arrinta xulista Ergooyinku ay hawl badan tahay xilligana ay gabagabo marayso.

 

Macalin Maxamed ayaa sheegay in maalmaha soo socda marka la doorto Madaxweynaha Jubaland uu soo dhisi doono golaha xukuumadda,intaas ka dib wuxuu sheegay in Isimadu ay soo xuli doonaan xubnaha Baarlamaanka oo la isla gartay in laga dhigo 65-Kursi oo ay qaybsan doonaan dhamaan Beelaha dega gobollada Jubooyinka iyo Gedo.

 

Ugu Danbayn waxa uu masuulkan madaxda ka ah shirweynaha Kismaayo uu hoos u dhigay dadka ka soo horjeeda maamul u samaynta Jubaland oo uu xusay in Siyaasiyiinta,Isimada,iyo waxgardaka Beelaha dega gobollada Jubooyinku ay ku dhan yihiin shirweynaha Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo sheegay inuu yahay Murashax u taagan Xilka Madaxweyne ee Jubbaland

 

Talaado, 16 April, 2013 (HOL) :- Xildhibaan Max’uud Cali Magan oo kamid ah mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu u taaganyahay xilka madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee uu dhismaheeda ka socdo degmada Kismaayo.

 

Munaasabad si heersare loo soo agaasimay islamarkaasina ay kasoo qeybgaleen salaadiin, nabadoonno, aqoonyahanno iyo waxgarad kale oo ka dhacday hotel Waamo ee magaalada Kismaayo ayuu xildhibaanku sheegay in uu doonayo in uu u istaago doorashada madaxweeynenimo ee dowlad goboleedka Jubbaland, taasoo la filayo in dhawaan ay ka dhacdo magaalada Kismaayo.

 

Khudbad dheer oo uu xildhibaanku ka jeediyay shirka ayuu ku sheegay in hadii loo doorto hogaanka Jubbaland uu diirada saari doono sidii uu wax ugu qaban lahaa shacabka reer Jubbaland.

 

“Hadii la ii doorto hogaanka Jubbaland, waxaan ku shaqeyn doonaa afar qodob oo ku xusan war murtiyeed aan soo saaray oo ay kamid yihiin Amniga,Midnimada Cadaaladda iyo Horumarka,” ayuu hadalkiisii raaciyay.

 

Masuulkani ayaa sidoo kale sheegay in hadii loo doorto madaxweeynaha Jubbaland uu ka shaqeyn doono sidii uu u hormarin lahaa deegaanada Jubbaland, wuxuuna xusay in uu kasoo shaqeeyay dalal badan oo caalamka ah islamarkaasina uu xirfad dheer u leeyahay dhinaca siyaasadda iyo maamul wanaagga.

 

Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay salaadiin, nabadoonno iyo waxgarad kale, waxayna dhamaantooda si isku mid ah u taageeraan musharaxa cusub, iyagoona ku dhiirigeliyay in uu sii wado dadaalka uu ugu jiro hanashada xilka madaxweeynimo ee dowlad goboleedka Jubbaland.

 

Maalmihii u danbeeyay waxa isa soo tarayay musharixiinta u taagan xilka madaxtinimo ee dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana xusid mudan in ilaa imika ay isa soo sharaxeen ku dhawaad afar musharax oo qaar kamid ah ay yihiin qurba joog kasoo jeeda Jubooyinka, kuwaasoo dhamaantooda doonaya in ay qabtaan xilka madaxweeynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee la filayo in laga yaqleelo Jubooyinka.

