Sign in to follow this  
xiinfaniin

Kismayo Update

Recommended Posts

Jacpher no they are bragging about how fantastic the Kikuyus are and how despicable the siere leone troops are. They are so happy to be the water boys of General Karangi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Xaaji Xunjuf;942131 wrote:
Jacpher no they are bragging about how fantastic the Kikuyus are and how despicable the siere leone troops are. They are so happy to be the water boys of General Karangi.

Maybe you should check back with Macno-yare before you echo Sierra Leone coming to kick $$.

 

By the way; what's your source this pic is not taken in Sudan or Uganda or anywhere else? I'm asking for your source here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafti ka tirsan QM oo Kismaayo gaaray lana kulmay madaxada maamulka

24. april 2013

 

 

Saraakiil ka tirsan Hay’adahan sama falka ah QM ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo,waxaana hay’adaha halkaas gaaray ka mid ah UNHCR,MSF,WFP iyo Hay’adda Islamic Rilef.

 

Wafdigan ayaa Kismaayo markay gaareen waxaa halkaa si diiran ugu soo dhaweeyay Maamulka Magaalada Kismaayo kaasoo kala hadlay ujeedooyinka ay u soo booqdeen Gobolka jubada Hoose.

 

Qaar ka mid xubnaha waftigan ayaa Saxaafadda uga waramay ujeedada safarkooda Kismaayo ayaa sheegay in arromaha safarkoodu uu ka mid yahay la socoshada dhisitanka Jubaland,iyo sidii ay hay’adaha qaarkood hawlo sama fal ah uga fulin lahaayeen deegaanada Jubooyinka.

 

Masuul ka tirsan hay’adda MSF oo hadlay ayaa sheegay in si deg deg ah daawo ay u gaarsiin doonaan Isbitaalka Magaalada Kismaayo oo xiligan ay ka jirto daawo la’aan.

 

Xubin ka tirsan hay’adda Islaamic Rilef ayaa balan qaadday in deeqo kala duwan ay gaarsiin doonto Dadka bara kacayaasha ama dan yarta ah ee Kismaayo degan kuwaas oo dhowrkii bilood ee la soo dhaafay aan helin wax gar gaar ah.

 

Hay’adda WFP oo iyadu ahayd hay’addii ugu horeysey ee deeq gaarsiisa gobolka Jubada Hoose gaar ahaan magaalada kismaayo markii ay la wareegeen Maamulka ku meel gaarka ah ee iminka ka arrimiya ayaa iyaduna wakiil u hadalay uu sheegay in gar gaar hor leh ay keeni doonto Jubooyinka.

 

Mas’uuliyiinta maamulka ku meel gaarka Kismaayo ayaa ka mahad celiyay booqashada Wafdigan waxayna ay uga warbixiyeen xaaladda deeganada Jubooyinka iyo halka uu marayo shirka maamul u samaynta Jubooyinka iyo Gedo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dabrow, are you still angry with Jubbaland :D ?

 

I thought you was beesaani , and know the art of admitting things did not go as one wished

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararka naga soo garaya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaay tibaxayaan in manta magaladaasi ay soo gareen Ciidamo ka tirsan Guutada kowaad ee Gobolada Jubboyinka iyo Gedo.

 

Ciidamadan oo ku hubaysan Gadiidka Dagaalka ayaa si nabad galiyo ah ku soo garay magaalada Kismaayo waxaayna markiba dageen Warshada Hilibka oo ay horay u dagnayeen cutubyo ka tirsan Ciidamada Guutada Kowaad.

 

Ciidamadaan ayaa waxaay mudo dhan 10 bari ku soo jireen Wadada u dhexeysa Ceelwaaq iyo Kismaayo waxaana halkaasi ku helay robab mahiigan ah oo ka da,ay gobolka.

 

 

 

Captein Cabdilahi Musse bayow oo ka tirsan Ciidamada Guutada kowaad ee manta soo galay ka tirsan ayaa waxaa uu warbaahinta u shegay in ay Kismaayo u yimadan in ay ka qayb galan Howlgalada Amaanka Kismaayo iyo kan Gobolka Lagu sugayo waxaa uu sido kale sheegay in imatinkooda u ahaa mid la isla gartay oo aysan jirin wax khilaaf ah.

