Sign in to follow this  
xiinfaniin

Kismayo Update

Recommended Posts

Dabrow   

Lol:D

 

This thread is full of delusion. Madoobe might won the fixed election but noone is gonna recognize this election fraud.

 

The somali gov should put in formal complain towards Kenya involvment in jubbaland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kismaayo oo ku waabariisatay Isgaarsiintii oo furan iyo Dowladnimo

 

Kismaayo– 16 May, 2013–Pi– Magaalada Kismaayo oo 21 Sano Dowlad la’aan iyo cid rasmi ah oo loogusoo hagaago Maamulkeeda uusan jirin ayaa saaka kusoo toostey Maamul si Dimoqoraadiyad ah ah Shacabku u doorteen.

 

Amaanka Magaaladu waa mid wanaagsan Boqolkiiba boqol, Saaka oo khamiisa waxaad wadooyinka ka dareemeysaa in kala dambeyntii iyo Dowlad nimadii hirgashay, waxaan xasuustey maahmaahdii Reer Mareykan ee ahayd NEW SHARIF IN THE TOWN.

 

Waxaa jira qaswadayaal aan wali quusan oo afka ku dagaalamaya iyagoo adeegsanaya saxaafada aan samaha ka talin, waxayna baahinayaan warar raqiis ah.

 

Kismaayo maalin ay ka degan tahay maanta ma aysoo marin labaatankii sano ee lasoo dhaafay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Waxaa jira qaswadayaal aan wali quusan oo afka ku dagaalamaya iyagoo adeegsanaya saxaafada aan samaha ka talin, waxayna baahinayaan warar raqiis ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hambalyooyinka ku socda Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Madoobe

Tan iyo shalay markii la doortay Madaxweynaha Dowlada Jubaland ee Soomaaliya waxaa Puntlandi soo gaarayay Hambalyooyin kakala imaanaya Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dacalada aduunka, Anagoo shalay aad mashquul ugu ahayn soo tabinta Wararka doorashooyinka waxaan door bidney inaan Hambalyooyinka dib u dhigno aana fasaxno maanta oo khamiis ah 16 May, 2013.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

War annagaa wax aragnay! :)

 

Idaacadaha Barre wareystay marna ma weydiiyaan cida dooratay, kobta lagu doortay iyo goorta la doortay? Ma weydiiyeen ergada dooratay halka ay joogaan, goorta la xulay, cidda xushay iyo saamiga beelaha ku jira sida loo kala helay :)? Ma weydiiyeen ergada reerka uu issaga ka dhashay ee codka siiyay Madoobe, sarkiisha, wax-garadka reerka, isimka reerka ee intuba wax kaa daadihinayay kal-fadhigii looga arrinsanaya dawlad-goboleedka Juba cida ay matalaan?

 

Adduunyo :)

 

Bal ha loo diro wiil hoogii Feysal Waraabe wareystay. Koley waa nin journalism asluubteeda iyo ujeedkeeda wax ka yaqaan e :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

So we have three guys who all claim to be president, a rejection from the government, the government requesting Kenya to stay out of it and malitias probably arming themselves. Whats next?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ It was going all fine and even a president was elected. THEN, in the midst of the celebrations and as the happy people of Jubbaland began to rejoice, Barre Hirale detonated himself BANG in the middle of it all. The number of casulties has not been counted so far but sources in SOL tell us that Xiin has been heard screaming (not sure if it's the joy or the pain). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Last year it was all about Somalia's sovereignty, reconciliation and the passing of a draft constitution before it could be debated/reviewed. This year its all about Madoobe who is backed by Kenya on something that is divisive for Somalis based on a weak constitution the government is now using to oppose the whole thing!

 

Gotta love Somali politics :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ This is the biggest problem Somalia will ever face. If they can find a proper solution for Kismaayo, they can apply that solution to every single problem Somalia has (of course, that's without taking the Shabab into account).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this