 

Xasan Nuur, Hiiraan Online

Hnur@hiiraan.com

Kismaayo-Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Xiinnow thx

 

MP. Magan is heavy weight in Gedo politics, a man of character and conviction. Anyone who followed the Jubba-land from the start, knows he was the main reason why overwhelming majority of Traditional and political leaders supported creation of this federal state. Wish him all the best……

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Indeed

 

we wish him all the best. Jubbaland required a certain level of commitment for peace and economic development for the Jubba region. Mr Magan as you describe him was able to reject the noise and see the big picture of this undertaking ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am pleased of the recent development of Madoobe consolidating support from the larger base (you know what I mean) to ensure smooth election and secure outcome .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faafan;939634 wrote:
Madoobe campaigning for upcoming election.

 

20130417_202621-225x300.jpg

20130417_202344-225x300.jpg

 

 

I see the 'Sheikh' in front of the 'Ahmed' was conveniently dropped.... Obviously, it was only useful for the 'Al Shabaab/Xisbul Islam' days ;) Now, it would only serve as an unnecessary irritant with the Kenyan 'security services'.

 

Politics in Somalia ----- a clear absence of idealogy...

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

ilaa roob yimaado shinbiruhu hees ma joojiyaan,maxay dhagaha ugu furaysanayaan talada xaad iyo axmed diiriye haday dawladoodiina diideen?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fishing in the shallow , Mintid ?

 

It is always customary for one to insist not be referred to as a Sheekh out of modesty , to show respect.

 

The campaign is showing deferential ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin,

 

Serious question, just for the sake of understanding the personalities involved: Is he a Sheikh? Lately I've been curious regarding how easily the title pops up in contrast to the 'Shafici' traditions of yesteryears.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Ahmed Islaan is not a Sheekh. As far as I know he never was a muxaadir or waacid, but he was and still is a strong leader produced by Sahwa Islaamiya in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali government will not recognise Jubbaland conference, Guled says

 

 

Guled_17042013.jpg

Abdirahman Hussein Guled, Somali Minister of Interior and National Security.

 

 

Sabahi

Sunday, April 21, 2013

 

The Somali Federal Government will not recognise decisions reached by the ongoing Jubbaland state formation conference in Kismayo, Interior and National Security Minister Abdikarim Hussein Guled said on Friday (April 19th).

"The federal government has earlier made clear its position towards the Kismayo conference and I am now replicating it -- the government will not recognise the outcome of the Kismayo conference," he said, according to Somalia's RBC Radio. "Despite [the fact that] the meeting was organised by Somali citizens, the conference still lacks legitimacy and is against the country's constitution."

 

Abdinasir Serar, spokesman for the Ras Kamboni militia, which has led Kismayo's interim administration, called on the Somali government to recognise Jubbaland, Radio Mustaqbal reported.

 

He said the government must rectify any mistake from the Kismayo conference, but stressed that Jubbaland fits within the constitutional framework of federalism.

 

Source: Sabahi

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Hassan Sheikh is sticking to his guns thus far.

 

Meanwhile, in another convo with Oodka in another thread:

 

Actually the interesting times start about now with the Jubbaland project. For, before Hassan Sheikh and his supporters even begin to play a role in the struggle for power in this region, the current Somali partners of the Kenyans must first settle on a formal leadership. This is where it gets interesting. For if you remember, there were two related groups of armed militias and political groupings originally backing this project from the beginning: Ras Kamboni of the Ahmed Madoobe variety and Azania of the Prof. Gandhi variety.

 

Ahmed Madoobe was supported by significant personalities within the Kenyan security/intelligence apparatus as well as by Farah Moallim. Even the charcoal sales are handled by a company specifically set up for that purpose by Farah Moallim's nephew.

 

Prof. Gandhi, on the other hand, was supported by Yusuf Haji, the previous Defense Minister and now currently Senator. Ever since the armed push into Jubbaland commenced, Ahmed Madoobe seemed to have the upper hand, given his group was the more militarily reliable and disciplined. However, recent rumblings show all is not well in that corner. We await what moves behind the scenes Yusuf Haji makes to empower his 'man', at the expense of the other....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Mintid, Oodweyne seems to be more in the know on the inner circles of the O. I thought the whole race was between

Gedo and Azania?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this