 

Maalmihi ugu danbeyay Gobolka Jubbada Hose ayaa waxaa soo garayay Ciidamo aad u badan oo ka kala imanaya Gobolada ay ka koobantahay Jubbaland waxana saraakisha ugu saraysa Ciidamada Jubbaland ay qorshaynayaan in Marki Maamulka Jubbaland lagu dhawaaqo ay horay ka bilaaban Howlgalo lagu xoreynayo

 

Madobe OO ka Caroota

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Malistar2012,

 

You are now finding solace in Daynile reports :D :D

 

Madobe is the next president of Jubbaland insha Allaah, get ready for that. You should welcome the progress in Jubbaland and focus your energy on fighting alshabaab waryaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Malistar, did you write this awoowe :D

 

Marka waxaad tiraahdeen dhageyso oo wax la dhageesto meesha kuma arkin oo aan aheyn qoraalka aad soo qorteen. Midda labaad warkan ciidama tagay Kismaayo ku saabsan cid aan Warkii.com aheyn ma qorin xataa kuwa lidka ku ah maamulka Kismaayo ma eeyan qorin. Bal noosheega meesha aad ka soo xigateen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

KISMAAYO: Amaanka Kismaayo oo la adkeeyey iyo Doorasho deg deg ah oo la gelayo (Warbixin)

April 24, 2013

Kismaayo: (pp)- Magaalada Kismaayo ayaa guddaheeda laga dareemayaa Amaanka oo aad loo adkeeyey , iyadoo jidadka muhiimka ah ee magaalada soo gala ay taagan yihiin Ciidamada AMISOM ee Kenya iyo kuwa Soomaaliya, kuwaas oo si fiican isugu diyaariyey sugida amaanka ee waqtiga doorashada.

 

Kismaayo oo amaankeeda la adkeeyey...

 

Kismaayo oo amaankeeda la adkeeyey…

 

Waxaa kaloo magaalada Kismaayo ka socda abaabul siyaasadeed oo musharaxiinta u taagan madaxweynimada Jubbaland ay ku xod xodanayaan Isimada Soomaaliyeed ee ergooyinkooda u codaynayaan Madaxweynaha mustaqbalka ee Jubbaland.

 

Doorasho deg deg ayaa la filayaa maalmaha soo socda inay ka dhacdo guddaha magaalada Kismaayo, Doorashadaas oo illaa hadda aan Saxaafada loo soo bandhidin , waxaase warar Puntlandpost soo gaaraya ay seegayaaan in doorashadu ay dhacayso maalinka Sabtida.

 

Shacabka magaalada Kismaayo iyo ka caam ahaan deegaanada Jubbaland ayaa laga dareemayaa hadal haynta shaqsiga hogaamin doona Jubbaland, iyadoo la saadaalinaayo in doorashadaas uu kusoo baxayo Sheekh Maxamed Islaam (Madoobe) oo illaa hadda ugu cad cad siyaasiyiinta u sharaxan Jagada Mataxtinimada Jubbaland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

According to local sources, all is well and things are progressing rather well. Delegates are being finalised and the election process could begin as soon as all the delegates are in. Middle Juba is pending. Gedo and Upper Juba are in. And a president could be sworn in as early as the first week of May.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Waranle_Warrior;943885 wrote:
^Thanks for the last update.

 

Do you have any news for the secessionists that were wishing that Barre Hiiraale would start a war to make their day.

Yep, Barre is with his wife and probably doesn't have time for other things :) They should call him, right?

 

Another update:

Gudoomiyaha Gudiga Farsamada: Odayaasha 4 bari bey heystaan iney kusoo gudbiyaan magacyada ergooyinka. He is projecting the president will be elected by next Sunday. Bad news for Xaaji, Carafaat, Oodweyne and my local friend Saleebaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

In the meantime, former Somali prime minister Omar A. Sharmarke holds a press conference in Kismayu.

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this